Sign in to follow this  
General Duke

Puntland's war against bandits.........

Recommended Posts

Wararka ka imanaya dhinaca saraakiisha Dawlada Puntland oo ay si gaar ah ugu soo dusiyeen Warbahinta SPR ayaa noo xaqiijiyay dhimashada 8 Askari oo ka tirsan ciidamada dowlada iyo waliba dhaawaca 7 askari oo katirsan dhinaca dowlada. Askarta darwiishta ku dhintey ayaa wali magacyadooda aan wada helin ayaa waxaa ka mid ah 3 nin oo kasoo jeeda deegaanka Galbeedka Bari iyo Haylaan.

You are the only ones reporting this. From all accounts it seems this is far from the truth.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ciidamo uu wato Jen C/laahi axmed Ilkojiir oo soo gaaray Qardho kuna wajahan Boosaaso

 

Posted to the Web Jul 26, 14:57

 

 

Qardho:-Horin wasiiro ah ayaa goordhow soo gaaray magaalada Qardho ee xarunta gobalka Karkaar ka dib markii ay kulan ku qaateen magaalada Garoowe kaas oo la isku raacay in dagaalka Galgala la soo afjaro sida uu noo sheegay ilo wareed lagu kalsoon yahay.

 

Wasiirada ayaa waxaa horkacaya wasiirka arimaha gudaha ee Puntland Jen C/laahi axmed jaamac Ilkojiir oo wata ciidamo kuwaas oo laga sugayo magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari.

 

Iska horimaad ayaa saaka aroortii ka dhacay tuulada Toga Sugudhe kaas oo u dhexeeya ciidamo daacad u ah wadaadka Atam iyo ciidamada Puntland waxaan halkaas ka dhacay khasaaro gaaray labada dhinac .

 

Tuulada Toga Sugudhe ayaa Qiyaastii 2 KM u jirta dhinaca Laamiga Tuulada Karin waxaana haatan halkaas ku sugan ciidanka Puntland waxaana ay soo qabteen ilaa 10 qof iyaga oo dilay 13 kale .

 

Ciidamada daraawiishta ee Puntland ayaa waxay ka dhintay 2 askari waxaana ka dhaawacmay ilaa 5 kale waxana laga gubay gaari baroon ah dagaalka ayaa dhacay saaka aroortii.

 

Xaalada magaalada Boosaaso ayaa waxaa ay tahay mid degan waxaan dadku hadal hayaan dagaalkii dhacay iyada oo gurmad kala duwan uu socdo.

 

M_M Deeq

Halgan.net

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cowke   

Originally posted by General Duke:

quote: Jaamac Ismaaciil Ducaale

Who is this man ?
That guy was the guy who attacked bargaal remember. When america airstriked bargaal mountains it was because his group was hiding out there thats the ducale guy a well known terrorist

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cowke   

Yeah he wanted to capture bargaal iyo magaloyinka heebaha ku yaal. But america then airstriked bargaal mountains and they shifted their operations away from bargaal and went to galgala under the guidance of shaykh atam.

 

Wa ilmo adeero labadu lakin reerkas way kala baxan laftigooda shaykh atam belongs to another linage and ducale another linage of the same clan.

 

Anyways qorshooda waa isku wada mid which is to overthrow puntland and establish an islamic emirate in waqoyi bari under the leadership of their clan taking their orders from dahir aways

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somalia: Puntland troops kill 13 militants in armed clash.

 

 

Heavily armed security forces from Somalia's northern stable state of Puntland have clashed with militia loyal to a militant group near Bossaso, the region's commercial capital, Radio Garowe reports.

 

Reports said the militia attacked Puntland forces in Karin, some 40 km from Bossaso, leading to heavy exchange of gun fire.

 

Puntland President Abdirahman Mohamed Farole says the security forces killed 10 militant fighters and captured one of the commanders, appealing for the Puntland people to defend the state.

 

"We have repulsed them, captured and killed many of them. Jamaa Ismail Duale who is a well known militant, is among those we captured," he said.

 

"I am appealing to Puntland people that they should prepare to defend the state from the invaders," he continued.

 

He urged the word to help his government defeat the terrorist group, arguing that the militants are not ready for peace to prevail anywhere in the region.

 

"We are telling the international community and particularly the neighbouring that Puntland is under attack from both local and foreign Islamist militants," he warned.

 

The security forces have also mounted a large operations near Galgala mountain. It was the first time for Puntland's forces to go after the militant group in their hideout.

 

The Galgala militants are led by Sheikh Mohamed Said Atom, who is on the U.S. wanted list signed by President Obama.

 

Puntland have been warning of imminent dangers posed by people believed to have links with the radical militants fighting the UN-backed government in south central Somalia, according to government officials.

