Sign in to follow this  
RedSea

75 persons related to Xamar tribes kidnapped in Gorowe.

Recommended Posts

RedSea   

75 people from so and so tribe in xamar have been kidnapped, and according to the news report, 5 of them have been slaughtered...if this is true, I think we have no dawn of gross actions commited by somalis, in burning of soldiers last week and this as retaliation. I don't get it?

 

full news article click here.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^ Wagaacusub?

 

Couldn't you atleast get one reer puntland souce?

 

Namely the ones based out of Garoowe?

 

Puntlandpost.com

 

Wayaaha or even Garoowe online (Yes Garoowe Online)?

 

There are thousands of Rer Mogadihsu in Bossaso alone. Many who live in IDP camps and inside of the city. The people of puntland or bossaso have had 16 year to burn, torture, mutilate, rape, and take pictures of the dead. They haven't done this nor will they. They don't stoop to savagery.

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

Puntland sources will simply not report their shameful actions.

 

Here is the same news as posted on hadhwanaagnews.

 

 

()

hadhwanaag 2007-03-24 (Hadhwanaagnews) Caasimadda Maamul goboleedka Puntland ee Garowe ayaa lagu afduubtay 75 nin oo u dhashay beelweynta ****** kuwaas oo la soo sheegayo in shan ka mida la goowracay .

 

Sarkaal u hadlay boliiska Garowe ayaa sheegay inaan la afduuban ragaas balse ay boliiska qabteen isagoo xaqiijiyay inay xabsiga dhigeen 70 nin oo u dhashay beesha ****** isagoo xarigoodana sabab uga dhigay shaki la xiriiro inay falal amaan xumo ah ka fulin rabeen goboladda Waqooyi barri ee Puntland.

 

Dadka reer Garowe qaarkood ayaa sheegay in dhalinyaradaas laga soo kala qabtay Magaaladda oo ay ka shaqeeysan jireen,waxayna wax laga xumaado ku tilmaameen shan ka mida oo kooxo hubaysan ay ku goowraceen meel dhinaca barri Garowe ka dhacda 21 KM.

 

Tilaabooyinka ay ku kaceen Ciidamadda Garowe ayaa la sheegayaa inay tahay Aargoosi la xiriira Askartii reer Puntland ee Muqdisho lagu gubay .

 

Hogaamiyaasha dhaqanka ****** ayaa dadka Beelweynta ****** ugu baaqay inaysan wax Aargoosi ah ku kicin ayna ogaadaan inay yar yihiin Daaroodka siyaasad ahaan taageersan Madaxweyne Yusuf,iyagoo dhinaca kalana ku baaqay in la nabadgeliyo Shacabka ******teeniya ee ku nool goboladda ay degan yahiin Hawiyaha balse la ugaarsado Askarta hubaysan ee dooneyso inay shacabka xasuuqdo.

 

Guud ahaan jawigga Soomaaliya iyo Jaaliyadaha dibadda ku nool waxaa hareeyay xasaasiyad qabiil.waxaana muuqaneeysa inuu biloowday is dil iyo kala aargoosi qabiil kaas oo dhaawacwayn gaarsiin kara jiritaanka dowlad Soomaaliyeed

 

 

Axmed Jeele Xasan

Ahmedjeelle@hotmail.com

 

waagacusubonline@yahoo.com

+2521-320000 Telcom Somalia

+2521-5565600 Hormud Telecom

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Muj. Red Sea:

 

+2521-320000 Telcom Somalia

+2521-5565600 Hormud Telecom [/QB]

So the report you posted got there source presumably from wagaacusub who spills hate in their message at all times? :D

 

How come Markaacadeey, Somaliweyn, and the local reports are not reporting this?

 

I guess this is another try to make things look like an even keel situation. You know, If we do (drag, burn, mutilate, picture upon the dead) and they do, it must be fair right?

 

Garoweonline.com ( The most anti Puntland websites and pro ICU websites, are still reer garoowe) and they still haven't reported this.

