Sign in to follow this  
General Duke

Clan courts honeymoon is over.....squeeze will begin.

Recommended Posts

Wakhtigii Maxaaakiimta oo gaba gabo ku dhaw iyo laba qaraxa dawlada Federaalka:-

 

Kadib markii ay midowga maxaakiimtu la wareegeen caasimada somaliya dagaal lagu hoobtayna ay kalagala wareegeen qabqablayaashii ashahaada la dirirka waxaa dad badan ay ku noqotay lama filaan in awood aan lagu sii xisaabtamin kasoo baxdo Koonfurta Somalia iyadoo soo dhawayn aan loo kala harin lagu soo dhawayeey Somalia Midowga maxaakiimta dadkuna u arkeen inay tahay fursadii ugu qaalisanayd ee abid soo marta dadkii dhex dabaalanayay badwaynta dhiigaa ee aan lahayn meel looga baxo.

 

Midowga maxaakiimtu waxay qabsadashadii Muqdiso kadib bilaabeen hadalo aad umacaan oo ku salaysan dhamaantood diitna islaamka dadkuna aad madaxa ugu ruxeen maadaama ay tahay meesha kaliya oo dadka somalidu ugu nugul yihiin in laga soo galo.

 

Waxayse soo baxday sirtii dad badan hoos uga jeedeen ee ahayn inay waxani yihiin urur kii USC oo xirtay shaar diimeed wax is badalana aysan ka jirin K/Somalia markii ay ka dhul bilaabeen sadexdii goobood oo uu ka dhul bilaabay Gen. Caydiid Xiligii uu helay fursada dahabiga aahayd kuse dhamaatay hoog iyo hungo uu kala huleelay damaciisii ahaa inuu awood ku muquuniyo shacabka somaliyeed.

 

Gen Caydiid markuu gacanta ku dhigay Caasimada Somalia iyo wixii hanti qaran taalay wuxuu isla markiiba weeraro aan kala go’lahayn ku qaaday sadex magaalo oo kala ah sadexda hada maxaakiimtu ka dhulbilaabeen Kismayo,Baydhabo,Galkacyo sadexdan goobood waxay ahaayeen xudunta dagaaladii ahliga ahaa iyadoo ugu dambayn tii sadexdaba awood ciidan uu kaga huleelay Gen. Caydiid Reer tolkina uu ku dhameeyay dagaalo aan wax danihi ugu jirin.

 

Hada waxaad moodaa inay maxaakiimtu qaadeen dhabihii geerida iyo gabagabada siyaasadooda maadaama ay ciidamadooda iyagoon awood yeelan udaad gureeyeen sadexdan magaalo siday gacanta ugu dhigi lahaayeen.

 

Dawalada Federaalka.

 

Dhanka kale dawlada Federaalka ah oo dad badan ugu yeeraan dawlada taagda daran marka xaqiiqada laga hadlana aan ahayn dowlad taag daran waxay hada isu diyaarinaysaa dagaalo lagu hoobto oo ay ku qaado siyaasada diin ku gabadka ah iyadoo hada dawladu dul fadhida goobo muhiim u ah qabashada dalka dhamaystirtayna awoodeedii ciidan ee ay ugu babac dhigi lahayd siyaasiyiinta diin ku gabadka ah waxay dad badan iswaydiinayeen waa maxay sababta dawladu isha un uga eegayso waxa dalka ka socda markaadse dhexgasho siyaasada jirta ama caqabadaha jira aad ufiirsado waxaad moodaa inay ugu wacnayd laba arimood.

 

Maadaama ay dawladu ahayd Dibu heshiisiin waxaa dasduur keedu qorayay inaysan labada sano ee ugu horaysa wax dagaala qaadin ilaaa inay is daafacayso maahee taasoo haday fuli lahayd ahaan lahayd jabin dasduurka dalka uyaal dabin kaasna ay la doonayeen maxaakiimtu balse ay hada ka gudubtay maadaama labadii sano ee dibu heshiisiintu ku eg tahay 14/10/06.

Dawladu waxay ku jirtay wakhti khilaafaad hareeyay wax qabad kasta oo ay samayn lahaydna waxay ku cuntay arintaas hadase waxay awood buuxda uleedahay inay fuliso waajibaadka ka saaran wadanka kuna xaliso awood ciidan maadaama sheekadii qori caaradiis isu rogtay taasoo la dhihi karo maanta way ubabac dhigi kartaa Dawaladu weerar iyo difaac labadaba maadaama ay hada ciidamadeedu ku sugan yihiin goobo badan oo dalka kamida sugayaana amarka oo qura.

