Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Somaliland Official Shot Dead in Lasanod

Recommended Posts

Niman dabley ah oo ku hubaysan baastoolado iyo qoryaha AK47 ayaa wakhtigii salaada maqrib kadib toogtay ala ha naxariistee Gudoomihii Maxkamada Gobolka Sool Saleebaan Jaamac Hayaan (Dheere),oo ahaa nin si weyn looga yaqaaney gobolka Sool iyo guud ahaanba Soomaaliya. Ala janadii firdowsa ha ka waraabiyee marxuunka ayaa markaas ka dhaqaaqay Hotel Atash,wuxuuna hortaagnaa gurigiisa hortiisa markii la toogtay,iyada oo uu weheliyey inan uu dhalay.

 

Saleebaan dheere ayaa ka mid ahaan jirey saraakiisha ciidankii Soomaaliya,isagoo ka gaadhay darajada Korneylka,wuxuuna ahaa sharci yaqaan madax ka ahaan jirey maxakamada gobolka Togdheer,wuxuuna sidoo kale masuul ka ahaa maxakamada gobolka Sool,maamulada Somaliland iyo Puntland.

 

Dadka toogtey marxuunka ayaa ahaa niman wejiga soo duubtay,ilaa iyo hadana ma jirto cid loo qabtay dilka marxuunkaas.

 

Dadka magaalada Laascaanood ayaa aad uga naxay dilka Marxuun Saleebaan,isaga oo ahaa nin aad looga qadariyo deegaankaas.

 

Dilka marxuunkan ayaa waxa uu daba socdaa dilal lala beegsanayo masuuliyiinta maamulka ee gobolka Sool,iyada oo dilalka noocaas oo kale ah ay ka dhacaan magaalooyinka Boosaaso,Garoowe iyo Gaalkacyo ee Puntland,iyadoo horey magaalada Laascaanood loogu toogtey masuuliyiin badan oo aan la helin cidii ka danbeysey,balse farta lagu fiiqayo ururada ka dagaalama koonfurta Soomaaliya sida Alshabaab.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Laascaanood{Waaheen)Waxa goor dhaweyd magaaladda Laascaanood lagu Dilay Guddoomiyihii Maxakamadda Rafcaanka ee Gobolka Sool Marxuum Saleebaan dheere

 

Ilaa hada lama garanayo Dilka Guddoomiyaha cida fulisay hase yeeshee warku waxa uu sheegay in dilka marxuumku ka dhacay gurigiisa agtiisa wakhti salaadii maqrib laga soo baxay

 

Mana jirto ilaa hada cid loo qabtay falkaasi balse waxa magaaladda ka socda baadhitaan balaadhan oo lagu raadinayo cidii fulisay

 

Waxa maalmahan soo kordhaya dilalka qorshaysan eel ala beegsanayo madaxda ka hawl gasha Gobolka Sool kuwaasoo qaar badan oo ka mid ah lagu fuliyay dilal isdaba jog ahaa inkastoo in muddo ah laga nastay dhibaatadaasi

 

Sidoo kale waxa uu dilkani ku soo hagaagay wakhti ay jirto cabsi laga qabo in gobolada bari ee Somaliland iyo Puntlandba laga soo sheegayo inay ku soo kordhayaan dhaqdhaqaaqyo ay wadaan kooxo ku mucaarad ah labada dhinac

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

Sabar iyo imaan. My heart goes out to his family.ilaahay ha u naxaristo marxuunka.

 

Mana jirto ilaa hada cid loo qabtay falkaasi balse waxa magaaladda ka socda baadhitaan balaadhan oo lagu raadinayo cidii fulisay

and let me guess the badhitaan is being done by the somalilanders? walahi the irony of it all.

 

None of this would happen if Somaliland did not invade lascaanod.

 

salaam

Share this post


Link to post
Share on other sites

Jidbaale's version of the story: :D

 

 

Saleebaan Xaaji Ciise Gadle Oo Ahaa Madaxa Maxkamada Jabhadda SNM Oo Caawa La Toogtay.

