Sign in to follow this  
Sky

PL Darwish to strengthen Mog and Kista security level

Recommended Posts

Sky   

Like I said before Abdullahi Yusuf will assume his residence in Villa Somalia before the end of January. Everything is going rather smoothly.

 

Ciidamo Puntland Oo Gaadhay 3000 Ayaa Ku Sii Jeeda Muqdisho

 

 

Jan 02, 2007 By:

Garoowe(jidbaale.com):-Sida lagu helayo ilo xog-ogaal ah ayaa waxa ay sheegayaan in ay ay ku sii jeedaan magaalada Muqdisho ciidamo gaadhay 3000 oo ka tirsan daraawiishta Puntland , kuwaas oo ku hubaysan qoryaha fudud iyo gawaadhida gaashaaman

 

 

wararku waxay intaas ku darayaan in ay dhawaan gaadhi doonaan magaalada muqdisho ciidamadani, oo uu horkacayo Col.Cadhays , ayna haatan ka soo anbabaxayaan magaalada Gaalkacayo.

 

Ciidamadan ayaa badankoodu waxa ay sal dhig ka dhigan doonaan xarunta madaxtooyada ee VILLA Somalia oo lagu wado in ay C/laahi Yuusuf u noqoto Xarun, ciidamadan ayaa waxa ay ka danbaysa markii uu madaxweyne c/laahi yuusuf ku dhiiran waayey in uu galo magaalada muqdisho, kana noqday magaalada Afgooye.

 

Ciidamo kale ayaa iyagana la qorshaynayaa in loo diro magaalada Kismaanyo oo uu haatan ku sugan yahay Barre Hiiraale, kuwaas oo iyagana laga keenayo Puntland, waxaana xilligan ku sugan magaalada Kismaanyo Col. C/risaaq Afguduud oo halkaasi wakiil uga noqon doona C/laahi Yuusuf.

 

jidbaale.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
bambo   

:D:D:D:D:D

 

 

THis one thing the tfg does not wanna do if they wanna succeed , residnent of xaamar or the clans of south are still armed sxb just like before . infact their more weapones in hands of the civilian then before ,

 

abdulahi should leave clan mentality and fallow Geddi steps, if not he will fall fastern then Icu.

 

SO far those TFG troops that are in xaamar are known to the resident .

 

 

if this story is true this will give qaanyar and rest worlord reasone not give to up their weapone which is valid reasone .

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this