Sign in to follow this  
Suldaanka

Mistreated deportees welcomed to Somaliland

Recommended Posts

Xargaga   

How was the immmigration procedure conducted. I can imagine the Airport authorities sorting out the people into groups. " Inta reer calasow halkan soogala.nta reer Jaamacna dhinacan usoogudba" Then takes place a one to one interview. Wariyaa adiga qolamaa tahaiy" if you by chance happen to be reer calasow you got to reboard the plane.And if you happen to be reer jaamac you are are safely let go.

 

I Am sure the documentation refered to here is "Horta qolamaa tahaiy" Instead of show your ID.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jaylaani   

^^ That is how it was conducted.

 

 

Bada Cas,

 

Dadka qaar looma jawaabo saaxiib. Yaa yidhi flightku xamarbuu ka yimid? Tarxiil from Saudi candho miyaanay ahayn? yaase yidhi waxay Somaliland flightka Soamlai u madnuucday wuxuu ahaa arimo siyaasadeed. Wax walba dadkani waysku qasayaan.

 

Yaa yidhaa dadkan diyaaraduba waxay kula qarxi lahay buuraha golis hadii aan la fadhiisin wakhtigii loogu tala galay due to lack of fuel.

 

 

Dadka qaar waxay ku odhanayaan hadaa tidhaa waxaasi waa dhagax mayee waa warqad...hell with them saaxiib. Meesha ceebaa ka dhacday!

 

Kuu soo mastaafuriyay iyagoo og waxa ka dhacaya xamar iyo kuwa yidhi haka dagina diyaaradu waa isku caqli.

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

JAYLAANI,

 

Waxaa layidh nin qoyani biyo iskama dhawro. TFG iyo wixii lasocdaa maanta ceebtoodii way if baxday, markaa waxaa kasoo hadhay been iyo propaganda. Albaabkasta markii u iska soo ooday oo Umada somali ahayd ee dhigo ku jiray ay wada aragtay waxay yihiin, waxay bilaabeen in ay been ku dhaqmaan. Bal imika kuwan cyber warlords ka eeg iyo sida ay beenta ugu maydhayaan. Puntland waraaqo la'aan lagumasoo gali karo kulaaha, goormayd yeesheen waraaqo iyo Passport Puntland ugaar ah, miyaanay Puntland somaliya katirsanayn ileen Somaliland lagaray oo inagu waxaynu leenay Somalia waan ka go'nay. Laakin wadankii ayaan katirsanay hadan ma ogali dadka wadankaaga ku nool in yimaadaan, caqli gal maahan.

Nin daad qaaday xumbo cuskay!

 

 

Aad iyo Aad ayaan ugu farxay waxay reer Somaliland ay u qabanayaan walaalohooda koonfur kasoo bara kacay. Ilahay khayr haka siiyo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by General Duke:

No one should be allowed in to Puntland without documents. No one needs the fake clan insurgency in those parts.

 

Hence Puntland 1/3 of Somalia will not tolerate anything that damages its hard won security.

redface.gif

 

Bal maxaa Banaadir ku geeyey hadaad dadka kale u diidaysid inay Puntland yimaadaan?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this