Sign in to follow this  
OLOL

Cry Me Ar..YEEY !

Recommended Posts

OLOL   

Bari e` bravo!

 

perche` sempre tanti saluti!

 

 

Ina Yeey ayaa la sheegay inuu ka soo dagi doono garoonka Boosaaso, halkaasna eey si diiran ugu soo dhaweeyn doonaan ciidamadda booliska magaalada boosaaso iyadoo la sheegay in dharkii baambeeyda dhawaan laga soo gaday DUBAI.

 

 

Alla Beerka - faan badanaa taneeytu? yaa suurahaas waaba ku aqaanay! walaahi this chick is so creative and so proud that i find her so interstingly amusing and entertaining!

Share this post


Link to post
Share on other sites
farey   

sxb dacaayadaada waa iney noqotaa mid wax tarta ee yeysan noqonin mid ku saleysan hal qof , qofkuu doonaba ha ahaado , ciao

Share this post


Link to post
Share on other sites
OLOL   

saaxiib dariskeena waa dad ka imaaday gaalkacyo oo faan badan. waa nagu cabaan maalin kasta.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

OLOL maadaama madaxweynihii qabqable-yaasha doorteen dhibaatooyin lasoo darseen, sidee xal loo heli karaa ayey adiga kula tahay?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this