Sign in to follow this  
nuune

Gabdhaha reer miyiga ah

Recommended Posts

Shiirkeyga xaaka rabtaana, Kuusha? At least ma shiiriyoo, niman shiir la'aan iyo gar aan soo bixin ku dhacday jiro oo calaacalaayo ku haayo 'ma qaangaarin u maleynaa wali.' Kuwaas camal inaa ahaado maa rabtay? Yur. :D

 

Mid aan isku rif rifo oo aan isku xooq xooqana sidii makulaal camal wey joogtaa, mid -- maashallaah -- aan loo gali karin caqligeeda iyo quruxdeeda Eebba ugu hibeeye waaye. Yaa og hee shiirkeyga ee igu jeceshahay u maleynaa. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^ Waraa Waa Walantahay, sida qurba joogtu dhahto "caadi ma ahid".

 

Anigu waxaan aaminsanahay; Soomaalida ugu fican iney yihiin kuwa badiyaha ku soo koray, ama gabar ama wiil, ama nin iyo naag.

 

badiyuhu ama wuu ku jebshaa ama wuu ku adkeeya.

 

wixii kala waa marax

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this