Sharmarkee Posted January 18, 2007 Background A dreamer dreamed while sleeping in Cayn, he saw in that dream that he was aiming with a hot spear(of course to kill)to the Daraawish battle wagon, by the time he woke up he loved what he saw in the dream, exercising his imagination, he liked it, imagining that he nearly miss someone in the Ayl near Ras-xaafuun, where the two waters met the red sea and the indian ocean - enoromous distance I say! he put togather this coming stanza: Hootadaan Goldheer iyo ka riday, xanamo guudkooda Waxay sii gigleysaba hadday, godobyo Ayl gaadhay Wadaadkii sidee uga gabbaday, waa golmarankiiye By the time the daraawish heard that they didn't liked they liked to anwer this af-laggaado Ismail Mire was a commander and leader in the ranks of darawish and he was a great poet, he liked to answer and here he compsed his bit : Gacallow astaadkeena iyo godoladi dhoodi iyo Booso oo gaamurtiyo calansidoo gaaxasan iyo geesigii yussuf iyo goryga soohaada (this guys clan) sideey uga gabbaday waa golmarantiiye. The Sayid was the best composer of gabay of all: he said defending himself, cos after that it was him all this guy was aiming at. Ninka yiri wax baan gani anoo, Gol iyo Cayn jooga Ee yiri baddii Garacad baan gudub u weydaarin Godka lagu cadaabyow muxuu go'uhu been sheegay The rest to be continue (IA) Time to work, need to earn my curst. Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted January 19, 2007 ^^godka lagu cadaabyow muxuu go'ahu been sheegay ! ^^The man was a hollow and sham contester! He could've wished his nemesis harm without making embty threats but he chose to go public with his wants. I heard he lost his camels for it, and Sayid's verses were composed in a timely manner! Sharmarkow, there was a similar story about another guy who sent his poems and chanted celebratory songs about Darwish’s defeat. Daraawishta qooqoni markay nagu qamaamaysay Ma u qarinay maadhiin qacliyo qabar aan loo sheegin Ma u qubatay sida roob guyoo yara….. Dhamaystir hee yaa Sharmarke! Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted January 22, 2007 ^almost the same situation with somalis today celebrating against the "defeat" of the ICU. Share this post Link to post Share on other sites
Sharmarkee Posted January 22, 2007 Originally posted by xiinfaniin: ^^godka lagu cadaabyow muxuu go'ahu been sheegay ! ^^The man was a hollow and sham contester! He could've wished his nemesis harm without making embty threats but he chose to go public with his wants. I heard he lost his camels for it, and Sayid's verses were composed in a timely manner! Sharmarkow, there was a similar story about another guy who sent his poems and chanted celebratory songs about Darwish’s defeat. Daraawishta qooqoni markay nagu qamaamaysay Ma u qarinay maadhiin qacliyo qabar aan loo sheegin Ma u qubatay sida roob guyoo yara….. Dhamaystir hee yaa Sharmarke! Garaad Xiin, That was sugaan-provoking theme adeer the guy was celebrating Darawishes worst lost battles called Jidbaale, rmember or ever heard: Jidbaale iyo beerdhiga raggii joogay baan ahaye Ilaahay i jecelaa muxuu jidhay arwaaxayga - Cabdi Gahayr. I dont have this gabay as complete he was thrilled by the great caualities befalled to the Darawishs. he said: Daraawiishta Qooqani markay nagu