Sign in to follow this  
Gabbal

Another day of civil unrest in Kismaayo?

Recommended Posts

As long as one group of Somalis are winning, and considilating their hold on the country, Iam all for it.

 

 

Horn...Get it over duqa, Barre is gone and he ain't coming back.

 

Now let's move to Gedo, and Mudug.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Originally posted by xiinfaniin:

quote:Originally posted by General Duke:

The demo's are still going, no amount of spin can hide the fact that people are starting to see the
truth...

^^Truth? The truth is that Kismayo is very stable without a spin. If anyone is spining it's these clanish news portals, adeer!

 

[edit], lol@Zafir! I would rather have good Horn sponsor him to WA. In that case i would get a chance to talk to him, you know inaan soo salaamo..lol.
I am sure for any city under Martial Law, the result would be stability. However, differentiate between forced stability brought on by occupation (that people are somehow resisting) and normal stability. ;)

 

What would any people like if there was a battlewagon on every corner? Can we say caburin? Is that not why the people of Mogadishu kicked out the warlords? Even those from their own clans?

 

Translate that to Kismaayo sxb, and formulate a more honest assesment of the situation.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Originally posted by HornAfrique:

Is Horseed more like it Xiin?

 

 

Banaanbaxyo horleh oo ka dhacay Kismaayo iyo Idaacada HornAfrika oo la xiray

Last Updated::2006-09-28 19:52:31

 

Kismaayo:- Waxaa maalintii 5aad mudaharaad uu ka dhacay magaalada Kismaayo kaasi oo looga soo horjeedo

Maxkamadaha magaalada qabsaday.

 

Banaanbaxan ayaa waxaa maanta laga dareemay gudaha magaalada ayadoo ay ka qeyb qaateen dad isugu jira dhalinyaro, haween iyo ragba.

 

Mudaharaadka maanta ayaa lagu soo afjaray iska horimaadyo halkaasi ku dhexmaray shacabka iyo maleeshiyooyinka Maxkamadaha.

 

Shacabka oo lagu kala yaaciyey rasaas ay tuurayeen maleeshiyooyinka ayaa waxaa soo baxaya dhaliicooyin kasoo baxaya dadka rayidka ah oo sheegay in si xun loo jirdilay.

 

Maanta ayaa markale xabsiga loo taxaabay in ka badan 7 haween ah oo kamid ahaa dadkii mudaharaadayey ayadoo horey xabsiga loogu hayey dad ka badan 20 oo isugu jira haween iyo rag.

 

Idaacada HornAfrika ee magaaladaasi ka hawlgali jirtay ayaa galabta iridaha loo laabay.

 

Idaacada ayaa la xiray kadib markii ay siideysay cododka dadkii maanta mudaharaadayey iyo dadkii sheegay in la jirdilay oo ay ku xad gudbeen Maleeshiyooyinka Maxkamadaha.

 

Magaalada ayey ku sugan yihiin maleeshiyooyin aad u badan oo kamid ah kuwii soo galay magaalada Axadii lasoo dhaafay.

 

Magaalada ayuu habeenkii saaran yahay bandow ayadoo habeenadii lasoo dhaafay ay jireen dhalinyaro habeen walba rabshado ka dhiga magaalada.

 

Magaalada ayaa amnigeedu u degen yahay marka laga reebo mudaharaadyada oo ah kuwo ku beegan Maleeshiyooyinka maxkamadaha oo ayagu ku sugan goobo kala gedisan oo magaalada ah.

 

Mudaharaadkii maanta ayaa xoogiisa ka dhacay Hotel Meridian oo ay ku sugnaayeen xubno culumaa'udiin ah oo la sheegay in ay ka yimaadeen magaalada Muqdisho si ay taageerayaasha rayidka ah ee Bare Hiiraale ee weli ku sugan magaalada uga dhaadhiciyaan in ay taageeraan Maxkamadaha la wareegay gacan ku heynta magaalada.

 

Maxamed Cabdi

HorseedNet.com

Ciidamo sheegtay inay ka tirsan yihiin Maxaakiimta Islaamka oo caawa albaabada u laabay Idaacaddii HornAfrik ee magaalada Kismaayo.

 

September 27- 2006 HornAfrik, Mogadishu , Somalia

 

Ciidamo sheegay inay ka tirsan yihiin maxaakiimta Islaamka ee la wareegay magaalada Kismaayo ayaa caawa maqribkii albaabada u laabay Idaacadda HornAfrik ee magaalada Kismaayo.

 

Ciidamo badan oo aan heysan qoraal muujinaya in amarkan maxkamadaha uu ka yimid ayaa qabsaday xarunta Idaacadda, iyadoo shaqaalaha ku amray in la damiyo Idaacadda.

