Sign in to follow this  
Wiilo

AF-SOOMAALIGA OO QARKA USAARAN KASUULIDDA LUQADAHA AFRIKA:

Recommended Posts

Tuujiye ,, thanks sxb ,,, waad dhahday ,,, waan kugu raacsanahay ,,, laakiin lahjadaada xoogaa yar adaygaa ku jiro ,, yara debci fadlan ,,

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Another words j'baro ma fahantid af reer xamar huh, ok tuujiye saaxiib hadda kadib j'baro u jilci hadalka haddii kuma fahmayo :D:D

 

 

Go figure:...............

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waa sidaas, ,, hadii kele aniguna mid aydaan dhamaantiin fahmaynin baan ku hadli markaasaad ku waalan doontaan "waar ma afsoomaali baa waxani mise ?? "

 

:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

ok ,, aan bilaabo marka ,,,

 

Horta waxa aad u layaab badan in dadku ay had iyo goor aad aragto iyaga oo cadceedda madaxa ku sida oo meelahaa salaq wadhlaynaaya ,,, dadka marka aad u fiirsato inta qarada weyn lihi waa in yar ,,, qaar baan xataa xaquuq lahayn oo guntooda aad moodaa in goraygu ka hadaafay ,,, ninkii jiray wuxuu yidhi hadaan karintaa laga guurin gorayo heeriyaysanina way ka soo bixi ,,, markaasuu mid kele ka daba qaatay oo uu yidhi dubur buu hawd ka xulay :D:D ,,,,,, marka aad wadankii dib ugu noqoto waxa ku baday butida dhakada buurbuuran iyo kuwa ay magacyadooda u badan yihiin dhako finish, isqaloocshe, muraanmur, kala rogan, isku dhuuq, kala dhuuq iyo qaar kele oo badan oo dhamaantood ah ragga buurbuuran ee birta calaashada garaa'idkana ku findhicisha.

 

Qaar ka mid ah iyada oo loo diray inay idaa gudhuuda soo dilaan bay iyaga laftooda idaa gadhaa dishaa ,,, markaasay inta ay sida luubaanka isugu meeraystaan ilayn waa dhako kele e haddana booyadaha dhaamiyaan.

 

Qaar ka mid ah sidii ay booyadaha gaandheriyada uga ahaayeen uun bay arkeen saaxiibkood oo ka ridaaya ,,, dee wax kele may dhicine gar dhafoor qiiqyadu isugu yimaadeen baa loo dooyaystay oo inta la isku hirgisay haddana la isku baabbaalay markaasaa boodh la iskaga duuliyay. Oday lagu jabay baa meeshaas bahal hadal ah oo lagu jabay meeshaa hulluuqsiiyay oo yidhi:

 

"annagu hadii aanu nahay odayaasha dhinaca booyadda,, gaandherigu maaha nin qarawayn oo xataa dhako keeni kara ,,, maalin kasta isagoo cadceedda madaxa ku sida baanu meelahaas ku aragnaa ,, waxaana nagu maqaalo ah inuu mar kolay maraan ahaan jiray ,, sidaa awgeed booyadda waa in la fasaxo si ay biyaheeda meelo kele uga soo dhaansato ,,,"

 

Dhegeystayaashayada dhakada buur buuranow , maanta wixii aanu war haynay waa naga intaas ,,, xilligan xilligeeda ayaynu si fiican u wada jaasi doonnaa imikana sidaa iyo qayilaad wanaagsan :D:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

I'm here sxb xoogaa af-somaliga aad soo qortay baa igu kala tira batay xoogaa :D No seriously I didn't read ur posting yet but I will insha Allaah,,,

 

 

Go figure:................

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this