Sign in to follow this  
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Jacburiska soo kordhay

Recommended Posts

Salaan...

 

Ereyada af Soomaaliga kusoo kordhay toban iyo shankii sano u dambeeye. Ku dar intaad xasuusato oo hadee ku jirin kuwa hoose. Badanaa bililiqooyinka iyo rafaadka dagaaladda ka bacdi ayee kaaga turjumeysaa. Qaarkood ereyo horeey u jiray oo micno cusub yeeshay waaye.

  • Nirig [dabaqa ayaa la dhahaa maanta Xamar]
  • Sheeno waaye
  • Ma ka heshay
  • Gardheere
  • Tusbaxdheere
  • Sulux
  • Liifaa saaran
  • Mashiixe
  • Mashalaaye
  • Ii qaraareey
  • Qaraarkaa i gaaray
  • Naar ka bood
  • Ay kaanti
  • Dey gaariga
  • Dey dalabka
  • Iga baandheey
  • Habartaa geli
  • Daboolyare
  • Waa iigu jirtaa
  • Bagdhi waaye
  • Adeerka weyn
  • Waa qarax
  • Waa laba qarax
  • Qaam raam
  • Isa saar
  • Bililiqo
  • Anaa xalaaleystay
  • Qax
  • Waan shiiday
  • Mar fujis laba mar fujis (laa mayeeriga)
  • Duqiyow, duqdiyeey,
  • La hayste
  • Dib u heshiisiin
  • Barakac
  • Soo barakacay
  • Waa la fiiqday
  • Tikniko
  • Waa la wiideyhaa
  • Laba shaarre
  • Afar jeeble
  • Aag beddalasho
  • Waraa iib ah
  • Maxmiyadley
  • Soo galooti
  • Kooyto
  • Xamaroow qayaarkaa
  • Yaad i moodey
  • Samatabixin
  • Quudin
  • Halgan hubeysan
  • Ugaaska ka deg igana jeeso
  • Geesi dilaa ah
  • Jihaad baan ku jiraa
  • Macallinka weyn
  • Neefka weyn
  • Adeer baa tahay
  • Wejigee
  • Suufi baad tahay
  • Tacsiyeynta iga daa
  • Qolof ha ii dhigin
  • Roobkaa looga dhigay
  • Lambarkaan cusub yaa waaye
  • Been boode
  • Isku qaad ma heysaa
  • Wuu dhaanteeyey
  • Ka fagaarey
  • Tabeele ayaa laga dhigay
  • Atoore baadiye
  • Hadba kii raran raac
  • Isbaaro
  • Ku nasiibso
  • Waan taabsaday
  • Madigaa yiri
  • Qabqable
  • Waa neefley
  • Iga wareegso
  • Badaa ku jiraa
  • Waa dabaalanoyaa
  • Keydsaneey
  • Anaa ku habeenaa
  • Cisaleey
  • Haaf gacan leh
  • Guri guri liqay
  • Marqaan weyne
  • Waan yabaalay
  • Waa jirtaa
  • Soo gaabo
  • Xalaan jabay
  • Moor.yaan
  • Ciyaal buufis
  • Waan buufsanahay
  • Suu
  • Shilko
  • Dabamiinshaar
  • Madfac
  • Hoobiye
  • Eeyaa cunay
  • Muqalas
  • Maleeshiyo
Kuwa qurbaha:

  • Sujuu.
  • Falayt-dartiin {Flight 13}
  • Bug
  • Leen ma heysaa
  • Jeex jeex baasaboorka markii...
  • Ceyr
  • Shabta
  • Isbiimeey
  • Kabaandha
  • Isdhiib
  • Nayn Wan Wan
  • Isboonsar
  • Otaanga
  • Islii
  • Gaarisa Looj
  • Singal Maadar

Share this post


Link to post
Share on other sites

hey macruuf waa sidee aqyaarka adiga Somali aa natiri hadana ereyada qurbaha inta aad sheektay waa jus English E.g. sigle mother etc

Share this post


Link to post
Share on other sites
Nephissa   

Haa, ku dar Sharooko, Ayuuto or Hagbad to the list. Si kale kuma soo xasuusane, bishan toogadeeydi aan qaadan lahaa waaye nooh. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^Bisinka. Waa maxay sharooko :D ?

Ayyuuto weligay baan aqaanay. Hagbadna mar dhow baan bartay. they just mean the same thing.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this