Ugu dambayn tii marka la eego goobaha ay hada dawladu ciidamada ku daad guraynayso sida

 

Kismayo,Bu’aale,Bandiiradle,Hiiraan.Buurxakaba,waxay muu jinaysaa in sadexdii bilood ee maxaakiimtu dhamaadeen sadexda soo socotana ay tahay sadexdii dawlada Federaalka taasoo sida hada muuqata ay awood buuxda uleedahay dawladu dhanka kale midowga maxaakiimta waxaad moodaa inay ku socdaan siyaasad aan xeel dheer ku fadhiyin oo ku salaysan iska yaac un iyo hadba in magaalo la galo ciyaar cimaamado iyo rigniko la ordayaana ka khudbeeyaan iyadoon la eegayn maxaa dana oo ku jira maxaase khasaare ka iman kara dad badan ayaa aaminsan in siyaasada ay dawaladu la shaxday maxaakiimtu muujinayso sida aysan wali khibrad uyeelan dadka maxaakiimta hogaaminaya oo aad moodo in hogii 1992 laga qaniinay markale laga qaniini doono.

 

Iyo Dadka hogaanka u haya dawlada oo aad uga fiirsanaya talaabooyinka ay qaadayaan iyo kasbashada shacabka iyadoo ay muuqato inay u fudadahay inay gali karaan gobolka banaadir amaba ay qabsan karaan Garoonka balidoogle taasoo haday gacanka ku dhigaan wax maalin ka yar awooda maxaakiimtu ku baabi'i karto maadaama awoodoodii ay u kala direen gobolada fogfog ee dalka ayna ku adkaan doonto soo laabashadooda haday dawladu qabsato Marka ama Balidoole maadaama aysan jirin meel gurmad uga baxo ama ay ka soo gali karaan.

 

 

 

Cabdinuur Mohamed Seraar

 

qalay2005@hotmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Chimera   

lool i still remember the 2 min long capture of burkhaba by TFG and your topic title

 

it has begun

 

looool been watching to much lord of the rings haven't you duke?? looool :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^It faced no opposition in Bur-Hakabo and sent shock waves through Mogadishu..we still are waiting for the Clan Jihad..lol' :D

 

That was a dry run, next time you will here the courts vacating Afgooyee and Barava and blaming it on Ethiopia..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Chimera   

ICU is controlling multiple cities across somalia

 

TFG only one

 

chasing a local militia ain't a big deal

 

but i would love to see them do that stunt in mog

 

jihad or no jihad that will be the end for TFG and their foreign neo-colonizing friends insha-allah

 

and then i will invite ICU to puntland to stop that thief cadde muse

 

insha-allah

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Saxib every clan controls its own little town. The ICU control is like the way they controled Bur-Hakabo..Which was nothing, they do not have any admin structure even in Mogadishu.

 

The TFG controls the whole of Bay and Bakool, soon it will control the whole country, a little clan can not in the long term stop a national government.

Share this post


Link to post
Share on other sites

And who is gonna guarantee the likes of Hiraale and Qaybdiid won't return of the good old days of warlordism. TFG is advocating clan fiefdoms. Do you think Hiraale would relent control of Kismayo to the TFG if he recaptures the place.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Chimera   

walahi duke you remind of my brother

 

don't worry ICU wadaads,Puntland wadaads and somaliland wadaads will stand up and destroy somalia's foreign enemies one by one

 

and kick out these 18th century leaders

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abdi2005   

You are underestimating the courts. Even if Superior force attack them it will be long and bloody war. And lets not forget the courts have the money they need for a big fight as they have the backing of muqdishos businessmen from hawalas to telecompanys. Its because of this grass root support the court have that i think ethopia and TFG will loose this war inshallah.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Originally posted by Che-Guevara:

And who is gonna guarantee the likes of Hiraale and Qaybdiid won't return of the good old days of warlordism. TFG is advocating clan fiefdoms. Do you think Hiraale would relent control of Kismayo to the TFG if he recaptures the place.

The need for Hiiraale to protect his people is a product of the Civil War and the anarchy that ensued as a result of our statelessness.

 

Once a government is raised and a system is put in place, I am sure there will not be systematic expulsions and degradations of clans which would cause them to raise arms and counter-attack.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Salaan...

 

Ar ninkaana. Minankiisa Landhan ku yaalo asagoo joogo uu dagaal u fakfakanaa. Ar banooniga daji tartiibso. Dagaal habayaratee wax uu faa'ido u lee yahay ma jirto our war-weary people.

 

Taloow hadii dagaalkaan aad rabtid uu ka dhici lahaa gobollada Waqooyi Bari, saan maa ugu xaragoon lahayd? Is daji aan ku dhahay.

 

Dhiig aan waxba galabsan ayaa daadanaayo. Dad baa qaxaayo oo waayeelo iyo caruur ku jiraan.

