Sign in to follow this  
General Duke

18 May marked in Sool, Sanag Cayn-

Recommended Posts

Maalinta nadaafada ee 18-ka May oo si weyn looga magaalada L/caanood iyo SSCayn

 

2205.jpg

 

(WYNET)L/caanood:- Waxaa maanta si wayn looga xusayaa maalinta qashinka iyo nadaafadda SSC gaar ahaan Gobolka Sool oo si wayn looga xusay maalintaas oo ah maalin ay dadka ku dhaqan deegaanadaan si wayn u tixgaliyaan.

 

Maanlinta 18 may waxaad ku arkaysaa meel kasta oo kamid ah magaalada Laascaanood Boodhadh waawayn oo ay ku qoran yihiin halkudhigyo lagu maamuusayo maalinta qashinka iyo wado furista ee Gobolka Sool oo ah maalin dadka shacabka ah ee ku dhaqan sscayn ay si wayn ugu dheer tahay marka loo eego wax qabadkii la qabtay maalintaasi.

 

Cabdirashiis barkhadlle oo ah Duqii hore ee Degmada Laascaanood oo maalin-tan soo qaban qaabiyey ayaa waxaa uu hadal kooban ka jeediyey munaasibadan isagoo sheegay in maanta ay tahay maalin qiimo weyn u leh deegaanka,ahana sadex guuradii ka soo wareegtey Maalintii Nadaafadda , Wado furista iyo ka hortaga waxyaalaha deegaanka

 

dhibaateeya ee Degmada Laascaanood

Duq Barkhadle iyo boqolaal shacab ah ayaa ugu danbayntii socod kusoo maray guud ahaan goobihii qashinka laga nadiifiyay iyagoo cagta soo mariyay goobo ay kamid ahaayeen saldhiga, garoonka kubta iyo dhamaan wadooyinka magaalada Laascaanood

 

Jees cabdi Warsame (jees nasrullaah)

 

jees1999@hotmail.com laascaanood

 

Waayaha.net,L/caanood,Soomaaliya

Share this post


Link to post
Share on other sites

Laascaanood Oo Si weyn looga Xusay Maalinta 18 May

 

(Laascaanood}18.05-07Dowlada hoose ee magaalada laascaanood iyo boqolaal shacab ah oo uu horkacaayo duqii hore ee degmada C/rashiid barkhadle oo siweyn maanta u xusay maalinta kor uqaadida nadaafada iyo bilicda magaalada. Ka dhageyso Radio WidhWidh Online

Dawlada hoose ee Magaalda Laascaanood oo kaashanaysa dad weynaha magaalada ayaa maanta bilaabay hawlgalo lagu banaynayo dariiqyada iyo korna loogu qaadayo nadaafada magaalada.

 

Maayirkii hore ee magaalada laascaanood C/rashiid Barkhadle oo ahaa maayirkii ugu horeeyay ee ee bulshada gobolka sool u horseeda in maanta loo aqoonsado maalinta nafaada iyo kor u qaadida bilicda magaalada laascaanood, ayaa shaaca ka qaaday in hawshan aysan ahayn mid bilow ah basle ay saaka ugu muuqato mid dadku xoog saareen

 

dad weynaha xaafadaha ayaa iyana dhinacooda hawsha bar barka ka hayey iyada oo ay dhinacooda ka gurayeen qashinka iyo dhagaxaanta wadooyinka xidhay.

 

Maayarku wuxuu dadwaynaha uga digay inaanay lacagtoodu ku bixin meelaha loogu tala galay adeega bulsha wadooyink iyo suuqyadana gabi ahaanba labaneeyo.

 

Maayirkii hore ee magaalada laascaanood C/rashiid Barkhadle oo isagu ku Gudo jiray hawshaa Ololahaas oo aanu wax ka waydinay sida ay hawshu usocoto ayaa waxaa u sheegay inay ilaa iminka si wanaagsan hawshu u socoto aanay gacan wanaagsan ka sinayaan Gudiyada xaafadahu Waxaana duqu xusay inay jiraan duruufo dhaqaale hase yeeshee intii karaankooda ah wadayaan ololaha wad banynta

 

Maayirkii hore ee magaalada laascaanood C/rashiid Barkhadle iyo boqolaal shacab ah ayaa ugu danbayntii socod kusoo maray guud ahaan magaalada laaascnood iyagoo cagta soo mariyay goobo ay kamid ahaayeen saldhiga garoonka kubta iyo dhamaan wadooyinka magaalada

 

duqii hore ee degmada C/rashiid barkhadle

Share this post


Link to post
Share on other sites

"It does not matter how slowly you go so long as you do not stop. "

Confucius

 

Sool, Sanag & Cayn had nothing to do with the secessionist day, again highlighting the gulf between them and those in Hargaysa-Burco-Berbera traingle ,that this "Somaliland" a clan thing and they need to stop claiming these regions who are pro Somalia.

Share this post


Link to post
Share on other sites

u bad homie!! lool... clean up day! looool.. i been having this 6 sense latey...that u is from this place!! the sol land...simply(political correct way of saying kakka) outta of luck!! between a rock and hard place...lool. dont fret my grandmas folks put this place on the map!! lol

but u see i ama somalist not a clanist. big difference yo!

 

i feel your pain homie!! plz put zenwee back with pics of the somali leaders!! thats where he belongs these days. dont dizz your true leader..ok lol

Share this post


Link to post
Share on other sites

KKKKKKKKKKKKKKKKK

 

 

Why do they want to change and divert their celebrations bal ??

 

 

People were celebrating for the Somaliland's Day In Sool and Sanaag bari ,,,,,,,,, :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^JB: I just found this article quite funny saxib. As for the celebration I never contradicted that they took place in those areas where the secessionist movement is strong.

 

Just reporting on the feelings of the other half.

 

Rudy, I am from Puntland State and SSC are am itegral part of the state.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this