qamaamasey Ma u qarinnay madhiin qacliyo qabar aan loo sheegin Ma u qubatay sida roob guyoo, yare qayodaaya Qudha kalama maarmine dagaal, qira leh mow keenay? the Sayid of Nugaal, responded with usual artillary: Ina Niiqle qaylada ka timid qawl aan ka iraahdo Wiilyahow nin kula qeyra baa lagu qaraaxaaye Qummansho wixii aan ahayn waa qar soo dumayee Qadar nimaan lahayn hadlkii waa lagu qatoobaaye - its not complete - Ya Xiin See ya later - waan ka hadaafayaa meesha Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted January 23, 2007 LOL@Ina Niiqle. Sayidku caadi maahayn wallee! Many thanks to bro Sharmarke Jidbaaliyo Beerdhiga raggi joogay baan ahaye Waligayba meel laguu jabaan jaqalla weynaaye Ilaahay i jecelaa muxuu jirey arwaaxaygu! ^^Typical Abdi Gahayr! Was he not from Burco, horta yaa Sharmarke? I know Salaan was, but not sure about Abdi Gahayr. ps think about other poems were its author prematurely celebrated! Share this post Link to post Share on other sites
Sharmarkee Posted January 23, 2007 He was from hargeisa and Hawd ya Xiin Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted January 24, 2007 Waa gartay. Most Somali poets come from Hawd region! Nimanku waa true afmaals! Share this post Link to post Share on other sites
Abaadir Posted January 27, 2007 Awal maanso waataan dabroo daayay waayaha e ka da'a weyni daandaansi iyo diradirayntiiye waa layga wada doonayaa doogsintaan baraye aan daleeyo caawana qalbigu wey digrinayaaye dagane maxamedow waxaynu nahay ul iyo diirkeede dadka kale ha joogtee adaan iga digtoonayne ragiinii dariiqadda ka yimid durug warkiisiiye dunjigiisba waan wada jeclaa dagaha reer nuure wixii duubleh daris baanu nahay iyo daraawiishe Sayid maxamed dooduu i yiri iyo daabada uu keenay waa ii soo duceeyee allow darajasiis raaji Muslim oo dhan baa diiq ku jirey jeeruu daahiraye awliyada duushuu carshiga kula dukeeyaaye ninba wuxuu dibnaha ugu hayiyo daarka iyo laabtad daniguu gartaa waxa qalbiga kaga dahsoonaaye. Gabaygaan ma dhama... ninkii hayow dhamee saaxiibayaa. Gabaygaan waxaa tiriyey nin la yiraahdo Adan Axmed. Sayid maxamed buuna ku amaanayaa. Share this post Link to post Share on other sites
Pujah Posted January 27, 2007 Ismaaciil Xayoow laba halaan xalay ku taawooday Waagaad xaggiinnaa u kici xaraf an kuu sheego Xubbina iiga qaad tahaydu waa sida xariireede Sow kama xog-haysaan kuwii xuurta la cunsiiyey Sow kama xog haysaan kuwii Xaraf u daaduumay Sow kama xog haysaan kuwii Faras xabbaadhaayey Seeddoow haddaan lays xasdeyn xoon gobaan nahaye Anagaase libintii Xignee xuuxda naga daaya. By Ismacil Xirsi Share this post Link to post Share on other sites
Abaadir Posted January 27, 2007 Pujah... nice gabay ina abti. qatar baad tahay... Share this post Link to post Share on other sites
Abaadir Posted January 27, 2007 Sayid maxamed baa gabaygaan tiri yey. ma dhamayn karo.. qofkii yaqaanow dhamee: nimanyohow dabuub gabay baryaa uma dadaalayne wax i daaray mooyiye xalaa laygu soo dagaye aan dabeebto gabaygaygu waa dab iyo baaruude onkod diririgleyn baan ahiyo dirirkii cawleede daad soo rogmaday baan ahoo dooxadii yimide aan dur duro dabaal ban ku mari dool la i xiraye dayax iyo shamsaan ahay hadaan lay dafirahayne gudcur dama habeen dumay cirkaan dacal ka nuuraynin ma diyado tilaabada ninkii dawga marayaaye dugsi hadaan la helin dhaxanta waa lagu dadoodaaye . . . Share this post Link to post Share on other sites
