Sign in to follow this  
Maaddeey

Clash btw TFG soldiers: 4 dead

Recommended Posts

Maaddeey   

Iska horimaad sababay dhimasho iyo dhaawac ayaa maanta ciidamo ka wada tirsan dowladda KMG ee Soomaaliya waxaa uu ku dhexmaray qeybo ka mid ah degmada X/jajab ee gobolka Banaadir.

 

Iska horimaadkani oo u dhaxeeyay Ciidamo ka wada tirsan dowladda KMG ee Soomaaliya gaar ahaan kuwa Booliska iyo Militariga ee ku kala sugnaa Xerada Haamo dhowr iyo Iskuul Buluusiya oo ka mid ahaa askartii dhawaan lagu soo tababaray dalka Jabuuti ayaa inta la xaqiijiyay waxaa ku geeriyooday ilaa 4 askari oo ka tirsan ciidamadii dagaalamay.

 

Mid ka mid dadka degmada X/jajab gaar ahaan Iskuul Buluusiya oo waxyar kadib markii ay qabowday raseestii ay is weydaarsadeen askara dowladda ay Shabelle kula kulantay Xerada Iskuul Buluusiya ayaa waxaa uu sheegay in iska horimaadka uu bilowday kadib markii sida uu sheegay ay ciidamada Booliska qaateen qori ay lahaayeen kuwa Militariga kadibna ay halkaasi soo gaareen ciidamo fara badan oo ka tirsan Ciidamada Militariga dowladda iyadoo xiligaasi kadibna muran soo kala dhex galay labada ciidan uu sababay gacan ka hadal ka dhashay dhimashada iyo dhaawac soo gaaray ciidamadii dagaalamay iyo dadka rayidka.

 

Ugu dambeyntii ayaa ciidamadii israsaaseeyay waxaa soo kala dhexgalay saraakiiil sar sare oo ka kala tirsan ciidamada Booliska iyo Militariga dowladda KMG kuwaasi oo ku guuleystay in ay joojiyaan rasaastii dhexmaraysay Labada dhinac iyadoo xaalada goobtii uu iska horimaadku ka dhacayna ay tahay mid degan.

 

Majirto masuul ka tirsan dowladda KMG ee soomaaliya oo ka hadlay israsaseynta Maanta degmada X/jajab ku dhexmartay ciidamada ka wada tirsan dowladda KMG ee Soomaaliya.

 

Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya.

 

Dhageeyso Wararka 1:30-duhurnimo Maalin waliba adigoo raacaya tilmaamaha Wabseydka

Share this post


Link to post
Share on other sites
Meiji   

Originally posted by Shaakirullaah:

This is the umpteenth time those thugs and bandits are brutally fighting and killing each other in broad daylight.

What about the many times the religious pretenders and extremists (Xisbul Xasuuq and Alshaytaan) have fought each other ruthlessly in Jubba regions?

 

What about the many times the religious pretenders have hunted each other in broad daylight and assasinated eachother just when leaving the mosques?

 

Something to ponder on.

Share this post


Link to post
Share on other sites

No need to ponder on that, since your assertions are incorrect.

Rather ponder about how that gang of apostate puppets, robbers and bandits is suppose to take and keep control over a whole country

when they can't seem to refrain from attacking and killing each other on that one square kilometer.

Take your time :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Meiji   

Well, TFG forces that clash with each other is no different than the religious pretenders who clashed with each other on many accounts. Both are just alliances of convenience.

 

We all remember how Xisbul Xasuuq clashed with AlShaytaan and both conducted an assasination campaign. How are such murderous thugs who masquarade under religious bannner supposed to rule a country?

 

Ponder on that.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Again, your assertions are incorrect.

For example, you are not able to present clear and verifiable evidence for your claim that the mujahideen have conducted assasination campaigns against each other.

You say it, but can not prove it.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this