Sign in to follow this  
General Duke

SSC conference ends press release

Recommended Posts

Haatu   

Originally posted by me:

quote:Originally posted by *hatu*:

oooh and want work do you have in mind? Bal share garee
:D

The Kikuyu boot on your head should give you plenty of inspiration.
what?!!?!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Garaad Jaamac Garaad Cali ku heli maayo midnimo uu u raadinaya beeshiisa, wiiqida midnimada Puntland taasi inuu ogaada bey ahayd, haduunan ogayna in loogu dhaarto bey ahayd.

 

Walaalnimada iyo midnimada Puntland iyo tan Soomaaliyaba waa muqaddas cidi fahmi weydana mar aan maanta ahayn bey fahmi doontaa.

 

Tilaabadan uu qaaday mid loo bahanaa meyn ahayn waxayna sii kordhin doontaa jahwareerka siyaasadeed ee haatan jira. Inuu dulqaadado bey ahayd, kana war sugo dedaalaha siyaasadeed ee uu maamulkiisa wado waa Puntlande. Iyadana xoojiyo laakiinse ma ahayn inuu iskii intuu u baxo yidhaahdo kalsoonida baan Puntland kala noqday ama Shirweyne beeleed baan dibadaha ku qabani iyadoo oo dhulka lagu qaban karaayo.

 

Garaad Saleebaan iyo Garaada toona muunan ixtiraamin raali galin toodana waa looga fadhiyaa haatanse.

 

Guusheena waxay ku jidhaa midnimadeena, wiiqadeedana waa inoo dhamaan halis, ha noqoto mid talada iyo maskaxda guud lagu seejinaya ama cududa iyo wadajirka dadeed ee isku danaha iyo aayaha ah.

 

Taasna waa iga talo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this