Sign in to follow this  
Herer

kororso Aqoontada PETRODOLLAR

Recommended Posts

Herer   

PETRO-DOLLAR

Kalmadani wa laba kalmadood oo la isku daray Petro iyo Dollar.Hadaba wa maxay Petro-dollar iyo xidhidhka ka dhexaya?

 

 

Waa maxay Petrodollar?

Petrodollar waa lacaq ganacsi uu Maraykanku ka heelo ganacisga Petrolka/Shidalka.Eraygan wax so saaray Professor Maraykana oo la yidhado Professor Ibrahim Oweiss (asal ahaan ka soo jeeda dalka Masar). Ibrahim Oweiss aya Professor ka ah kuuliyada Dhaqalaha Georgetown University oo ku tala dalka United States.Ganacsigan Petrodollar waxay soo baxday sanadkii 1973.

 

Sidee uu sheeqeyaa Petrodollarku?

Hadii aan idin siiyo tusaale, Dalalka Khalijika waxay badanka ka iibiyan petrolkoda, silidooda iyo gaaskaba Maraykan iyo Europe.Marka ay ka iibiyan wax soo galaa dalalka Khaliijka lacaq fara badan oo faido ah tas oo ka dhalatay iibkii Petrolka.

Lacaqtan soo galay Khaliijka maal-gelin kuma sameeyaan wadankooda ee waxay dhigan Bankiyada Maraykan iyo suuqayada Europe iyago maalgelin kuu samayaa shirkadaha ganacsiga ee kuu yaala Europe kuwas oo ka mid shirkadaha Mobilada,Guwadhida/Babuurta IWM.Waxayna ay ka dhistan hooteelo waweeyn iyo guryo qurux badan.

Lacaqtii Maraykan iyo Europe ay ka bixiyeen Petrolka ayaa dib uu soo galay wadankooda,hadaba Maraykanku lacqtan iskama dhigo baankigisa ee wuxu amahiyaa dalalka Aduunka gaar ahan Adunka Sadeexaad sida Africa, Latin America, Asia iyo carabaha isagoo Riibo ama fa'ido saraniyaa.Badanka Maraykan iyo Europe Marku wax amahiniyan waxay si mariiyan ururahooda sida UN,IMF,World Bank IWM.

 

 

Gebagabo

Midhahaa ganacsigan waxa heela Dalka United States iyo dalalka Europe oo keliya. Waxanu garanay in Maraykan iyo Europe Fa'ido ka helan ganacsigan taas oo ah lacaqtii ay kuu bixiyeen iibsashada petrolka dib u soo galay wadanka iyago aan waxba khasariin iyo iyago sii amahiniyaa lacaqta ka soo galay Carabaha dalal ka kela.

 

 

Alla Mahad leh

 

 

m.aden.nur@hotmail.com

Mohamed Aden Nur

MBA Banking&Finanace

Preston University,Pakistan

Share this post


Link to post
Share on other sites

I highly appreciate you, Mr. Aden, for your well presentation and analysis of this crucial point. In deed, Arab world and Muslims at large are on the road to ZERO if they don't reform their economic system.

 

Thank you, again!

 

Best regards.

 

Abdirahman Hassan Nur

LL.B(Hons)Shariah and Law

International Islamic University

Email: abdirahman_hn@hotmai l.com

Islamabad, Pakistan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Muriidi   

nin baa yiri dawladdu waa dhurwaa hilib ku raro...

 

anna waxaan leeyahay socod dhurwaa waxaan ahay ganacsade(for ex. the coca cola company) anigaba hilib ha igu raranin ee kookoolo hooda!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this