Sign in to follow this  
General Duke

Sana: Yemeni Government welcomes Puntland leadership with open arms: PICS

Recommended Posts

Yemen:Puntland & Yemen oo kala saxiixday Heshiisyo dhinacyo badan leh.

3. oktober 2010

 

APL

 

Yemen:(Allpuntland)-Iyadoo Maalmihii lasoo dhaafay ay Caasimada dalka Yemen ee Sanca ay kusuganyihiin Wafdi caalami ah oo kasocda dawlada Puntland ee Soomaaliyeed oo uu horkacayey Madaxweynaha Dawlada Puntland ee Soomaaliyeed uuna kamid yahay Wasiirka Arimaha Gudaha dawlada Puntland & Qaarkamid ah Agaasimeyaal sarsare oo Puntland katirsan ayaa waxaa halkaas ka dardarleh uga soconaya Kulamo balaaran oo u dhexeeya labada dhinac kuwaas oo looga wada xaajoonayo Dhinacyo kaladuwan.

 

Wafdiga Madaxweynaha ayaa kulamadooda ugu badan laqaadanaya qaarkamid ah Madaxda dalkaas ugu sarsaraysa,waxaana kulamadan si gaar ah loogu eegayaa dhinacyada Amaanka,La dagaalanka Burcad Badeeda,La dagaalanka Tahriibta & ka warqabida dhaqdhaqaaqyada Amaan ee Soomaaliya.

 

Agaasimaha Guud ee Macdanta & Shidaalka Puntland & Agaasimaha Guud ee Wasaarada Kaluumeysiga & Kheyraadka Badda ee dawlada Puntland ayaa kulan weyn la qaatay ugu yaraan Sadex Wasiir oo katirsan Xukuumada Yemen kuwaas oo ay kawada hadleen Arimo quseeya Xaalka Soomaaliya & Xiriirka labada dawladeed.

 

Agaasimeyaashani kulamada kadib waxay heshiisyo dhinacyada ladagaalanka Burcad Badeeda ah & kuwo quseeya xiriirinta & kawarqabka Iskaashiga Dhinaca Kheyraadka Gudaha ah ay la saxiixdeen Wasiirada Macdanta,kuxigeenka Kaluumaysiga dalka Yemen & Wasiiro kale kuwaas oo si rasmi ah u saxiixay heshiisyadan.

 

Cabdiqani Xayir

Allpuntland

Share this post


Link to post
Share on other sites

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiraxmaan Sheikh Maxamed Faroole iyo wefdi u hogaaminaayo oo maalmahan ku sugan dalka Yemen ayaa kulan la qaatay Wasiirka arimaha dibada ee dalkaas.

Wasiirka arrimaha dibada ee Yemen Abubakar Al-Qirbi ayaa maanta xafiskiisa ku qaabilay Wefdiga Madaxweynaha Puntland oo ay kawada hadleen arrimo dhowr ah.

 

Labada masuul ayaa iskusoo hadal qaadeen kulankooda xirrirka u dhaxeeya Yemen iyo Puntland,weliba sidii ay iskaashi badan u samayn lahaayeen.

 

Madaxweynaha Puntland ayaa masuulka Dawladda Yemen uga warbixiyey xaaladda dalka Soomaaliya gaar ahaan kan Puntland,isagoo ku dheeraaday xaaladda amni ee degaanada Puntland.

 

Dr.Faroole ayaa ugu baaqay Dawladda Yemen in ay wax ka qabato xaaladda amni ee geeska Afrika gaar ahaan kan Soomaaliya.

 

Wasiirka arrimaha dibada ee dalka Yemen ayaa dhankiisa sidoo kale sheegay in ay aad ula socdaan xaaladda amni ee dalka Soomaaliya,wuxuuna xusay in muhiim tahay wax ka qabashada xaaladda Soomaaliya.

 

Al-Qirbi ayaa tibaaxay in Wasaaradiisa ka shaqeyn doonto horumarinta xirrirka Soomaaliya iyo Yemen.

 

Wefdiga u hogaaminaayo Madaxweynaha Yemen ayaa maalintii saddexaad ku sugan dalka Yemen,waxaana ay shalay la kulmeen Wasiirka arrimaha gudaha ee Yemen Mutahar al-Masri oo ay ka wada hadleen arrimaha amniga,la dagaalanka argagaxiisada iyo tababarka Ciidanka Badda oo la dagaalama Burcadbadeeda Soomaalida.

