Sign in to follow this  
Dhimbil

Anything goes in the Somali theater?

Recommended Posts

Dhimbil   

Warning: Potentially offensive.

 

I can't believe the wadaads did not storm the theater during this performance!

 

itaatabo? intaa faraha ...? kaalay ilatumo? and he is literally...

 

See here

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waaw, Khaalid maka yaabtay. :D

 

Ninkaas in la dhaho Salaad Barakoow Buuloow jeclahay. Ar taloow manoolyahay. Waa kii kula jiray Daleys ruwaaydii Cilmi iyo Caado.

 

Qofta jirkeyga, jirkeyga ku heysaa. Waaw. Labiskeeda istaaylka ah aaba i dilay, "goth" u egyahayba, siiba iskaalsadeeda saas u dheer.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

lool, maba aan arkin topikan,

 

waa riwaayadii Hablooy Hadmaan Guursan Doontaan hadey xasuusteydu wanaagsantahay,

 

Waa Qamar Cabdullaahi qofka heesayo, riwaayada badan ayey ku jirtey, sida Riwaayadii caanka aheyd ee "Xishood iyo Jaceel"

 

 

PS: Soomaaliya iyo dadkeeduba si xawaali ah ayey ku socdeen xilligii dowlada.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Som@li   

Haa waa Qamar Cabdullaahi, Harawo, she was very daring actress, Maxay dad waashay. :D

 

Salaad Barakoow Buuloow, AUN, died long time ago.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^ lol Aw koombe iska baashaalaayo,

 

 

lol@istiin, widaaw eraygaas mar hore ayaa iigu danbeesay :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Prinz   

Qamar hada lives in Europe, England I think, fankana wey iska dhaaftay..is asturtay..xaaraan waaye bey tiri :D

Hadee saan ku sii socon lahayeen maryooleyda walee halaag ma dhimanaadeen..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Prinz   

Miskiin lool, I remember Magool ( A.U.N) with a big tusbax,I seen her in her home, taleex bey deganeed, fanka wey ka baxday suufiyad bey iska noqotay.

 

As for Qamar, i heard her interview ma xijaabato lakin go' weyn bee qaadataa, waxay tiri heer waxaan gaaray anoo keligee suuqa maraayo aan is niikiyo, madaxana ii qaawan yahay, ka dib after the civil wars, maalin baan cajalad Boqolsoon dhageestay, qalbiga bey iiga dhacday, markaas baan salaadii bilaabay, waxaan shaydaanna iska dhaafay.

 

Anyway, Hiba Nuura & Qadiijo Dalays, Caasha Cabdoo n most of em wey duqoobeen, lakin Maryan Mursal aa weli soo taagan oo shidan hada ayeeba bandhig faneed soo wadaa balaayada :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this