 

Wagaacusub is filth, along with the other media that incites hatred.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Funny that this is taking place in Garoowe, You know the fact that it's happening in the "capital" of Puntland means that this story is extremely fradualent. In Bossaso there are probably 100 times the residents of the clan in reference and this has not happened..... Another case of lies.

 

 

Mujahid how come the only sources available are coming from Somaliland and Mogadishu based webpages and their source from a single entity?

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

You dont' have to go into who resides where and what not?

 

so far waagacusub and hadhwanaag have reported, whether it's true or not we just have to wait and see.

 

If this news turns out to be the way waagacusub says, will you then deny deny as always, or will you condemn such action, only time will tell.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^ You are saying that reer puntland would not report something fairly but two regions with no reporters in garoowe are correct? Wow that must be true eh?

 

 

Reer puntland are not savages. They don't descrete, kill, rape or maime individuals based on political ideology. Ofcourse there are sick individuals in all places. But it would have been reported by the international media and all somalis would know about this.Do 75 people go missing in a matter of minutes with nobody noticing (atleast locally)? Do you know how much International NGO's are based out of Garoowe? Do you know what this means?

 

 

If this report ( It is a clan innuendo report) turns out to be baseless and false. Will you apologize on this website and never post clannish pieces?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dagaalkaan qabyaalad uu isku badalay, hadda iyo koow wixii dhacay early '90s.

 

Dowlad ku sheegaan awalba qeyr iyo wax quman ma laga sugeynin, inay dadkeeda isku sii dirto ka ahayn.

 

Xamar waa laga wada qaxay, 1/3 Xamar ka baxay, taas waligeed ma dhicin shan iyo tobankii sane u dambeeye, markee taas dhacday dagaaladdii Caydiid iyo Cali Mahdi ayee ahayd from late '91 to early '92.

 

Sababta loogu baxay maanta ma'aha waxa dhacay toddobaadkaan, ee waxa soo socdo ayee ka qaxeen masaakiinta. Dagaal weyn -- Eebboow kala qabo umaddaa -- oo qabyaaladeed ayaa soo socdo, waana filimaan aan horey u aragnay, qof ku guulestaynay uu jirin. Xamar intii ka badbaaday, iskaba dhaaf rayidkii, sarihii yaraa ka badbaaday in dhulka la dhigaa la rabaa.

 

Ciimadaas Xabashada meesha ayee ku dhex wareeri doonaan, uultimana ka bixi doonaan, waana see rabeen, qorshahooda u degnaa ahaa laba: Isku dirka Soomaalida isbaabiso ama inay dalkaas heystaan. Soomaali isgowraceyso, isgubeyso, meydkooda jiidaayo Xabash ayaa ka koow ku faraxsan.

 

Kuwii islahaa xaniinyo Xabash ku qabsado qabaa'ilo kale, siiba the Stooge C/llaahi Yuusuf, ha arkaan waxee ka dheefaan. Haddee isleeyihiina deeggaankiina dagaaladda waa ka dheeryihiin, ha ogaadaan inay Soomaaliya dhan wada holci doonto. Ayaandaradii ugu weyneed, waxmagarato ayaa Soomaali dhulka dhigay.

 

Markuu shaley lahaa Cadde Muuse "dhulkeena waa lagu soo duulay, Maxkamadaha qabiil waaye oo shaati diin soo xirtay, oo dhulkeena iyo dadkeena rabo inay qabsadaan..." ha ogaado maanta dad sidiisa camal qabiilnimo ugu jirto ama u daneeyo inay jiraan, oo leh dowlad ku sheegaan deeggaanadeena inay qabiilnimo ku qabsado ayee rabtaa, iyadoo magac dowlad ku sheeg huwan.

 

I jiid aan ku jiido gacmo daalis lee maahinoo aala dhahay, hala arko wixii laga dheefo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hunguri   

looool :D . Very funny indeed smile.gif . Let me tell you the link between Hadhwanaag and Waaga Cusub. As we Somalis know each other well. This is the identity which both websites share smile.gif .

