Sign in to follow this  
Mintid Farayar

Further Details on TFG/Puntland Disagreement

Recommended Posts

Madaxweyne Shariif iyo Faroole oo ismari waayay

kulan safaarada Soomaaliya ee Nairobi ku dhexmaray Madaxweynaha Somalia Sh. Sharif iyo madaxweyne C/raxmaan Faroole ayaa lagu kala tagay

 

Waxa qoray VOA Somali | Nairobi - Washington Jimco, 13 November 2009

 

Kulan ay magaalada Nairobi ku yeesheen Madaxweynaha DFKMG Sh. Sharif Sh. Axmed iyo madaxweynaha maamul-goboleedka Puntland C/raxmaan Faroole ayaa natiijo la'aan ku soo afjarmay.

 

 

Wasiirka warfaafinta DFKMG Daahir Maxamuud Geelle ayaa VOA uga warramay sababaha kullankaasi uu natiijo la’aanta ugu dhamaaday.

 

Wasiirku wuxuu sheegay in kulankaasi oo labada dhinac ay ku doonayeen inay ku saxiixdaan heshiis is-afgarad ah ay dhinaca Puntland soo gudbisay waraaqo ay ku qornaayeen magaca dowlada Puntland, taasina ay ku gacanseyreen madaxda dowladda Federaalka kuwaasoo u sheegay in Puntland aysan ahayd dowlad balse ay tahay maamul-goboleed, balse wasiirka warfaafintu wuxuu sheegay in Puntland ay diiday arrintaasi iyagoo ku dooday in axdiga KMG uu burburay iyaguna ay u dhisan yihiin sidii qaab dowladeed oo kale. Daahir Maxamuud wuxuu sheegay in arrimahaasi darteed ay keentay in kullankii bur-buro.

 

 

Wasiirka warfaafinta DKMG Daahir Maxamuud wuxuu hoosta ka xariiqay in Somalia dowlada kaliya ee ka jirtaa ay tahay tan FKMG ah, sidoo kalena dowladda KMG ay Puntland u aqoonsan tahay maamul-goboleed.

 

Wasiirku, wuxuu beeniyay in dowladiisu ay heshiiskii Galkacyo ka soo horjeedo, wuxuu laakiin ku celceliyay in in heshiiska Galkacyo hirgalintiisa ay tahay in golaha wasiirada ama golaha barlamaanku ay ka doodaan oo ansixiyaan . Daahir Maxamuud wuxuu sidoo kale xusay in dowlada KMG aysan hortaagnayn mashaariic horumarineed oo la gaarsiiyo Puntland, balse wuxuu carabka ku dhuftay in maamulka Puntland uu la mid yahay maamul-goboleedyada dalka ka jira, dowladda KMG ay kuligood si xaq ah ugu sinaato.

 

C/raxmaan Faroole , Madaxweynaha maamul-goboleedka Puntland oo kullankaasi kadib shir jaraaid qabtay ayaa isaguna ku macneeyey sababta la isku afgaran waayay in dowladda KMG ay diiday inay saxiixdo heshiiskii kal hore ay Galkacyo ku saxiixeen Raisal-wasaare Sharma’arke iyo maamulka Puntland. Faroole wuxuu ku dooday in axdiga KMG ah uu yahay mid waqtigiisii dhamaaday, sidoo kalena ay ay dowladda KMG hortaagan tahay horumar ay gaarto Puntland.

 

Wareysiga wasiirka warfaafinta Daahir Maxamud iyo warbixinta shirka jaraa'id ee C/raxmaan Faroole midigta sare ee boggan ka dhagayso.

 

 

Link

Share this post


Link to post
Share on other sites

This contradicts the Puntland constitution which clearly states Puntland state of Somalia. Therefore Puntland waa maamul goboleed. Maxay Somalidu dhehdaa oohintu orgiga ka weeyn.

 

The main dispute, I am guessing, is the oil exploration. Both TFG and Puntland want to control the oil sector.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^What does the TFG control? How absurd all this argument is baseless, Puntland controls its regions and thus must not wait on anyone for their development.

 

Faroole was wrong to waste time on the Oil expolration, now he should wake up, the Sharif group are useless.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

Originally posted by Mintid Farayar:

Madaxweynaha maamul-goboleedka Puntland oo kullankaasi kadib shir jaraaid qabtay ayaa isaguna ku macneeyey sababta la isku afgaran waayay in dowladda KMG ay diiday
inay saxiixdo heshiiskii kal hore ay Galkacyo ku saxiixeen Raisal-wasaare Sharma’arke iyo maamulka Puntland.

Imisaatan jeer ayaa loo bahanyahay in heshiis ku sheega la saxeexo? Agah!

 

Sharmaake iyo Sharif, saw iksu dastuur ma aysan ahayn?

 

Sharmaake oo jooga, Faroole maxaa ku qasbay inuu saxeex labaad ka dalbado Sheriifka?

 

Adeer, sartu meelo kaley ka qurunsantahay!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by General Duke:

Faroole was wrong to waste time on the Oil expolration, now he should wake up, the Sharif group are useless.

Faroole obviously understands the limitations of Puntland in a way that you don't, lurking in the safety of Minnesota...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Nogobawi:

quote:Originally posted by Mintid Farayar:

Madaxweynaha maamul-goboleedka Puntland oo kullankaasi kadib shir jaraaid qabtay ayaa isaguna ku macneeyey sababta la isku afgaran waayay in dowladda KMG ay diiday
inay saxiixdo heshiiskii kal hore ay Galkacyo ku saxiixeen Raisal-wasaare Sharma’arke iyo maamulka Puntland.

Imisaatan jeer ayaa loo bahanyahay in heshiis ku sheega la saxeexo? Agah!

 

Sharmaake iyo Sharif, saw iksu dastuur ma aysan ahayn?

 

Sharmaake oo jooga, Faroole maxaa ku qasbay inuu saxeex labaad ka dalbado Sheriifka?

 

Adeer, sartu meelo kaley ka qurunsantahay!
So give us your take then. All points of view are welcome smile.gif

 

The Puntland boys keep feeding us propaganda and talking points emailed from Safari hotel in Nairobi...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Faroole obviously understands the limitations of Puntland in a way that you don't, lurking in the safety of Minnesota...

 

 

I doubt he does, and MN is not safe.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by General Duke:

quote:Faroole obviously understands the limitations of Puntland in a way that you don't, lurking in the safety of Minnesota...

 

 

I doubt he does, and MN is not safe.
I stand corrected, Duke. About Minnesota, I mean :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

There is obviously going to be another meeting and continuation amid the TFG an the Regional government of Puntland in the near future and onwards.However the negotiating power of Puntland has noticeably and will considerably diminish because of developments this afternoon and the unprofessional reaction by some to the outcome of the 'pre-arranged' meeting.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Juje:

There is obviously going to be another meeting and continuation amid the TFG an the Regional government of Puntland in the near future and onwards.However the negotiating power of Puntland has noticeably and will considerably diminish because of developments this afternoon and the unprofessional reaction by some to the outcome of the 'pre-arranged' meeting.

What nonsense, a refuge "government" should not be flaunting its actions in making an enemy of the only major player left that is interested in Somaliweyn.

 

Yet one is not surprised we have come accustomed to the lack of vision of Sharif Hotel, by playing to the clan audience and Dayniile.com he will only harden the resolve of the realist within the state of Puntland. As Dr Faroole said today, Puntland will not negotiate its right, not the interest of Somalia with anyone.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this