 

Puntland, located at the northeastern tip of Somalia with shores along the Gulf of Aden and the Indian Ocean, has been a stable region since the outbreak of the Somali civil war in 1991.

 

Source: garoweonline.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xudeedi   

Originally posted by Cowke:

Yeah he wanted to capture bargaal iyo magaloyinka heebaha ku yaal. But america then airstriked bargaal mountains and they shifted their operations away from bargaal and went to galgala under the guidance of shaykh atam.

 

Wa ilmo adeero labadu lakin reerkas way kala baxan laftigooda shaykh atam belongs to another linage and ducale another linage of the same clan.

 

Anyways qorshooda waa isku wada mid which is to overthrow puntland and establish an islamic emirate in waqoyi bari under the leadership of their clan taking their orders from dahir aways

Cowke your ignorance at times reveals true discussion around SSDF circles. Adeer the clan bothers you more than the movement. I wish your collegues were as honest as you are.

Share this post


Link to post
Share on other sites

This war has no clannish face as some here trying to allude. Atam is an AS agent and the state needs to deal with him. Whether they negotiate or fight him is just a matter of debate.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Thankful   

It looks like Somali Public Radio's true motives have been revealed, instead of reporting neutral news about Somali events, they are writing bias articles with an agenda of promoting only a small region. When every news outlet reports the same thing, except for SPR who are saying something completely different. You know they must not be very reliable.

 

From President Faroole's speech and news coming out I believe the governments moral is very high, and the forces must have performed well. Regardless of what SPR says, Mr. Atam captured no territory and he has not said a word.

 

 

Originally posted by Koora-Tuunshe:

Jaamac Cismaan Ducaale AKA Doonyaale.. waa nin reer Galgala ah kuna barbaarey Boosaaso.....

-------------------------------------------------

 

Wararkii ugu dambeeyey dagaalkii Karin(Somali Public Radio).

 

SPR: Warar hordhac ah oo kasoo baxaya aaga u dagaalku ka socdo aya sheegay in maanta uu ka dhacay degmada Karin ee gobolka Bari, dagaal aad u xoogweyn oo keenay dhimashada iyo dhaawaca askar badan oo katirsan labada dhinac.

 

Wararka ka imanaya dhinaca saraakiisha Dawlada Puntland oo ay si gaar ah ugu soo dusiyeen Warbahinta SPR ayaa noo xaqiijiyay dhimashada 8 Askari oo ka tirsan ciidamada dowlada iyo waliba dhaawaca 7 askari oo katirsan dhinaca dowlada. Askarta darwiishta ku dhintey ayaa wali magacyadooda aan wada helin ayaa waxaa ka mid ah 3 nin oo kasoo jeeda deegaanka Galbeedka Bari iyo Haylaan.

 

Dhinaca kale, Warar gaar ah oo naga soo garay dhinaca kooxaha ka soo horjeeda Ciidamda dawlada ayaa sheegay in ay geriyooden 3 askari oo katirsan dhinac kasoo horjeday dawlada oo uu kamid ahaa marxum Siciid Saalax Caynab (iyadoo aan helin kuwa kale magacyadooda dhamaystiran) iyo waliba dhaawaca hal askari, iyada oo ay ciidamda dawladu ay qabteen Hal askari oo ku dhaawacmay dagaalka oo lagu magacaabo Jaamac Cismaan Ducaale isagoo dhaawiciisa lasii gudbinayo. Ciidamada taabacsan Sh. Maxamed Siciid Atam oo isla markaana maanta ku dhintey, dhaawacana kasoo gaarey ayaa waxay kasoo jeedaan isla deegaanka galbeedka Bari.

 

IMAG0017.jpg

 

Sikastaba ha ahaatee, dagaalkii maanta ayaa wuxuu ka dhacay dhanka Laamiga, iyadoo ay ciidamada weerarka soo qaadey ay ku noqdeen fariisimohooda oo ah dhanka buuraha xiga galbeedka.

 

Wixii warar ah oo kasoo kordha dagalkan dib ayan idin kaga soo tabineynaa.

 

SPR.fm

somalipublicradio.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xudeedi   

Faroole is scared so is the SSDF clan, take your garbage cries elsewhere. Show your true colors. Faroole told your clan to pick up their weapons and we will see how it plays out.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Thankfull: I must agree with you on this one. They are spining some fairy tale. Specially about the numbers of the dead and the man who was captured.

 

There was an attack, and then a comander was captured and the fighting is deep in the attackers turf. No one is bothered here.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Thankful   

Xudeedi,

 

You realize Ilka-Jiir the representive of your area who ran for president as a Maakhir Candidate, is on the side of the Puntland government, and is fighting against these thugs? Obviously it is not an "SSDF" clan issue, if he is leading our forces.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this