Sign in to follow this  
Dhimbil

Lix Kala Daran

Recommended Posts

Haneefah   

Brother Khaaalid, nafta ka waran? Reerihiina ka waran? ;)

 

Ninku xikmad buu daldalayaayee, hooyadey baan i ag joogin haadii aan the dots si fiican isugu connect gareyn lahaa redface.gif (ok, he's just using way too many qaafs, and is quite speedy which make the words go a lil lost on me :D ). Loved his part about knowledge though, and the heartbreaking but true portrayal of some of the faithless Faarax's in the diaspora (Subxanallah, waan ka naxay the scenario...I hope no mother ever goes through that experience, isagoo dhintaa dhaanta). I'll probably have to listen to it again to try and understand the whole thing. Ninku inaba caadi ma aha, Masha'Allah.

Share this post


Link to post
Share on other sites

War Khaalidoow, manooleedna? Xaalka iiga waran, widaayoow. Bash bash iyo barwaaqo iyo barbaar ii dheh.

 

Yaaba ku arko. Saa u joogtid ayaa hal mar fud soo dhahee. Nafiis aaba ku dhaanto mar mar nasoo salaanto.

 

Sugba aan cajalka fiiriyee.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Nephissa   

Lixdu waa:

 

1- Qoslaaye

2- Quursade

3- Qab-wayne

4-

5-

6-

 

In simple plain Somali ninku wuxuu yiri: Qoslaye markuu qoslay Quursade wuu carooday. In asaga la haystuu u maleeyay. Hayeee, hadane Qab-wayne baa isa soo waaalay..

 

Waa iga intaaas.. :D . Bal hadalka or gabayga rather micnee intiisa kale Khaalidoow ina addeer.

Share this post


Link to post
Share on other sites

ileen mara yahay qurxoon,qatal baa kuugu jirta,waxaad qaali utahay qofan jirin baad bishaa....

 

Bal,yaa qatar ah oon qaalid ahayn( :D ),qoraalkaan qaaliga ah,si quurataha igu fahansinaya? :D

 

Tolow,ma qoraaga qatarka ah,Paragon baa is bandhigaya,misna waa labadan qalanjo ee Nephy iyo Haneefah?...Qaala waxee dhaheen??... :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Qaala waxee dhaheen??...

^Waraa af-swaxili iska-ga hadal ileyn waan ku ogahay oo carabigga inta yar eed Ilaahay ku baridid lee taqaanaaye

 

 

Thats Shaaciye....it was at the Convention Center awhile ago and his CD can be found at Abubakar Mosque Maktaba. Great gabay, great gabayaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Allow waxaan war ogeyn ha cadaabin…

 

Abdiladiif, this is Cabdiraxman Shaacir of Minneapolis, and not Shaaciye! He's a great poet. He was the one who sent the famous missive to put down Bacadle's literary gaffe in early ninties.

 

...this particular cd is called Qubuuraha Qawmka Nool.

 

If you guys can even begin to understand what the title means, i may try to help you with this...

 

Haneefa & Bishaaro, good to see you back to Doodwanaag :D ...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dhimbil   

^LOL ...is that FB's sujui accent. Ha isku hadlin kudheh.

 

Akhyaarta waad salamantihiin. Ninkan hadalkiisa waa mahiim lakiin waa fast. Aniga waxba ha iga sugina inaan micnaayo. Tan waxay ubaahantahay odayaasha. Fadlan Oday Xiin noo soo celiya!

 

Nephys ...inadeer sadexda kale waa sidan bay ilatahay: Qoonjecel, Qownsi-badan iyo nin aan u qabin/u quurin?

Qoslaaye waxuu kayari... qoslaaye qeebta ba'an, qaska iyo sheekada khariban, qosol iyo maad kadhigay, fixdiisii buu qabsaday, ilkihii waa-tay qobteen :D ...I tried maaan!

 

Haneefa ...salaan qaali ah, reerihii waa iskuraren eega. Fariin bay isoo fareen lakiin markalaan kuu sheegi. Waa wax farxad mudan.

 

Macruuf...see tahay wiidow...anigu waan fiyooba, waqti la'an baa eheshay lakiin, waxaan layaabay dadka sol ku postgareeya daily xagay kashaqeeyan? shan daqiiqo kabadan maba helo ninyahow...warkale adiga? sheekada run miyaa aan maqlay?

 

Waa inoo waqti dambe..

Share this post


Link to post
Share on other sites

^LOL ...is that FB's sujui accent. Ha isku hadlin kudheh

LooooL. War abti macaan,Waa kusidee? Ma waxaad lehda,Af somaligeyga[oo fasiixa ah],baa sujuunimo kujirta? smile.gif

 

Paragon,Awowgaa la janee,war waamaxay afka baas ee aad ku hadashay? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Nephissa   

^do tell bal..

 

Originally posted by Faarax-Brawn:

quote: ^LOL ...is that FB's sujui accent. Ha isku hadlin kudheh

LooooL. War abti macaan,Waa kusidee? Ma waxaad lehda,Af somaligeyga[oo fasiixa ah],baa sujuunimo kujirta?
smile.gif

 

Paragon,Awowgaa la janee,war waamaxay afka baas ee aad ku hadashay?
:DInaad garam-garam leedahay qof kastaa ku aragtay. ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this