 

PS:-

The Ugandhis AU Keeping force will understand who run these websites, let alone the Nomads in SOL smile.gif . Bal waxyar isha ku qac siiya Qoraalkan. Waxaa waxkasta daran. Anigu waxan ukala garan waayay Journal iyo Maqaaxi Turub. Waayo waaba sheeko caadi ah dee smile.gif loool !!

 

 

Mid ka mida Maxaabiistii shalay la qabtay una dhashay Somaliland oo la sii daayay isagoo dhaawaca ,daawo sawir aan ka soo qaadnay.

 

Cabdi Casiis Cabdilahi oo ah wiil 16 jir ah ,una dhashay Somaliland ayaa lagu guuleeystay in laga sii daayo Maxaabiis fara badan oo ay xoogaga ********* ku qabteen dagaalkii Gaashandhigga ee lala galay Isbahaysatadda dalalka IGAD gaar ahaan Askar reer Puntland ah.

 

“Waar Anigu nin ******** oo ******* ah baan ahay,seedigeey baa I hoday oo igu yidhi ii kaalay oo ila joog madax baan ahee,dabadeedna qori buu I siiyay oo wuxu I geliyay dhiboow waxba aan ka aqoon ,waan garan waayay laakiin isaga ayaan ilaalo u noqday dabadeedna waxaan ku dhaawacmay dagaalkii Gaashandhigga ,oo aniga oo dhaawac ah baa la I qabtay, ilaa xalay ,manta waan dhiig baxayay,Waar I damiintoo iga saara xabiskaan”ayuu yiri wiilkaas yar oo aad u ildarnaa markii ay Wariyaasha Waagacusub booqanayeen Maxaabiis fara badan oo qol ku dhex xirnaa.

 

Qaar ka tirsan Mas’uuliyiinta Somaliland oo lala xiriiray ayaa amray in la toogto oo aan loo naxariisan laakiin markii dambe waxaa lagu guuleystay in la is dhaafiyo,oo aanan Muqdisho lagu dilin .

 

“ Waar ********** badan baa ku jira Maxaabiista laakiin dee dowladda Cabdilahi Yusuf wax Askara oo ******** anigga iyo mid kale oo Afweyne la yidhaa baa kaga jirnay ,waana ku gubanay oo malaha dadkeena ayaanu qiyaanay oo mabda’ooda hareer marnay “ ayuu yiri wiilkaa da’da yar ee Cabdi Casiis oo lagu wado in berri loo dhoofiyo dhinaca Kenya oo uu sheegay in abtigii degan yahay.

 

Wiilkaa yar ee Reer Somaliland waxaa la geeyay dhaqtar,waxaana laga daweeyay gacan uu dhaawac ka yahay,kadibna waxaa caawa lagu soo wareejiyay Magaaladda ,isagoo isla markiiba ay farxadiisii dib ugu soo laabatay.,wuxuna dhinaca kale Nadar ku maray inusan dib dambe qori u qaadi doonin ee u Waxbarasho raadsanayo.

 

Cabdi Casiis Cabdilahi oo caawa ku hoyanaya Hooy uu leeyahay Wariye reer Muqdisho ah ,waxaa lagu tilmaami karaa nin da’yar laakiin kaftan iyo sheeko badan oo run sheega,wuxuuna noqday Maxbuuskii ugu horeeyay ee laga soo dhex saaro 17 Maxaabiisa oo ku jira gacanta dagaalyahanadda Haaawiye.

 

Hadhwanaag

 

[ March 25, 2007, 01:11 AM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ]

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dhowr jeer ayaan kuu sheegay, Hunguri, ka ilaali magacyada qabiiladda aad kas ugu qortid meeshaan.

 

Your deliberation heer waxee gaartay xataa trying to evade by shaqalka dheereyneysid magacyadooda in aan laguu jeedin camal.

 

Digniin u dambeyso waaye, ka dhaaf magacyada qabiiladda inta.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this