Sign in to follow this  
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Qoraalka wuxuu ka koobanyahay

Recommended Posts

Haddaa qoraal qoreysid -- ha ahaado buug, warqad, maqaal, iwm -- waa laga maarmaan xirfadaha hoos ku qoran inaad ogaatid.

 

Xirfadaas oo kala ah:

 

Tusmada buugga = table of contents

 

Tusmo = contents

 

Muujiye = index

 

Gogoldhig = preface

 

Hordhac = introduction

 

Afeef = disclaimer

 

Gogoldhig = foreword

 

Mahadnaq = acknowledge

 

Tixraax = source

 

Lifaaq = appendix

 

Maraajic = reference

 

Raadraac = bibliography

 

Xigasho = source

 

Cududaar = apology

 

Qaamuusyare = glossary

 

Daabacaad = publication

 

Gunaanad [qatin] = epilogue

 

Kahorbilaaw = prologue [erey uma helin u dhigmo kan. Kahorbilaaw ka warama?]

 

Hakad = comma

 

Hakaddhibicle = semicolon

 

Joogsi = period [full stop]

 

Labadhibicle = colon

 

Hamso = apostrophe

 

Jiitinweyne = dash

 

Jiitinyare = hyphen

 

Qooys [not 'qoys] = bracket

 

Calaamadyaab = exclamation mark

 

Calaamadsu'aal = question mark

 

Calaamadxidig = asterisk

 

Baraakad = quotation mark

 

Astaamayn = punctuation

 

Soogaabiye = abbreviations/acronym

 

Labadhibcood = umlaut [ä]

 

N.B. = PS [postscript]

 

Jaldi = cover

 

Cutub = chapter

 

Cinwaan = title

 

Bog = page

 

Tuduc = paragraph

 

Weer = sentence

 

Erey = word

 

Xaraf = letter

 

Kaladurkin [banaan] = space

Share this post


Link to post
Share on other sites
Buuxo   

^^well i am thats why i have the name, bilaasha aaad isku bixisay miskiin ,when i figure out the opposite of it ,im gonna calll you that.. thanks anyway,maqaal i will use , curis sounds weird.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Miskiin sxb gacan baan kuu taagey, thnx sidaad noo soo xusuusisey amaba aad u hindistey erey-bixin cusub ee afka Soomaaliga ah. Saaxiiboow waan wada ognahay afkaan waa sii silcayaa, da'yarta maanta joogta ee aan nasiibka u helin inay Soomaaliya iskool ku dhigtaan sideedaba inta badan maba laga dhaadhicin karo in Af-soomaali sidaas hodan uga ah ereyada inuu jiro oo malaha waxay isleeyihiin amaba ma jiro ama kii asalkii afka qalaad unbaa la maroojiyaa like here: Soomaaliyaonlayn....if you know what I mean! Bal horta ma isku daynaa inaan ONLINE xal u helno haddii ay suurtogal tahay haddaan hore loo helin?

 

Buuxomagacaaga markaan arko waan qoslaa...xumaanna ha moodin ee xasuus baa iga keenta! waa ku salaamay anyway.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Buuxo   

^^ lol abwaan im glad you can see the funny side to my name iyo xasuuta kusoo noqotay,salantana waan kaa qadaya marwalba,salan qali ah na waan kuu so diri.

 

MMA qamarji it is , i just hope its not some term for a stud.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Online = xiriirsan.

 

Soomaaliya'onlayn [somaliaonline] = XiriirsankaSoomaaliya

 

Abwaan, taas aa ugu fudud. Waana la dhihi karaa 'online' shabaka marka dhanka 'internetka' loola jeedo. Ama aan dhahee 'qadkashidan,' maadaama qad laga wado 'on.'

 

Ereyadda kombiyuutaradda aan isku tijaabinaa mar kale.

 

Buuxo, :D Yaa og hee qamarji in laga wado 'stud.' Qaamuuska kasoo fiiri iska hubso.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Bro Miskiin so far wax xiriirsan ka wanaagsan ma hayo markaa aan sidaa u deyno illaa laga helo eray kale ee uga qalma. Kuwa kombiyuutarka halkee ka billownaa. Horta Kombiyuutarka laftiisa aan ka billowno iyadoo kelimeddaan asalkeeda la raacay ee la Soomaaliyeeyey ay jirto mid Soomaali ah halloo sameeyo, anigu waaan ku talin lahaa sidan:

 

hoos-caqliyeed , lol...it may sound weird or funny to some, laakiin macne ayaa ka dambeeya oo waxaan isleeyahay maadaama uu yahay aalad ku hoos shaqaysa caqliga aadanaha oo aan iskeed u shaqayn karin ayaan ku tilmaamay hooskii caqliga, amaba haddii si kale loo dhigo aalad caqli gudaha ku leh oo dahsoon.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this