 

 

Waxaa Caawa Fiidkii Agagaarka masjidka Alhudaa lagu toogtay Saleebaan Xaaji Ciie Gadle Oo laga naanaysi jiray Saleebaan Dheere , Saleebaan dheere ayaa ahaa Madaxa Maxkamada Racfaanka Ee Jabhadda SNM.

 

Waxaana dil kan gaystay siday sheegeen goob joogayaa laba nin oo madaxu u duuban yahay, ilaa hadda lama garanayo sababta ka danbaysa dilkan hasa yeeshee muddooyinkii ugu danbeeyey magaalada Laascaanood waxaa ku soo badanayey dadka madax soo duubta.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

Sidoo kale waxa uu dilkani ku soo hagaagay wakhti ay jirto cabsi laga qabo in gobolada bari ee Somaliland iyo Puntlandba laga soo sheegayo inay ku soo kordhayaan dhaqdhaqaaqyo ay wadaan kooxo ku mucaarad ah labada dhinac

It is obvious that the whole thing was staged so that the somaliland government can pretend they are at risk of alshabab.

 

sadly at the expense of an innocent man's soul.

 

All this for a recognition???!! killing innocents?

 

Sabar iyo imaan..

 

I am speechless

 

salaam

Share this post


Link to post
Share on other sites

I knew those groups will cause such problem not only in Sool but in the whole region. Somaliland should deal with them as soon as possible.

 

With Atam waving the Alshabab flag in the eastern Sanaag and with this SSC group in Sool, things have to be done sooner not to allow such action to reach other parts of the country.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Amistad   

you dont think the SSC Revolutionaries are aligned with Atams Shabab?

 

If its not done already, I see it as inevitable.

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

Originally posted by Aaliyah416:

Sabar iyo imaan. My heart goes out to his family.ilaahay ha u naxaristo marxuunka.

 

quote:

Mana jirto ilaa hada cid loo qabtay falkaasi balse waxa magaaladda ka socda baadhitaan balaadhan oo lagu raadinayo cidii fulisay

and let me guess the badhitaan is being done by the somalilanders? walahi the irony of it all.

 

None of this would happen if Somaliland did not invade lascaanod.

 

salaam
Why does your heart goes out to his family? I thought instigating violence and killing those pro Somaliland 'daba *****s' was a good thing. Rejoice nooh one more pro somalidiid outa the way.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Amistad:

you dont think the SSC Revolutionaries are aligned with Atams Shabab?

 

If its not done already, I see it as inevitable.

I know it is done already but there is no unity between them so far .....

 

Atam is not only a terrorist but also a well-known arms dealer.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

Redsea, speak when you are spoken to thank you.

 

JB keep linking SSC to Alshabab with the wishful thinking that the international government will help you secure laascaanod just so you can get your recognition. How unfortunate.

 

salaam

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

Originally posted by Amistad:

you dont think the SSC Revolutionaries are aligned with Atams Shabab?

 

If its not done already, I see it as inevitable.

ahahha AS adeer is well organized, battle hardened and well known group around the world. SSC does not even have a militia, leadership core or a base. They only exist on type writer' written paper. If you don't believe me go watch the Al jazeera report and see them. it's a joke of a they will never amount to anything. Sooner or later they will break up into ten more khasuususi, SSC sub divisions and start shooting each other. If not then there is always Somaliland to chase them around as usual :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

Originally posted by Aaliyyah:

Redsea, speak when you are spoken to thank you.

Okay Mujaahida SSC/Khusuusi :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

truth hurts?? you never grow up do you ????

 

All I ask you is to not refer me in anyway. Thanks..

 

I see you edited your post mr Somalilander...haye inakala wad!

 

salaam

Share this post


Link to post
Share on other sites
Amistad   

Originally posted by Jacaylbaro:

quote:Originally posted by Amistad:

you dont think the SSC Revolutionaries are aligned with Atams Shabab?

 

If its not done already, I see it as inevitable.

I know it is done already but there is no unity between them so far .....

 

Atam is not only a terrorist but also a well-known arms dealer.
I know my friend, thanks for the report. And I dont think you can confirm anyones unity there? Rebellious groups have a history of seeking out EASY supporters and a means to an end. Who is easiest for the SSC boys to engage? Mr Atam perhaps?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this