Sign in to follow this  
Liibaan

Siciid Jaamac Cali Qoorsheel oo Lagu Wado in Loo Magcaabo Wasiirka Arimaha dibada

Recommended Posts

Liibaan   

gcadhays1.jpg

 

 

DHAHAR ONLINE: Siciid Jaamac Cali Qoorsheel oo Lagu Wado in Loo Magcaabo Wasiirka Arimaha dibada ee Somaliya

 

Jabuuti:- Warar aad loogu Kalsoonyahay ayaa sheegaya in Raisalwasaaraha Somaliya Cumat C/Rashiid Cali Sharmaake, uu durba Bilaabay Kulamada iyo wada Tashiyada Raga u aqalma inay Jagooyin ka qabtaan Xukuumadiisa, raga ugu Cad Cad ayaa la sheegay inuu ka mid Yahay Siciid Jaamac Cali Qoorsheel oo aad looga Yaqaan Somaliya.

 

 

Warar Hoose oo Maanta Naga soo gaadhay Madaxtooyada ku Meel Gaadhka ah ee Dawlada Somaliya ee Dalka Jabuuti ayaa sheegaya in Raisalwasaaraha Cusub ee Dawlada Somaliya Cumar C/Rashiid Cali Sharmaake, uu dhawaan Magcaabidoono, Xukuumadiisa, kuwaasi oo qaar ka mid ah Magacyada Wasiirada, ay si Hoose ku Heshay Warbaahinta LaasqorayNET ayaa sheegaya in Siyaasiga Reer Sanaag ee Siciid Jaamac Cali Qoorsheel aad loogu Badinayo in loo Magcaabo Wasiirka Arimaha dibada ee Dawlada Somaliya, sida ay sheegayaan Ilo ku dhaw dhaw Xafiiska Raisalwasaaraha Cusub.

 

 

Warka aanu ka helay Magaalada Jabuuti ayaa sidoo kale sheegaya in Siciid Jaamac Cali Qoorsheel oo ah Siyaasi aad looga Yaqaan Somaliya ay durba is arkeen qaar ka mid ah Madaxda Sare Sare ee Somaliya isla markaana ay u soo Bandhigeen Qorshaha ah inuu Xilkaasi Qabto, Ka dib Markii la Gar waaqsday inuu Xilkaasi Yayah Mid uu u qalmo inuu qabto.

 

 

Saraakiil ka tirsan Xafiiska Railsawasaaraha Cusub ee Somaliya ayaa sheegay in ay wali socdaan Kulamada iyo kala doorashada Xubnaha ka mid Noqonaya Golaha Wasiirada ee uu dhawaan soo dhisidoono Mudane Cumar C/Rashiid Cali Sharmaake, saraakiisha aya sidoo kale Xaqiijiyay inay Jiraan dad badan oo Hunguri ka Hayo inay Xilal sar sare ka qabtaan Xukuumada Cusub.

 

 

Siyaasiga Siciid Jaamac Cali Qoorsheel ayaa waxa uu ku dhashay Sanadkii Markii ahaa 1956- Magaalada Hargaysa ee haatan ah xarunta Maamulka Iskiis isu Magcaabay ee S/land, Siciid Jaamac Cali Qoorsheel ayaa la sheegay inuu ka mid ahaa Xidigyadii Kubada Kolayga ee Somaliya Sanadihii 1971- Wakhtigaasi oo la qiray inuu ahaa Nin aad ugu xeel dheer Arimaha Kobada.

 

 

Dadka isha ku Hayay Taariikhda Siciid Jaamac Cali Qoorsheel ayaa noo Xaqiijiyay inuu Kabtan ka ahaan Kooxdii Kubada kolayga ee Qaranka Somaliya Sanadihii 1972-1977- xiligaasi oo uu Dalka Somaliya u soo Hooyay Magaca iyo Maamuus.

