Sign in to follow this  
MZanzi

Afkena maxaa nodiday??????????????

Recommended Posts

MZanzi   

yow suga nooh naagta ana u shekeynaya

 

marka aad igu leedahay ma adigaa inaageystay nayaa narta hortey ka naa naa leye naa waad afxuntahay ee marka hore bal sifiican usoo hadal markaas ayaa si fiican laguula hadlaayaye bal hadalkaas qortay deb ugu laabo hada saas uga gubaneysid nayaanah dadka haku orin mida ah

 

naa ha i dhihin naarta ka na naa leeye , and who u are u to talk about the somali youth when u are the perfect example of what these people are running from::::::::::isku ma jeede islam laaye ,

 

maxa aniga la iga cararaa ma hadaan wax idin shego ayaa laiga cararaayaan naa orod oo meshad dontid u carar somali waxaa kamid ah adiga iyo wax kula mid ah oo qurux moday afeysan laheyn inay ku dal dalantee ee haku dayan dadkaan aan kaseyn luqade afkaga hooyo kuhadal lana soco ropic inay mesha kabixin

Share this post


Link to post
Share on other sites
MZanzi   

Zakariye adiga diaar hadad tahay shaqadana wa diyaar waxad soo qortayna fahmay koley meshaan dadka kujiro ayaad iska biyo biyeysan jirtay aan umaleynaa aniga afsomali wax lagu qoray waligay ma fahmi wayine ,,,mida kalle dhaqso aba give up gareysaye ar bal nin ad adag iska dhig oo cadkiisa dhac san karo ballo,,Loooool

Share this post


Link to post
Share on other sites
Nephissa   

Hibo Nura & Zaki maad sheekada private ka dhigataan, sowtan page yadiiba buuxiseen?

 

Hiba Nura topic sharaf leh baad la soo shir tagtay, laakin walaaleey cayaalka huruufka ka daa.

icon_razz.gif

Midbaa kor ku soo yiri (can't remember his nick) Af Somali gaja gaja baan ku hadlaa oo ma aqaan!!!! Bal yaa u qoray intuu qoray lol.

Share this post


Link to post
Share on other sites
MZanzi   

salafi haye adna indho warejis aba kagashay ar qof indhaha wareji kudhahay majire ama topic kahadal or else mesha cantara baqashka kala tag

Share this post


Link to post
Share on other sites
MZanzi   

Hibo Nura & Zaki maad sheekada private ka dhigataan, sowtan page yadiiba buuxiseen?

 

bishaaro sis waa mahadsan tahay waxad noshegtay lakiin inta anba kasii jecleystay saa waxan qarsanayo anba jire wax le lais weydarsanayan.

 

Hiba Nura topic sharaf leh baad la soo shir tagtay, laakin walaaleey cayaalka huruufka ka daa.

 

Mar labaad waad mahad santahay topic waa fiicnana lahaa hadii lawada qeyb sanayo oo siduu yahay loga hadlayo ee meshan ciyalka ad leedahay wad haruubtay ayabaa qasay oo mab dood iyo sheko kale layimid

 

Midbaa kor ku soo yiri (can't remember his nick) Af Somali gaja gaja baan ku hadlaa oo ma aqaan!!!! Bal yaa u qoray intuu qoray lol.

 

Lol dadkaan baxarkoda lama gali karo maybe in lagu qoslo ayaba uga dan leyahay baan is iri

Share this post


Link to post
Share on other sites
Adna   

salaam

 

Let me welcome you first to this lovely nomad family. then macaanto ur topic aad ayuu u wanaagsan yahay , but macaanto xasuuso 13yrs ka hor wadankeenii in uu burburay, then ciyaakii markaa dhashay ama yaryaraa waxay ku soo koreen qurbo aligood school soomali matagin. so marka macquul ma'ahan in ay yaqaanaan sida loo qoro akhriyo soomaliga, marka macaanto you need to accept the fact that in aysan ayaga khladka leheen. sis aniga i have siblings who don't even know sida loo qoro somaliga, like Lukcy and Mizzunique said ayaga oo yar yar ugu danbeysay. marka macaanto half of what u wrote i my slef got lost, marka sis all what i'm saying is we have to look up them not in aan lagu yiraahdo why aadan somali u qorin like i said it ani't their faoult. so please we don't need to arque over nothing. love you all

Share this post


Link to post
Share on other sites
African   

^^^^ mahadsanid walaal, lakiin sidaan u arko meesha istus baa kasocda. :cool:

 

Hibo, walee waxaad iila qoraal eegtahay mid meesha hore looga eryey. :rolleyes: :rolleyes:

 

Originally posted by Lakkad

African-LOL...Grammer cop eh?