Abaadir Posted January 27, 2007 Maryama sheekh waxaaa ay ahayd Sayid maxamed xaaskiisa. waa ay bukootey markaas baa siyid ku gabaygaan u tiriyey: Alahayow macbuudow adaan kuu maskiin ahaye Muraadkii an lee yahay adaan kuu miciin sadaye alahayow maryama noogu sahal maalig baad tahaye Muslim hooyadiis bay ahayd meeluu joogaba e martidiyo manqada reerka iyo maatada iyo xaaska inta mudane oo idil qoftaa moosin u ahayde eebow maryama noogu sahal maalig baad tahaye Share this post Link to post Share on other sites
Pujah Posted January 27, 2007 Originally posted by Abaadir: Sayid maxamed baa gabaygaan tiri yey. ma dhamayn karo.. qofkii yaqaanow dhamee: nimanyohow dabuub gabay baryaa uma dadaalayne wax i daaray mooyiye xalaa laygu soo dagaye aan dabeebto gabaygaygu waa dab iyo baaruude onkod diririgleyn baan ahiyo dirirkii cawleede daad soo rogmaday baan ahoo dooxadii yimide aan dur duro dabaal ban ku mari dool la i xiraye dayax iyo shamsaan ahay hadaan lay dafirahayne gudcur dama habeen dumay cirkaan dacal ka nuuraynin ma diyado tilaabada ninkii dawga marayaaye dugsi hadaan la helin dhaxanta waa lagu dadoodaaye . . . Dugsi haddaan la galin dhaxanta, waa lagu duloobaaye Dabaylihiyo fooraa la tagi daar, waxaan galine Deyrodhaafyadaan shidahayaa, dogobyo waaweyne Dubaax ma aha xaajada midaan, diirka ka cadayne Diirsimo halkii aan ahayn, waa siddii danafe Waxa dunida qaarkeed ka dhacay, dood aan ka idhaahdo Daayimow Allahayoow adaan dunida moogayne Daandaansi ina-aadanaa loogu dawgalye Deyn nimaan ka qabin buu nafluhu daba galaayaaye Haddii nalagu soo diray khalqiga dirr iyo darrodba Warsangali haddii uu dunjigii diricyo soo qaatay Dashiishiyo Majeeteen haddii deexda laga keenay Guutada lasoo dumay haddii nalagu soo duushay Wax lasoo dadaanshaba haddii nala dul garriishay Dildilaaca waaberi hadii nalagu sii daayey Annagoon digniin qabin haddii nala dreensiiyo Digta weerar qoobkii hadday dininigtii yeedhay Dooyada uluufta ah hadday Daalo kor u dhaaftay Qaylada daluunta ah haddii nala dareensiiyo Degdeg inaan usoo rooro waa dawlad alabkeede Ma dul keennay kuman duub cadoo wada Daraawiish ah Dirki hadduu kusoo galay xarbiga aniyo duulkaygu Dayaaydii horeetaba baqay dabada taageene Diigaanyo ciidan ah miyaan daafta kala raacay Sidii aar daloombiyi markaaan ugu dinaahyeeyey Dullihii shareerraa markuu dibawga jiidhaayey Daanyeerku meeshuusan marin dani ma jeexsiisay Denbi ma leh cadaawaha ninkii deli ka xooraaye Darajuu Ilaahiis ka heli labada daarrode Dubku iima naxo nimay kufriga deris wadaagaane . . . Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted January 30, 2007 Dikri hadduu kusoo galay xarbiga aniyo duulkaygu Dayaaydii horeetaba baqay dabada taageene Diigaanyo ciidan ah miyaan daafta kala raacay. ^^Raggeedii indeed. Share this post Link to post Share on other sites
Paragon Posted February 1, 2007 Ina Niiqle qaylada ka timid qawl aan ka iraahdo Wiilyahow nin kula qeyra baa lagu qaraaxaaye Qummansho wixii aan ahayn waa qar soo dumayee Qadar nimaan lahayn hadlkii waa lagu qatoobaaye Loooooooooooooool@Ina Niiqle. I use that name on a quarelsome fellow I know. Niic iyo niiq! Share this post Link to post Share on other sites