 

 

Siciid Jaamac Cali Qoorsheel ayaa Maamul Goboleedka Puntland xilal kala duwan ka soo qabtay intii u dhexeexaysa 2004-2007- uu soo qabtay Xilal kala duwan sida Wasaarada Isboortiga iyo Dhalinyarada, isaga oo Markii danbe Noqday Wasiirka Xanaanada Xoolaha Beeraha iyo Deegaanka, in kastoo uu Markii danbe iska Casilay, Waxana lagu tilmaamaa inuu yahay Ninkii ka danbeeyay Abuuritaanka Maxjarka Xoolaha Laga dhoofiyo ee ka dhisan Gudaha Magaalada Bosaaso kaasi oo ay ka shaqeeyaan shaqaale Gaadhayaa 850-Ruux oo isugu jira Ajaanib iyo Somali.

 

 

Siciid Jaamac Cali Qoorsheel dadka Yaqaan waxay ku sheegeen Nin Degan oo aad u dul qaad Badan waxan uu ku Hadlaa, dhawor Luqadood, isaga oo wax ku soo barta Dalka Canada.

 

 

Jaamac Feyte.

 

 

Radio Dhahar.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Libaax, Indeed It would be an exelllent and wise pick

 

Mr. Siciid is very good man who is honest and wadani

 

He is another canuck[Canadian] from Toronto

Share this post


Link to post
Share on other sites
NASSIR   

We shall see. InshaAllah. There are good cabinet posts that can be distributed fairly like the Defense, Interior, Finance, Deputy PM, and Ports and Fishery.

 

If the Foreign goes to the people of Sanaag, Haylaan and western Bari, it's welcoming sign of hope and reconciliation for the TFG. Merit matters and QOORSHEEL deserves it.

Share this post


Link to post
Share on other sites
NASSIR   

JB, Whoever is appointed provided he is qualified and has good public reputation, I will support him or her. My goal is to identify structural pitfalls and the foreign factor and to put forth ideas for a long-term solution to our problems. As long as Shariif calls for peace and reconciliation, not only will he win the hearts and minds of his people but of the International community. He is willing to sit down and talk with key figures of Al-shabab and has promised to implement the Shariah, as the federal Constitution prescribes. Iam sure once they key figures agree to compromise and work with the TFG and Shariif, peace will just be around the corner. No group shall hold the people and country hostage.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

If I had a choice I will beyond doubt give it to none else than Siciid ofcourse, a well cultured, educated and above all a 'reer-Xamar' guy - but come on P/land you already have the PM position you can certainly assume to also take a high calibre cabinet position.

The butlers are saying there is a good possibility that Siciid could be in Omar's cabinet but not in foreign affairs portofolio.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Xamar-Gale:

If the Foreign goes to the people of Sanaag, Haylaan and western Bari, it's welcoming sign of hope and reconciliation for the TFG. Merit matters and QOORSHEEL deserves it.

Whoever is appointed provided he is qualified and has good public reputation, I will support him or her. My goal is to identify structural pitfalls and the foreign factor and to put forth ideas for a long-term solution to our problems. As long as Shariif calls for peace and reconciliation, not only will he win the hearts and minds of his people but of the International community. He is willing to sit down and talk with key figures of Al-shabab and has promised to implement the Shariah, as the federal Constitution prescribes. Iam sure once they key figures agree to compromise and work with the TFG and Shariif, peace will just be around the corner. No group shall hold the people and country hostage.

Quite contradictory ... innit ?? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sophist   

^Did that! send me your num.

 

Thierry: War heedhe, arent you satisfied with the name Qoorsheel? This should do it just like our Cumar C/raashiid sharmaak!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Thierry.   

^^ lol is he recruiting all his Canadian buddies, someone was saying the same thing happened in Puntland with the invasion of Australians

 

I say a new form of tribalism, (Londoners get of your backsides we are getting robbed by our commonwealth subjects)

Share this post


Link to post
Share on other sites
NASSIR   

Originally posted by Sophist:

Is the convention of ciyaalkii madaxda?

 

Sharmaake, Qoorsheel, .......!

Lool. if this turns to be true, it would be as you and others like Abtigiis & Tolka's uptake.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this