Sign in to follow this  
Kashafa

Takeover: Cade Muse delivers Puntland without a single shot fired

Recommended Posts

Kashafa   

47 years after independence and two wars with the Xabasha, Cade Muse officially delivers Puntland, a sizeable chunk of Somalia, as an Ethiopian Protectorate.

 

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland, Gen. Cadde Muuse oo
beryahan ku sugnaa Itoobiya
ayaa magaalada Addis Ababa waxaa kula kulmay Wasiirka Arrimaha Dibadda Itoobiya,
Seyuum Mesfin, una sheegay in Itoobiya ay Qunsuliyad ka furaneysa
Puntland. Mesfin waxa uu Puntland
ku sasabay
in iyagana loo ogolaalanayo in ay Qunsuliyad la shaqaysa Itoobiya ka furtaan Addis Ababa.

Waxaa dhici karta in akhristuhu is weydiiyo, waa maxay danta gaarka ah ee Itoobiya ka leedahay Puntland? Waxaa jawaab fudud arrintaas u ah dhawrkan arrimood:

 

-
Si loo ilaawo dhulka ay Itoobiya ka Gumeysato
Soomaalida ee SoomaaliGalbeed

 

-
Inay la baxdo Shidaalka
(Batrool iyo gaaska dabiiciga ah) ee Dhulka SoomaaliGalbeed iyadoo ra'yi caalamka ku khaldaysa una muujinaysa inay xitaa qunsuliyado ku leedahay dhul Soomaaliyeed (Puntland)

 

-Si ay u adeegsato Xeebaha Badda Cas iyo Badweynta Hindiya ee Puntland
maadaama aysan Itoobiya bad lahayn

 

-
In ay fuliso hadafka u Qoran Wasaaradda Arrimaha Dibada Itoobiya

 

iyo dano kale oo u qorsoon...

Source

 

Anakoo indaheena shanta soo jeedaan ay rabaan dhabo-dhilif'ta in Somalia Gumeysi lagu celiyo.

Fortunately for us, Somalia does not lack for heroes that are willing to sacrifice blood & treasure to expell and destroy the Ethiopians iyo kuwa kabaha ka dhabo-qaado.

 

Wa yamkaroona wa yamkaroollahu Wallahu Khayrul Maakireen.

Share this post


Link to post
Share on other sites

well, greed is everything these days! sell you land to highest bidder!!

 

i dont understand why he dont put it in Ebay!! he could have got more for it! 4 sure.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this