U bet, meesha waxays istidhi kuharowso dadka. qoraalka af-soomaaliga markuu sifiican uu qofku u garanayo ayuu kufaani karaa, laakiin waan kaxumahay inaanay lafteedu aqoon wanaagsan u lahayn. Siday Asraa sheegtay haday meesha u timi muran waxba kama faa'iidayso. ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
MZanzi   

african walashis horta maahan inaad aniga i aflagaadeysid ama aqoon aadan iilaheyn aad igu shegtid meshan aniga dhan aba wax yar kujiro sas oytahay hadaan qof ujaawabo ma istusid baa anyz walalo meshan laigama ceyrin mana kala aqaan dadkaan e bal farin isku qabo oo hubsiino halsiso aniga topic makenin dhibak ee anaga ayaa kenay dhibka

 

 

asraa sis bentaa mahan lakiin waa inaan yara caawinaa siblin oo kula dadaalnaa sidey kubaran lahaayen afkoda hoyo aniga dadkaan kuleyaahy kuhadla afka wan isak leyahay ee ula jedo uma dan lihi

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juxa   

sa wr wb.

 

seems i have been gone a while,

first thing first.

 

hibo walaaley ku soo dhawaaw SOL. yaa rabi, anigiiba somali qorayee bal suga, walaashiis, topic fiican, lakin, lakin, lakin.

 

what the heck, as the sisters explained to you, many pple did not have the means nor the opportunity to learn how to write.however as u said,,,u got a point, many including myself know how to write it ( iam old dee), but due to pure laziness and being out of practice write english. here in SOL, english is common used language as many pple again do not write somali.

 

so, walaashiis adoo raali ah (being cautious as iam peace-loving) dadka tartiib aa wax loogu sheegaa, adigoon afka goosan, ama aan qalad ka fahmin smile.gif

 

lucy,,,,,i think u doing great sistah, and no u can not be blamed,,,effort is everything, insha allah yr somali will improve as time goes by,,,,practice practice. :D

 

war moti, habo, sow inagii waayeelo isla aheen, waa maxay jacburka aad soo qortay, walee maba ogeen intasba inaad taqaan. ;) waa la dhuumatay, ma waxad is tiri yaysan suuqa kugu soo iibin :rolleyes:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Curly   

Till now i had decide no to post a reply to this post, becuase I just didn't understand any of the somali...(I tried!) anyways I would like to just state that there actually are a few people who use this website who aren't somali...so could you please take this into consideration before you start all this Somali nationalism crap, because that's exactly what it is!... you remind me of the bloody BNP.

 

Alot of english speaking white people are actually MUSLIM so don't sterotype with that whole "afgaalod" stuff, it's not just us somlians who are muslim! :mad:

 

Anyways before any of you's start saying there aren't any non-somalis on SOL I would like to say... Freaky Kitten and PAKI is not somali! lol

:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
OG Moti   

looool Juxa ... i have a dictionary..let me halowsi the people here ha iga horkeenin dhagaxa smile.gif . loool and sue i always knew u were not somali .. but it is ok welcome .. we somalis welcome others but not our people... ;) and PAKI deserved to be banned, not because he was rude, it is just the whole place smelled chicken curry and musala .. we have people here who couldnt stand that, for the good of the majority he or she was banned... :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Aight, First thing first, I am not Good in speaking Somali or writing or reading. Why? Cause I was taught English the first day I came here and in time I realized what's the point? No one here to help me out. So in time I (like Lucky) tried it on my own. I can read a bit of Somali now and I understand when people speak to me in full sentences.

 

Now, Like many people, with diferent situations don't speak/read/write Somali very well. But we also don't point fingers at others for that. But for some crazy reason you think we are trying to act like "gaalo". Well has it occured to you that we live in a "gaalo" country and that the main language is English.

 

By the way, not to be rude you got a "gaja gaja/suju" (broken) way of writing. So basically, don't come around here telling other people that they need to work on their Somali communication skills when obviously you ain't doing good yourself.

 

.:peace n luv:.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Macalin   

Originally posted by Bisharo:

Midbaa kor ku soo yiri (can't remember his nick) Af Somali gaja gaja baan ku hadlaa oo ma aqaan!!!! Bal yaa u qoray intuu qoray lol.

....

 

Sxbtiis intaas sidaan ku qoray hadaad ogaan laheeyd--saas ma'aadan dhaheen..lol

 

Sheekadan weli masocotaa?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this