 

Ii sheeg even xataa wadaada ku sheega hadii la burburiyo, maxaa laga dheefaa? Soo ma lagu noqonaayo wixii burburkii iyo qaxarkii iyo fidnadii 15 sano lasoo dhaafay. Ma Max'ed Dheere oo soo noqdaa faa'ido kugu jirto, mise Qanyare? Mise Cabdi Qeybdiid? Mise Kaabo Yalaxoow?

 

The less warlords, the better, runtii even xataa hadaa kasoo horjeedid wadaada ku sheega, as I do.

 

Dowladdaan hadee dhab ka tahay, hala gorgortanto wadaada ku sheega. At least kuwa ku jiro oo la qancin karaa jiro. Dagaal wax ee wax ku keeni karto ma jiro.

 

Baydhabo and the locals won't be the spectators of early 1990s, oo deegaankooda la isku hardamo. No. They will kick both of them, dowladda iyo wadaada ku sheegaba. Intuunan Amxaaro isku haleynaayo haka fiirsado C/llaahi Yuusuf. Amxaaro asagoo wado ama asagaba la wato inayba Soomaali la heshiineynin. Ha ogaado taas.

 

N.B, I still don't understand why you are early cheering the guy who fuleynimo ugu cararay Kismaayo, wanting him back, but at the same time against his cohorts of Seeraar and Goobaale. Maxaa Goobaale, Seeraar iyo Indhamadoowaba ugu soo horjeedaa oo aad kan kale ula jirtaa maadaama afartoodaba isku meel ka wada yimaadeen?

 

Oh, I see why: C/llaahi Yuusuf uu kistoo la jiray. Dad hala jiro mise yuula jirin, occupier is an occupier. Indhamadoowe and him were the same coin with different sides.

 

There won't be "Jubbaland," as you seem to support. There will be "Jubbaland" when Koonfurta Mudug becomes part of Waqooyi Bari. Kan Kismaayo heystay with his cohort maafiyada -- which included Seeraar iyo Goobaale -- seven years ayee heysteen, and he couldn't establish "Jubbaland," for he knew the day uu ku dhawaaqo dagaalo ba'an inay ka dhici lahayeen. Ninkaas waa baxay maanta, ee iska samir oo Kismaayo kuma soo noqonaayo, kana samir the dream of "Jubbaland."

 

The very idea is gone with the wind as he is gone with it. Qanyare oo ahaa qabqablaha ugu awood badan koonfurta ayaa deegaankiisa asagoo joogo xoog loogu saaray, illaa hadana ka samray ku soo noqosho. Marka adigana ninkaan oo deegaan uu u dhashay iska dhaafee, meel fog ka yimid ayaa wax ka sugee.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Salamu Aliakum.

 

The man of the moment asks another question, as if to probe some deep seated feeling of the General.

 

Sir MMA, I apologise if you can not see the danger of the clan courts. Mr Hiiraale not withstanding my position is clear, all those who fight for the national government are on my side regardless of clan hence A/qaybdeed, Hiiraale and Shatigaduud are all on the side of government.

 

Its not about a single individual, for I supported President Yusuf not because he is from my clan but because he is the President of the republic, my support for him extended to when he led Puntland. It is not new and neither about clan affiliation.

 

The courts, I supported when under seige in Xamar.

 

I have always been against war, but who started the war between courts and TFG, who broke the ceasefire, who used a suicide bomber? We all know the answer to that. So do not mistake my position for sabre rattling.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jabhad   

^^In plain English, killers and criminals are my friends as long as they support my uncle Yeey desbite their profile.

Share this post


Link to post
Share on other sites
bambo   

^^In plain English, killers and criminals are my friends as long as they support my uncle Yeey desbite their profile", wallahi billah taas waa saax, Generla duke you state you support court in xaamar fight againts the warlord, but then now you support abdi qaabdiid aka qeer diid, what change , You though courts where goin kick one warlord of their kind and welcome the biggest warlord how ironic is that, since that dident happent , Mr duke change his position to support Icu to supporting muse sudi . abdi qabdiid,

:eek: :eek: :eek: :eek:

 

there is no appoint trying to prove point her because clearly General Duke and rest TFG supporter here have one reasone supporting the TFt which is clan reasone , and one reasone he hates ICu is because its majority is from one clan who are tryin to improve life of their citizen , but icu is based in south my friend , if they were station in Bossaso and Hargessa the power sharing would of been equal inshallah near futur it will be . icu are not intending to rule hargessa nor bossaso my friend, we seen it in kismayo who they appointed its not men from xaamar . Why do you wanna be rulled by warlord's and ex remins of siad barre regime regardless of wahat tribe they are, the warlords that you are fighting for they were givin 16 years to form goverment which they havent because they are not interested , TFG 2 years passed no progress , they spend 2 years sacking ministers, they them self need another conslidation since they seem not trust each other.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this