Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Boqor Buur Madow, What are his motives ??

Recommended Posts

Boqor Buurmadow oo sheegay in uu xabad joojin uu dhex dhigaayo Itoobiya iyo beelaha ******

 

 

QRN: Afahayeeno u hadlay Beesha ****** oo ah garabka sheegta in ay ka soo horjeeda ciidamada Itoobiya ayaa war ay soo saareen waxaa ay ku sheegeen in saacdihii ugu danbeeyay uu jiray xiriir ay la soo sameeyeen sarkiil ka tirsan Ciidamada Itoobiya ee ka dagaalama Magaalada Muqdisho oo sida Beeshu sheegtay ka dalbaday in la joojiyo xabada iyo dagaalada dhacaya.

 

 

Siyaasiga C/laahi Sh. Xasan iyo waliba Nabadoon Axmed Diiriye ayaa labadu sheegay in uu dhinacooda Xiriir la soo sameeyay Gen. Gabre oo ah madax ciidamada ka dagaalamaya Muqdisho, oo sida ay sheegeen ku wargaliyay in ay diyaar u yihiin in xabada la joojiyo sidaa daraadeed dhanaca kalana laga doonayo in sidoo kale yeelaan.

 

 

Sidoo kale waxaa ay intaa ku dareen in Gen. Gabre uu ku wargaliyay in Dowlada Itoobiya arintaa ay u soo wakiiladay Boqor, Buur-madoow oo sidoo kale la sheegay in uu wado xiriir arimahaa ku saabsan, si markaa dhamaan loo joojiyo dagalada ka socda caasimada Muqdisho.

 

Boqorka ayaa shalay laga dhagystay idaacada BBC laanteeda afka Somaliga isaga wraysi uu siiyay idaacdaasi ka sheegay in uu la xidhiidhay labada garab ee ku dagaalamaaya magaalada Muqdisho, waa dawlada Itoobiya iyo beelaha ****** ee dirirta kala soo hor jeeda ciidamafa Itoobiyaanka ah, Boqor Buurmadow ayaa sheegay in ay xabadu joogsanayso isla markaasna waxa uu qiray in hadadaas uu hadlaaya uu ku rajo weynyahay in ay xabadu joogsatay isla markaasna lagu soo wada laabto miiska wada hadalada.

 

Boqorka oo ka soo hadlaayay dalka Imaaraadka Carabta ayaa sheegay in arintani wax ay ka qaban karaan madaama oo uu yahay hogaamiye dhaqameed, Boqorku waxa uu sheegay in dawlada Itoobiya ay ku taageeraysay heshiisiintii uu dhex dhigay beelaha ********** markii ay is dilayeen ee uu heshiisiinaayay Cade Muse iyo Cabdilaahi Yusuf.

 

Dagaalada ayaan is taagin shalay sidii uu baahiyay Boqorbuurmadoiw iyada oo dagaalo aad u qadh qadhaadhi ay maanta ay ka dhaceen magaalada Muqdisho oo ay xagoodii ka sii socdeen.

 

 

Ma'aha markii ugu horeysay oo sidan oo kale la sheego in uu jiro xiriir u dhaxeeya Beesha ****** iyo Saraakiisha Itoobiya oo ugu danbeytii laga dhaxlo uun dagaal culus oo fara looga gubto, ilaa hadana majiro war ka soo baxay dhinac dowlada Itoobiya oo ku saabsan warka ka soo baxay dhinaca beesha ******.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Who is Boqor Buur-Madow...Some sort of UN body in Somalia?...lol...oo nabadda Soomaaliya ma Imaaraadka (imaaraadkaan ku maqlay inuu joogo) oo mushakal lagu cabo ayaa lagu keenaa? I thought in Calan cad iyo Boor la qaato oo dadka la kala dhex-galo waaba haddii Geeddi iyo Amxaaro kaa yeesho, maanta waad maqasheen wuxuu ku hadlay.

 

Mise adigaaba ninyahow Buur Madow la leeyahay Amxaaro mushaar ka qaata? Dee is caddee...lol

Share this post


Link to post
Share on other sites
A.J.   

I am not so sure about his intentions either. he has his fingers into too many pots of honey in terms of trying to please everybody.

 

he needs to be more upfront and straightforward about how he feels his ideals of peace can be achieved.

 

too much talk i think

Share this post


Link to post
Share on other sites

He is kind of arrogant ,,, the type of ppl who like to be the news headlines no matter what ,,,,

 

 

Not sure about the guy, but far baa ku godan ,,,,

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xargaga   

He is kind of arrogant ,,, the type of ppl who like to be the news headlines no matter what ,,,,

Mr JB xaasidnimada Jooji sxb hadda magac doonkii boqorka aad usoodhigatay miyaa.This guy i believe has some charms he succeeded in reconciling the puntland antaginists maybe he can reconcile A/y and axmed diiriye too.Ta kale boqorada aflagaaddada kadaa, habaar yaanu kugudhicine.

Share this post


Link to post
Share on other sites

looooooooooooooooooooool ,,,,,, i'm just trying to understand him niyow ,,,,,

 

yeah he did some pretty good jobs ,,,,,, but i'm still wondering where he is coming from ,,,,

Share this post


Link to post
Share on other sites

I know his region ,,,,, and i don't mean it in that way ,,

 

 

I mean where he is coming from according to his peace dealings ,,,,, i mean the motives, who is using him or who is he using ??

Share this post


Link to post
Share on other sites
N.O.R.F   

The self appointed 'boqor' loool

 

Maybe he is after a high position but wanting peace is a rare thing among Somali politicians. A good move on his part.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hunguri   

Boqorku, waa very smart. He knows, how to play his cards :D . Thought, he once tried to chew more than he could bite. Coz, he intervened the issues of Somali land and Puntland and said, he will mediate them and bring them on the negotiation table. This put him behind the bars lool and the King with his Rishwaan was in the jail for a period of time. I think, this is a good Queen card for him, and he should play this role :D . I will give him a ring Boqorka. He is my friend, and will tell him to give me my share of what he got from this project :D "Boqor Cismaan Buurmadow" smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this