Sign in to follow this  
Emperor

Alshabaab's final preperation to storm the Villa of the state

Recommended Posts

Emperor   

Al Shabab Oo Shir Ka Dib, Diyaariyey Ciidamo Iyo Shaxdii Ay Ku Gali La Hayeen Madaxtooyadda Villa Soomaaliiya

May 12,2009

by Muqdisho-Gedo-News

 

Ilo wareed lagu kalsoon yahay oo ay haleyso warbaahinta ayaa sheegaya in Xarakada Alshabaab ay go’aan ku gaareen in Xukuumadda Sheekh Shariif ay fashiliyaan maadaama uu u turidda shacabka ku hawlan yahay ayna sugayaan inta shacabku si wanaagsan magaalada uga wada baxayaan. Kulankani ayaa waxa uu ka dhacay Magaalada Muqdisho waxaana ka qeybgalay Saraakiil hoggaamisa dagaallada ka dhaca dalka ee Shabaabka ay qaadaan oo isugu jira Ajnabi iyo Soomaali wuuxuna ka dhacay guri ku yaalla Degmada dayniile kulankaasi ayaa looga arrinsaneyey sidii looga taqalusi lahaa Shiikh Shariif Iyo ciidamadda dawladda Midnimo qaran ee soomaaliya.

 

Saraakiisha Soomaalida ee shabaab ayaa lagu soo waramayaa in ay soo jeediyeen qorshe ah in maadaama halka dowladda ay kusoo hartay ay tahay keliya Madaxtooyada mar keliya laga soo weeraro dhowr jiho si qeyb un ay ugu suuragasho in Madaxtooyada ay gudaha u galaan. Jiho waliba ayaa waxaa ka qeyb geli doona ugu yaraan 1000 askari waxaana ay adeegsan doonaan hubka isugu jira kuwa waaweyn iyo yaryarka iyadoo loo badinayo dhanka Baasuukeyaasha iyo qoryaha B10-ka loo yaqaano si loo waayo askari xabad caadi ah kusoo rida Shabaabka.

 

Lakin qorshahani ayaa kooxda ajnabiga ah ee la socota Shabaabka waxa ay ku sheegeen mid macquul ah lakin loo baahan yahay in Madaxtooyada loogu xiro Hoobiyeyaal iyo RT5 oo ay ku haboon tahay in loo soo dhigto Florenca iyo Dalcadda Aadan Cadde. Saraakiisha Soomaalida ayaa qaarkood isweydiiyay sida laga yeelayo xasuuqa loo geysan doono Suuqa Bakaaraha maadaama Umad baan ay kunool yihiin lakin waxaa Saraakiisha Ajaanibta ah ay talo ku bixiyeen in ragga iyaga taageerada u ah lagu wargeliyo in hantidooda xoogiisa ay kala baxaan Suuqa wax walibana ay ku talagalaan dagaalkana uu muddo kooban socon doono khasaarahana ay haboon tahay shacabka in ay u adkeystaan iyadoo sarkaal ka mid ah uu sheegay in Wadanka Pakistan xittaa dadkooda rayidka ah la garaacayo ayna ku samrayaan Soomaalidana ay sidaasi ku haboon tahay in ay ugu daydaan.

 

Hadaba maanta ayaa Magaalada Muqdisho waxaa soo gaaray illaa 29-gaari oo kuwa dagaalka ah oo ciidamadooda ay saaran yihiin iyaga oo ka yimid dhanka Magaalada Kismaayo, waxaana harsan weli gawaari kale iyo Ciidamo kasoo socda Gobolada Bay iyo Bakool iyo waliba Gobolka Gedo. Waxana wararka qaar sheegayan in ay jiraan tikniko fara badan oo ka soo kala baxay goboladda Gedo iyo Bay kuwaasi oo ku soo wajahan magaalada Muqdisho.

 

Ugu dambeyntii kooxdan lagu magacaabo Xarakadda Al Shabaabka ay ku tashanayaan in weerar noocaasi ay qaadaan hadana waxaa jira Ciidamo Amisom oo ku sugan Magaalada Muqdisho kuwaasi oo u jooga Soomaaliya keliya in ay difaacaan Dowladda iyaga oo iminkana ku kooban Madaxtooyada, Airport-ka iyo Dekedda Muqdisho. Dadka Degaanka inta ku soo hartey magaalada Muqdisho ayaa walaac ka muujiyey dagaal dib uga bilaabma magaalada muqdisho

 

Ahmed

 

Muqdisho-Gedo-News

 

Gedonet.com@hotmail. com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

^You are right, the Villa is not an easy walk of cake, the AMISON troops are based and fully armed, even if they are weakened the world and the international community wouldn't allow them to be defeated or beaheded...

Share this post


Link to post
Share on other sites

All out mortar battles, the AMISOM troops have enough fire power and the city will be raised to the ground..

 

This is make or break and the Al Shabaab are daring to say the least.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xaq   

shabab would be blown away by the AC130's and "sea to surface" missiles if there was a remote possibility of them running over the ugandans. americans were the ones who financed and trained them and gave them assurances.

 

but the shabab will be able to lob mortars at villa somalia.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this