Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Cade Muse is Confused , Sacks his Militia Leader

Recommended Posts

Taliyihii Daraawiishta Puntland oo Xilka Laga Qaaday

 

 

Garoowe (Jam/W.Wararka)- Warar aan si rasmi ah loo shaacin oo aannu ka soo xiganay shabakadaha wararka qaarkood, ayaa sheegay in Madaxweynaha Maamul-goboleedka Garoowe uu xilkii ka xayuubiyey Taliyaha Ciidammada Daraawiishta Puntland Col. Cabdisamad Cali Shire.

 

Sida wararku sheegeen xil-ka-qaadista taliyaha ayaa timi kadib markii qaar ka mid ah wasiirrada Puntland ee Laascaanood ku sugnaa dagaalka ka hor ay ku eedeeyeen Cabdisamad Cali Shire in uu si xun u maamulay dagaalkii ay Puntland la gashay maamulka Somaliland, kaas oo ciidamada Somaliland oo ay taageerayaan qaar ka mid ah beelaha degaanku kula wareegeen magaalada Laascaanood.

 

Warkan oo aan weli si rasmi ah uga soo bixin Dawlad-goboleedka Puntland ayaa hadda si weyn laysula dhexmarayaa magaalada xarunta ah ee Garoowe oo uu ka socdo abaabul dagaal oo aad xoog badan.

 

Geesta kale, waxa jira abaabul ciidamo-beeleedyo ay wadaan dhamaan beelaha gobollada Nugaal, Bari iyo Mudug, kaas oo yimi kadib markii isimada degaanadaasi ay walaac xooggan ka muujiyeen isku hallaynta xukuumadda uu gadhwadeenka ka yahay Cadde Muuse.

 

Dhinaca kale, Cadde Muuse ayaa ku dhawaaqay dagaal culus oo uu ku qaadi doono ciidammada Somaliland ee la wareegay Laascaanood, isla markaana aanay sinaba suurtogal u noqon doonin in calanka Somaliland laga taago ciidaa magaalada Laascaanood.

 

 

 

 

Jamhuuriya Online

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jamster   

C/samad is a traitor number one (that is what I am hearing on the ground). Because of his friendship with Dhegoweyne and Ina Kahin he has betrayed his people.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

No no Shekha, there is accountability in Darawiishta, and obviously this dude failed so he gets the sack....I piy his succesor though.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this