Sign in to follow this  
Juje

Child Soldiers of Al-Shabaab Co. (PICS)

Recommended Posts

Juje   

Dowladda KMG oo soo bandhigay Maxaabiis ay dagaalada kaga soo qabatay dhinaca Xoogaga Mucaaradka

Dowladda KMG ah ee Soomaaliya ayaa maanta ku soo bandhigtay Aqalka Madaxtooyada Maxaabiis ay ku soo qabatay dagaaladii dhowaan ka dhacay W/Muqdisho kuwaasoo ka tirsanaa Xoogaga Mucaaradka.

Maxaabiistan oo ahaa dhalinyaro da'yar oo ay ka muuqdeen dhaawacyo yar yar ayaa Saraakiisha Dowladda ee soo bandhigay waxay sheegeen inay ka kala tirsanayeen Xoogaga Xisbul Islaam iyo Xarakada Alshabaab ee midowga ku ah dagaalada.

Taliye kuxigeenka Ciidamada Daraawiishta Dowladda ee dhowaan la dhisay Sheekh Afrax Cali Afrax ayaa sheegay in Maxaabiistan ay yihiin ilaa shan maxbuus oo ka soo qab qabteen shalay Isgoyska H/wadaag halka qaarna ay ka soo qabteen Kaaraan.

Sidoo kale mid ka mid ah Maxaabiistaas ayaa saxaafada u sheegay inuu ka tirsan yahay Ururka Xisbul Islaam isla markaana dagaalada lagu soo qabtay waxaana uu cadeeyay in si wanaagsan loola dhaqmay oo ay Islaanimo ku jirto.

Maxaabiistan ayaa noqoneysa kuwii u horeeyay ee ay soo bandhigto Dowladda waxaana jirin ilaa iyo hada war ka soo baxay Xoogaga Mucaaradka oo beeninaya rasmi ahaanshaha Maxaabiistan.

 

Dhalin-lasoo%20qabtay..jpgmaxaabiis%2005.07.2009.jpg

 

maxaabiis3%2005.07.2009.jpgmaxaabiis4%2005.07.2009.jpg

 

maxaabiis2%2005.07.2009.jpgmaxaabiis5%2005.07.2009.jpg

 

According to government intelligence this children were forcefully recruited by Al-Shabaab from the regions near and about Kismayo. There are thousands like them fighting for Shabaab and Co.

Share this post


Link to post
Share on other sites

A brainwashed bomb strapped gun waving child is very very dangerouse, no fear, no responsibily, no consiquace reflection. Its more dangerouse than the nuclear bomb and these groups are milking the opportunity.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this