 

Horseed Media

Share this post


Link to post
Share on other sites

Madaxweynaha Puntland oo yemen kula kulmay Masuuliyiin ka tirsan Dowlada Yemen

 

Wararka ka Imaanayaa Magaalada Sanca ee Dalka Yemen ayaa ku waramaya in Madaxweynah Dowlada Puntland C.raxmaan Maxamed Maxamuud Faroole uu kulan kula qaatay Dalka Yemen Wasiiro ka tirsan Dowlada Yemen kuwaasi oo ay ka wada Hadleen xiriirka Labada Dowladood

 

Madaxweynaha Puntland & Wefdigiisa ayaa Yemen kulan kula qaatay Wasiirka Arimaha Gudaha ee Yemen Mudahar Rashaad Al-masri waxaana ay ka wada Hadleen iskaashiga Labada dhinac gaar ahaan Adkeynta Amniga,Horumarinta Ganacsiga Labada Dowladood & sidoo kale Xoojinta Dagaalka Burcad badeeda ay kula Jirto Dowlada Puntland

 

Wafdiga Madaxweynaha DOwlada Puntland Dr.C/raxman Maxamed Faroole ayaa waxaa ka mid ah Wasiirka Arimaha Gudaha ee Puntland Gen.C/laahi Axmed Jaamac Ilkajiir waxaana dhankooda ay balanqaadeen inay xoojinayaa Wada shaqeynta Labada Dhinac gaar ahaan Adkeynta Amniga & sidoo kale in la sii wado Dagaalka Xoogan ee ay Puntland kula Jirto Burcad badeeda Soomaalida ee Sida aadka uga afduubtta Gadiid badeedka Xeebaha Gacanka ee Dhaca yemen & Puntland

 

Kulanka Dhexmaray Masuuliyiinta Puntland & Yemen waxaa sidoo kale Goobjoog ka ahaa Safiirka Yemen ee Soomaaliya Axmed Xamiid Cumar Safiirka Soomaaliya ee Yemen Al-ustaad Maxamed Xasan Dawaare Lataliyiha ra’iisul wasaarihii is casilay ee Dowlada Soomaaliya Cali Cabdi Awaare waxaana ay guud ahaan masuuliyiintii kulanka ka qeybgashay isku waafaqeen in la sii xoojiyo Cilaaqaadka ka dhaxeeya Labada Dhinac

 

Waxaa Wefdiga Dowlada Puntland ay sidoo kale kulamo kala la qaadan Doonan Masuuliyiin kale oo ka tirsan Dowlada Yemen oo ay kala sii hadli doonan Wadashaqeynta Labada Dhinac ee Puntland & Yemen.

 

SBC International Monitoring

Share this post


Link to post
Share on other sites

This was kind of MACAWIS diplomacy.

 

who is that yemeni official greeting him, I hope he is not a junier officer from Sana City Council. lol

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^The President has already met the Interior Minister, the Foreign Minister, the PM Chief of Staff and many other officials of the state.

 

Its a great move to bring Yemen on board.

Share this post


Link to post
Share on other sites

FM meets with Somali official

 

[03/October/2010]

 

SANA'A, Oct. 03 (Saba)- Foreign Minister Abu Bakr al-Qirbi met on Sunday with president of the Puntland State of Somalia Abdul-Rahman Mahmoud who is currently visiting Yemen.

 

Al-Qirbi and Mahmoud discussed the bilateral relations and means of boosting them as well as developments in Somalia and topics related to the security and stability of the Horn of Africa and the fight against extremism and terrorism.

 

Al-Qirbi said that Foreign Ministry will work to improve the common cooperation with Somalia in different fields.

 

MD/YA

Share this post


Link to post
Share on other sites

Yemen, Somali Puntland review fisheries cooperation

 

[02/October/2010]

 

SANA'A, Oct. 02 (Saba)- Deputy Minister of Fisheries Abdullah Ba-Sunbul met on Saturday with the Somali Minister of Oil, Wealth and Minerals in Puntland State Isa Mahmoud and Deputy Minister of Fisheries Abdul-Wahid Hirsy.

 

During the meeting, they discussed cooperation aspects between Yemen and Puntland of Somalia in the field of fisheries.

 

The two sides affirmed the importance of improving and reinforcing the bilateral cooperation in the field of fisheries as well as activating the previous agreements in order to contribute to improving and developing fisheries sector to support food security.

 

AMAM

Share this post


Link to post
Share on other sites
Amistad   

Its to bad Yemen doesnt really have any money either, but hopeful in the fact both these govts recognize that if they can organize a fishing industry/anti-poaching plan, that would be a giant step towards some micro economic recovery and provide much needed jobs.

