Sign in to follow this  
Xudeedi

Mogadishu: Somali Public Radio Opens its First Office in South Somalia (audio)

Recommended Posts

Xudeedi   

Aragtiyo kala duwan ay ku kala muujiyeen dadka koonfurta Soomaaliya iyo siyaabaha ay u arkaan Idaacada SPR.

 

Jowhar (SPR): Idaacada SPR ayaa waxay ka howl gashaa qeybo ka mid ah gobolada Puntland ayaa ah idaacad waqti dhow dhidibada loo aasey. IYadoo isla markaasina ay idaacadu ka furatey xafiis magaalada Muqdisho ayaa wakiilka magaalada Muqdisho oo haatan shaqo u jooga magaalada Jowhar ayaa wuxuu la dhexqaadey shacabka magaalada Jowhar ee idaacada SPR oo si weyn looga xiiseeyo deegaanada Shabeelada Hoose oo sheegay in ay kala socdaan warar xaqiiq ah iyo barnaamij xiisa badan.

 

Dhalinyarada ayaa siyaabo kala duwan araahdooda uga dhiibtey iyagoo waliba codsiyo kala duwan u direy idaacada Somali Public Radio.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this