Sign in to follow this  
Meiji

Progressive steps taken by the people of Caabudwaaq

Recommended Posts

Meiji   

Wax garadka iyo Odayaasha degmada Cabudwaaq ee gobolka Galgaduud ayaa maanta waxaa ay ka soo hor jeesteen in dhaq dhaqaaqyada isdiidan ee ka jira gobolka Galgaduud ay ka taliyaan degmadaasi.

 

 

 

Kulan maalmihii u dambeeyay ay lahaayeen odayaasha dhaqanka iyo wax garadka Beelaha Sede ee daga gobolka Galgaduud ayaa maanta waxaa ay si buuxda u sheegeen in aysan lug ku laheeyn siyaasadaha is diidan ee ka jira guud ahaan gobolada iyo degmooyinka Dalka Soomaaliya.

 

 

 

Odayaasha ayaa waxaa ay sheegeen in ay taageersanyihiin wax waliba oo horseedi kara nabad ka dhacda dalka Soomaaliya iyagoo sheegay in ay soo dhaweynayaan wax kasta oo xal u keenya Soomaaliya.

 

 

 

Hadalkaani ayay waxa ay ka sheegeen xili maanta ay isugu yimaadeen kulan lagu xalinayo colaado hoose oo ka dhex taagnaa in mudo ah beelaha wada daga degmadaasi Caabudwaaq,waxaana ay meesha ka saareen in la taageero kooxaha isdiidan in ay la wareegaan gacan ku heynta degmada Cabuwaaq iyo in laga hor tago kooxaha burcad ah ee dhibka ku haya gaadiidka safarka ah.

 

 

 

Hadalka ka soo yeeray maanta salaadiinta iyo wax garadk Beesha Sede ayaa amaaniya xili mudooyinkii u dambaysay degmada Cabudwaaq iyo deegaano kale oo ka tirsan gobolka Gedo uu ka taagnaa loolan u dhaxeeya xoogaga wax iska caabinta kuwasi oo ku tartamaya qabsashada deegaanada gobolka Galgaduud.

 

 

 

Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya.

 

 

 

Dhageeyso Wararka 1:30-duhurnimo Maalin waliba adigoo raacaya tilmaamaha Wabseydka.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Meiji   

The people of Caabudwaaq have truelly taken progressive steps which is not only in their interest but in the interest of Somalia.

 

They have denounced all factions, no matter the political color. Alshabaab, Ahlu Sunna, Warlord, Ethiopian puppets, all are the same and are not allowed to fight their struggle on the back of the people and govern the region/city.

 

The people of Caabudwaaq, their intellectuals, religious leaders, elders, professionals, women, young students, in short: civil society, should decide how their region is governed, and should defend themselves against all the above mentioned factions.

 

Lets hope more Southern regions will take this progressive stance.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Fabregas   

cLAN elders are politicians themselves. Show me a clan elder who is apolitical or at least not allied to one group or another? Secondly,it seems like you over using the word the phrase " the people". You make it seem like " the people" don't have political interests, which they do, especially Somali folks.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Meiji   

Clan elders have their own responsibilities and function in society. They work towards the preservation of the clan, and how they perceive what is in the best interest of the clan.

 

As I said :

 

''The people of Caabudwaaq, their intellectuals, religious leaders, elders, professionals, women, young students, in short: civil society, should decide how their region is governed, and should defend themselves against all the above mentioned factions.''

 

All the different segments of society need to consult with each other and jointly agree on certain policies for the region.

 

Each segment has its own point of view and its own function and responsibility within society, together all the segments are the society.

 

Consultation is a prerequisite for collective action.

 

This is what the people of Caabudwaaq have shown, and this is what makes them progressive.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this