Sign in to follow this  
rudy-Diiriye

2 Million Dollar Wedding Ala Warlord Stylee!! lool

Recommended Posts

Reer Hollywood eat your hearts!!...U aint seen nothing till u see a WARLORD SON'S WEDDING..

 

I HOPE SHE NEVER LEAVES HIM!! LOOOOOOOOOL.

 

Wiil uu dhalay Ra’isulwasaarre Geeddi oo arooskiisa ay ku baxday laba milyan dollar,sedex hotel oo loo kireeyay !!

 

Ra’isulwasaarre Cali Maxamed Geeddi ayaa arooskii ugu waynaa ugu sameeynaya wiil uu dhalay Caasimada dalka Kenya ee Nairobi .

 

Wiilka Ra’isulwasaaraha ayaa sedexda Hotel ee ugu wayn looga kireeyay Nairobi,waxaana ka qaybgalayaasha arooska wiilka Proff Geeddi loo kala saaray sedex nuuc oo sedex maalmood oo kala duwan ka qaybgalaya arooska.

 

Casuumadaha ay bixiyeen qabanqaabiyayaasha xaflada arooska Wiilka uu dhalay Geeddi ayaa sheegay in macsuumiinta loo kala saaray ,maalin Ragga ah,maalin dumarkaa iyo maalin madaxda oo kaliya ah.

 

Fanaaniin fara badan ayuu Ra’isulwasaare Geeddi ka soo daad gureeyay Muqdisho,waxayna degan yihiin Hotel Barakaat ee Nairobi,iyagoo isu diyaarinaya wacdaro ay ka dhigaan arooska wiilka Cali Maxamed Geeddi.

 

Warbaahinta dalka Kenya ayaa ka dabaqaadatay arooska wiilka Ra’isulwasaaraha waxayna sheegeen inay ku baxday lacag lagu qiyaasay laba Milyan oo dollar,iyagoo dhinaca kalana xusay in laanta socdaalka dadkii ugu badnaa ee ka soo degay ay ahaayeen macsuumiin ,doonaya ka qaybgalka Wiilka Proff Geeddi.

 

Si kastaba ha ahaatee,arooska loo dhigayo wiilka Geeddi ayaa dhanka Soomaalida ka noqonaya arooska sanadka,waloow dadka qaar ay qabeen in dhaqaalahaas uu ku bixiyo aroos u dhacaya qaab tamashle ama dalxiis ku dhisan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

looooooool..........ar waxaan intuu 2 million ka keenaa Sucuudiga $400 000 ka soo beryey. To be honest anigu shakhsiyan ilama ahayn in 2 million iyo wax la mid ah uu Geeddi gaajo bixinayo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xargaga   

If i can have $2Million to spend on a wedding , why do it in Nairobi.? While its more than enough to launch it in Hollywood. Sxb 2million is just way much of an exagiration.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tahliil   

If you ever want to blow two million Xargaga blow it a place where you have a name recognition advantage...some place where you will make the front page next day...thnk it this way who was gonna give it a fig if they had blown that much on Hollywood blvd...u see but in Nairobi they will b heard...a post in SOL and all the perks!!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this