Sign in to follow this  
nuune

ina Taree ma la soo saari karaa topikyadii af somaliga ahaa

Recommended Posts

nuune   

kolleey saan arko anigu, waxaa ii muuqato in topikyaal af somali ku saleysnaa assalkoodi in qaarkood halkan loo soo gudbiyey, kuwa badan baa jirey oo aad u xiisa badan, kuwaasna haddii halkan la keeno wey fiicnaan laheyd, kolleey dalabkaas waxaan u gudbinayaa sxbkeey Jamaal ama adminka.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Nuune,

 

Horta ma ogtahay meeshan dadka ku nool in afsoomaaliguba ku yar yahay oo dadka af soomaali qori karaa ay aad u yar tihiin . . .

 

Dugsi ha loo furo afsoomaaliga lagu dhigo ...

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^tiratoor anaa eh, adigana waxaa ii noqon kartaa fiish tiratoor

 

jagada macalimiintana waa sidatan

 

Jamaal - Taariiqda

Baashi- Af-Somaliga

Nuune - Komputerka

Wiilo - Cunto kariska

Qac Qaac - Diinta

Tuujiye - Farsamaha gacanta

Moti - Xisaabta

Sophist - juguraafiga

Aniga - Biology

Rudy - jimicsiga

 

there are vacancies available for cleaning, for further information please contact Jamaal_11@sol. com :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

^^^^^ :D war anigaa bala aragnay, heedhe maxaa jira jalaqsan inantan Jaamiciyada baa tiri "Wiilo - Cunto kariska" cunta ka riska not that i have a problem with cooking, but aaway wax barashadeydii kale. Waxaad ileedahay afartii sano ee Jaamacadda waa ka kacan, oo waxa kaliya aan ku fiicanahay uun aa Cunno karis. Marka igu hallee in aan Dacwad ku soo oogaa Jaamacadda oo iraahdaa lacagteydii afarta sano ii soo celiya maxaa yeelay afar sano ka hor wixii aan garanaayay uun baa illaa iyo hadda garanaa cunno kariskana laftirkeena reerkeyga baa ibaray oo Jaamacaddiina kama baran.

 

Alle inanta rabta inay barafasooreysa noqoto baa tiri jika ii gal, gacalka dhib malahan waa iska xaal adduun.....

 

IstaCajAb:................

Share this post


Link to post
Share on other sites

Jalaqsan

 

can i put my x-ray vission into use and be macalinka dadka mugdiga wax ku bara abaayo?

haduu waiting listka dheer yahay i can understand...no problemaz

 

asxantu

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^hmmmm....Dark talent aad lee dahay miyaa? waxaan go'aan ku gaaray inaan labo campus furo. 1= boys n girls together. 2= boys only

perhaps you might wanna concider teaching our boys...u c theres short of staff in that campus

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^woooow i have no choice but to decline that offer, in my 37years of experience i have never tought boys,and god willing i will neva have to, i Only specialize in the female anatomy. if you need a teacher in that department please don't hesitate to give a hollar..and i shall be at your service

 

 

asxantu

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^kulliyadeyda waxaan aniga garaneynin lagama dhigo/baro....urologist weligeyga maba maqlin. shaqo waanba ku siiyay bee ee maxaa rabtaa....my employers are sooo ungreatfull

 

CM- darling we offer fantastic salary....sleep on it, ok then holla at ur boss 2 b

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this