Share this post


Link to post
Share on other sites

M/weyne Faroole iyo waftigiisa oo la kulmay wasiirka arrimaha dibedda ee Yemen, kalana hadlay adkaynta xiriirka u dhexeeya labada ummadood.

 

Sanca, OCt 04 - Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiraxman Maxamed Faroole ayaa 3-dii October kulan la qaatey Wasiirka Arrimaha Dibada dalka Yamen Dr. Abu Bakr Al-Qirbi Kulankaan ayaa ahaa mid lagaga hadley xiriirka dhow ee Puntland iyo dalka Yamen islamarkasna diirada lagu saarey sidii loo kordhin lahaa xiriirka soo jireenka ee Puntland iyo Yemen.

 

Madaxda labada dhinac ayaa ka hadley sidii Somaliya loogu soo dabaali lahaa nabad waarta dalka oo dhan. Yemen oo kamid ah wadamada ugu badan oo aay joogan qaxootiga Somaliyed, ayaa kamid ah wadamada aadka u daneeya dagnaashaha Somali. Waxa kaloo labada dhinac kawada hadleen sideey isaga kaashan lahaayeen dagaalka ay kula jiraan kooxaha mayalka adag, tahriibta, burcad badeedka iyo wadamada shisheeye oo xaalufka ku haya bada Yemen iyo Somalia u dhaxeeysa.

 

Waftiga Madaxweynaha Puntland ayaa maalintii Sabtida ku tukadey masjidka ugu dada weyn ee taariikhda Islamka ee Al-Djanad ee la dhisey xiligii Rasuulka Muxammed (scw); waxaa kale oo ay booqden meelo kale oo taarikhi ah.

 

Dawladda Puntland ayaa waxaa ka go'an iney xiriirka dhow la yeelato wadamada dariska la ah mandiqada.

 

Xafiiska saxaafada ee Madaxweynaha Puntland

plpresidency@gmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somalia: Puntland and Yemen to cooperate on security, fisheries development

5 Oct 5, 2010 - 12:53:43 PM

 

A government delegation led by the president of Somalia's Puntland State has been on an official visit to Yemen, where Yemeni and Puntland leaders are discussing closer cooperation in the fields of security and economic partnerships, Radio Garowe reports.

 

 

President Farole

and Foreign Minister al-Qirbi

It is the first official visit to Yemen by Puntland President Abdirahman Mohamed Farole since his election as Puntland's fourth president in Jan. 2009.

 

The President's delegation includes Puntland Interior Minister Gen. Abdullahi Ahmed Ilkajir and Mr. Ali Abdi Aware, an adviser to the president.

 

On Sunday, the delegation met with Yemeni Foreign Minister Dr. Abu-bakr al-Qirbi, where discussions centered around security and economic relations, according to a press statement issued by President Farole’s office.

 

"The two parties discussed how cooperation on the war against fundamentalist insurgents, human smugglers, pirates and foreign countries whose vessels are bringing destruction to the sea between Yemen and Somalia," the press statement said.

 

Puntland President Farole and Yemeni Foreign Minister al-Qirbi discussed the security and political developments in Somalia. Yemen hosts upwards of 88,000 Somali refugees and its government has keen interest in Somali stability.

 

Government insiders tell Garowe Online that the Puntland leadership wants to make strong and committed partnership with the Yemeni government. Yemen has become a key ally of the U.S. government and is receiving military and training support in the war against a terror group that calls itself, 'Al Qaeda in the Arabian Peninsula.'

 

Puntland, located at Somalia's northeastern tip, is across the narrow Gulf of Aden from Yemen, and both regions are facing local insurgencies.

 

Somali peace activist Mohamed Deeq Yusuf, in an op-ed published by Garowe Online, argued that Puntland's government is at war against 'Al Qaeda in the Gulf of Aden,' a misnomer given to Al Shabaab-linked insurgents led by a Puntland native named Mohamed Said Atom. READ: Puntland's war against 'Al Qaeda in the Gulf of Aden'

 

On Saturday, Yemeni news agency SABA reported that Puntland officials met with Yemeni Fisheries Ministry officials to "review fisheries cooperation." READ: Yemen, Somali Puntland to review fisheries cooperation

 

The meeting's participants included Yemeni Deputy Fisheries Minister Abdullah Ba-Sunbul, Puntland Petroleum Director Isse Mohamud Dhollowa and Mr. Abdiwahid Hersi Jo'ar, Director-General at Puntland’s Ministry of Fisheries and Marine Resources.

 

GAROWE ONLINE

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this