Sign in to follow this  
Meiji

M.Shabelle: The Blue flag defended against the Black flag

Recommended Posts

Meiji   

Maamulka Degmada Ruun-Nirgood oo diiday in Calan aan ahayn midka Soomaaliya laga taago Degmadaas

 

Jimco, November 13, 2009(HOL): Maamulka Degmada Ruun-Nirgood ee gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa ka soo horjeestay in Calan aan ahayn midka Soomaaliya laga suro Degmadaas.

 

Guddoomiyaha Degmadaas Maxamed Maxamuud Raage oo u waramayay Idaacadda Radio Muqdisho ayaa sheegay in uu soo gaaray war sheegaya in Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ay dalbatay in Calanka lagu yaqaano ee madow laga taago Degmadaas, si ay iyadana markaas u sii deyso dad degmada ka soo jeeda oo ay heyso.

 

“Ma aqbali doonno in Calan aan ahayn midka Soomaaliya lagu suro Degmada Ruun-Nirgood, waayo halkan waxaa laga taageersan yahay Dowladda Soomaaliya”ayuu yiri Maxamed Maxamuud Raage.

 

Guddoomiyaha ayaa intaas ku daray Culumaa’udiin iyo Waxgarad ka soo jeeda Degmada Ruun-Nirgood ay qabsatay Xarakada Al-Shabaab, sii deyntoodana ay ku xirtay shuruudo ay ka mid yihiin in Calanka Madow ee ay Xarakada Al-Shabaab caanka ku tahay laga suro Degmada.

 

“Dadka ay qabsadeen waxaa ka mid ah Macallin Maxamed Maxamuud Wehliye oo Xamar u waday Xaaskiisa oo Foolaneysa iyo nin nabaddoon ah oo kale, waxayna sii deyntooda ku xireen in aan aqoonsanno Al-Shabaab, Calankeedana laga taago halkan”ayuu yiri Maxamed Maxamuud Raage.

 

“Dadka degan Degmada Ruun-Nirgood waxay taageersan yihiin Dowladda Soomaaliya, mana aqbalayaan wax aan dowlad Soomaaliyeed ahayn, iyadana ayayna ka sugayaan in ay taageero soo gaarsiiso”ayuu hadalkiisa ku sii daray Maxamed Maxamuud Raage, Guddoomiyaha Degmada Ruun-Nirgood.

 

Magaalada Jowhar ee Xarunta u ah gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa waxaa ka taliya maamul hoos-taga Xarakada Shabaabul Mujaahidiin, walow degmooyin aan u dheereyn ay joogaan xoogag taabacsan dowladda Soomaaliya, kuwaasi oo horay uga tirsanaa Maxkamadihii Islaamka.

 

Salaad Iidow Xasan (Xiis), Hiiraan Online

sxiis@hiiraan.com

Muqdisho, Soomaaliya

Share this post


Link to post
Share on other sites
Meiji   

The gudoomiye of degmada Ruun-Nirgood will be remembered for his brave stand to defend the blue flag and reject the black flag of the extremists.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Johnny B   

ONLF, Boramas defacto governer, Buhoodle's governor, The Ugaas in Guriceel, Samatar brothers, Dr Bubaa, Xiin, FB, LG etc etc of Sol.

 

Sorry , you're on my terrorist list icon_razz.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Johnny B   

^ A terrorist is a terrorist is a terrorist. :D

 

So , it's the 'beeing cooped up in the Villa' that emphasizes the terrorist policies?! ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

^No, it is the freedom to run my country I see fit that we emphasize.Lets celebrate that freedom, and rid yourself of AMISOM troops that bombard Bakaaraha and the Sharif administration that was imposed on the Somali people.

 

Join your fellow your countrymen, what do you say smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^what needs to be gotten rid off is this silly mentality one liberating #4 from Boston which actually more mama xaawas to flee to the Water Wells where UN, the sponsor of AMISOM, feeds them and creates more jobs for its staff.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Johnny B   

^waa runtaa .. its a 'maro' indeed.

But then taking another poorly stiched together flag that symbolizes far less than the blue one, is violation of basic standards for both ethics and intellect. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

Originally posted by Johnny B:

ONLF, Boramas defacto governer, Buhoodle's governor, The Ugaas in Guriceel, Samatar brothers, Dr Bubaa, Xiin, FB, LG etc etc of Sol.

 

Sorry , you're on my terrorist list
icon_razz.gif

Boramas defact governor, Buhoodle 's governor? how they made you list?

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

Originally posted by Xaji_Xunjuf:

calanka bluegu wa marro micno weyn kuma fadhiyo

Besides wuxu symbolisgereyn jiiray 4 Ayaa maqan Kii ugu danbeyee na calan madow bay qateeen give it a rest

Yes sir! Blue is the new black. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Johnny B   

Originally posted by xiinfaniin:

^^what needs to be gotten rid off is this silly mentality one liberating #4 from Boston which actually more mama xaawas to flee to the Water Wells where UN, the sponsor of AMISOM, feeds them and creates more jobs for its staff.

Indeed!

The situation of Somalia has became a self-serving distruction.

A situation where every nation-building attempt is rejected as often as every oportunity of opposing one is seized. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this