Sign in to follow this  
RedSea

Af soomaali kaliya...

Recommended Posts

Ismahaan   

sheekha J say what alla sigaar aa war yaa i am wadad, i don,t smooooooke :D

belo ku dagtey smile.gif

 

back to the topic,haye geelka meeqa ilkood leeyahay khatar iska dhigaysa waa u jeedaye??

Share this post


Link to post
Share on other sites

dacawadii geela la joogtay ilayn waad xasuustaa ee weliba sigaarka cabbaysay

Afsoomaaligu miyuu kugu adag yahay ?? ,, dacawadaa sigaarka cabbaysay adiga maaha

 

waaban shakiyay :D

 

 

Geelu koleyba inaga wuu inaga ilko badan yahay :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ismahaan   

sheekha J

damn sorry by that bro i tho in ani iga wadi waba yabee agah lols. Kalay laakiin wax kasta maa iga dhaadhicinee dacawa maa sigaar cabto??

:rolleyes:

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Ismahaan:

miskiim macruuf aqiyaar,

no qarxis dee lols 3 sano ka badan ku jiraa laakiin waa iska regis gareeyay lee ekekek

waligeey xataa wax ma soo qorin hada soo noqdee was hunting diseases in africa kkkkkkk

anyways aad baa u maraqsan tihiin all

"Hunting diseases" aa? Afrika "hunting faaraxs" ku ogaa nooh markii igu dambeysay. Masoo shaqeysy Afrika, oo kalkaaliye shaqo maa u tagtay? Afrika waa weyntahay laakiin ee intee.

 

Haddaa anaga 'maraqsanahayna' adigaa mudac [err, waxaa ka wadaa mudan]. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ismahaan   

Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ,

ehhehe just been around and somalia mate.

Farahs are every where lols diseases kuna sidoo kale marka it depends kaa rabti in aa hunt garaysi . Farahs ka and diseases ka waba is le,ig yihiin in africa kkkkkkkk

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ismahaan   

sheeka J

kkkkkkkk hada picture kaays ma dacawadii oo sigaar cabaysaa baa :rolleyes: :rolleyes:

i mood dheh kkkkkkkkkkk waba ka cabsadey :confused:

Share this post


Link to post
Share on other sites

looooool ,, haa marmar bay xabbad iska shitaan marka ay busaaradu ku gaamurto oo ay wax ay cunaan waayaan , yacnii frustration ka ayay iskaga biiyaan :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Suad   

MMA....** Hooba naar galaasa, bartaa ay la aragnee, tiimbooy! **

 

Ariikanh way la fadaayey ini adeh maay ing abtuk teh.

 

Afkiina hooyo barta, si aada caruurtiina aad ubartaan. Dhaqankeenana bara. Hadii anaga aanan is barin dhaqankeen, taariiqdeena iyo diinteena yaa inoo baranaayo oona noosii faafinaayo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Suad:

MMA....** Hooba naar galaasa, bartaa ay la aragnee, tiimbooy! **

 

Ariikanh way la fadaayey ini adeh maay ing abtuk teh.

Inaay, mee eraase? Ar dooga si feylana in goroda kiinjeeda, ee intee ki baratay? Heer Arlaadi etee?

 

Ki salaami, ha dhawoow.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Haneefah:

^Axem, dib u akhri title-ka
:D

Inaay [eedo :D ], Afmaayga in uu yahay Afmaxaatiriga hooyadiis maba ogid miyaa? Wah. Hooyadii la leeyahay afkaaga ku hadal, oo gabadhaada kaa af badiso. Wah mar labaad. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this