 

Ma jirto sabab rasmi ah oo ay sheegeen in ciidamadaas ay ku joojiyeen howlihii Idaacadda HornAfrik ee magaalada Kismaayo

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

Subxaana Malikil-Quduus!

 

Horn, give it up sxb. It’s Ramadan and you’re advocating for war. Warlord Hiiraale isn’t deserving and I don’t buy that he gave up two million. Why would Kenya and the American Embassy as you claimed, offer two million dollars to a corrupt warlord when they can do the job for pennies? You do know Kimbooni sits few hours to Lamu?

 

I don’t know how to break it down but unlike your uncle, the courts have arrived the city peacefully without firing a single bullet. Unlike your uncle, the courts have won the hearts and minds of all Somalis with expectation of few hardcore clannists like you that seem to offer convenient support. Unlike your uncle the courts have a good record of eradicating evil men and their tyranny rule. Unlike your uncle, the courts have not rulled the city illegally for full eight years. Unlike your uncle, the court’s missions are not about caburin or create illegitimate administration but bring peace and stability to its citizens. Hiiraale is gone for good and so is the dream state of Jubbaland. Kissima isn’t exclusively protectorate territory of your uncle or the dee family. :D

 

It won’t be easy but you need to come to your senses and get over your denial.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

^Was not the reason you changed from Duca-qabe to "Jimcaale" when you joined the Politics Section so you did not have to pretend to be religious? Ok jaale, afaarahaan ii daa marka. ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

You called me fascist yesterday and charge I’m wanna be religious today? You’ve used that one already. Wanna try again. Walle jabkii adeer ku dhacay have caused you a memory lapse. I wish it’s a simple not serious one.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Originally posted by Jimcaale:

You called me fascist yesterday and charge I’m wanna be religious today? You’ve used that one already. Wanna try again. Walle jabkii adeer ku dhacay have caused you a memory lapse. I wish it’s a simple not serious one.

Alxamdulilah sxb jab adeerkey ku dhacay garan mayo ee hadaad u jeedid ii sheeg bal. Shicibkiisuna wuu badbaadiyey, ragiisuna wuu badbaadiyey.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

I’m glad adeer in la waafajiyey this time. Waa arrin Ilaah lagu mahadiyo. I resent inaad ummad Ilaahey abuurtay ugu wacdid shicibkiisa. Hiiraale doesn’t speak for many of his clansman let alone own them. Adeer would not have run if he had the means to defend his behind. The only ones he saved, the crack-head drug-addict niggas he calls army.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

^Rumour has it caleemo qoyan baa loo diyaarsanayaa, xitaa kuwii mucaarad ku ahaa ee ku xadgudbi jiray xornimaduu shicibkiisu siiyey. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

I see you two enjoy switching sides and playing your favorite game, the clan game. You wish to utilize the dee card now after you run out of cards. You were rubber stamping Hiiraale’s every step of the way few months ago and his old friends & alliance. You learned from the master and must not have any principal. If Hiiraale is a smart one, he would choose his good old friend than the old foe turned new friend and short term alliance. The new friends he’s falling for now will undoubtedly put him in a token position as a place-holder (borrowing Horn’s favorite phrase). Think hard before you make a wish sxbyaal. If what you’re forecasting appears to be true, Hiiraale and Kismaayo won’t be the first to take such road, [think of another warlord & town] but I can predict worst consequences happening.

 

 

wave1.gif

*Waves bye-bye to the gloomy dream of Jubbaland*

Share this post


Link to post
Share on other sites
Khalaf   

be cool brothers Barre may have left but there will be no expanding territory anytime soon...the test for the courts will be in Kismaayo!

 

the ppl of Kismaayo overwhelming do not welcome the courts….the ppl are saying they are ormos which they said are threatening to blow up the port, ect.

 

Second they have taken away ppls livelihood without providing an alternative…and the ppl are against them! THAT’S the word on the street I heard and Allah knows best….something big is going down in Kismaayo….the courts have made dumb mistakes!

 

 

ps: Ramadaan Kariim to all the ummahta islamiya

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

^Sadely, I can almost feel Civil War II

 

 

Banaanbax Ballaaran Oo Looga Soo Horjeedo Dhul-Ballaarsiga Ka Socda Kismaayo Oo Maanta Ka Dhacay Magaalad B/Xaawo

Sep 28,2006

by B/Xaawo-Gedo News Network

Banaan bax ballaaran oo looga soo horjeedo dhul-ballaarsiga iyo qabsashada midowga maxaakimta ee magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/Hoose ayaa maanta ka dhacay degmada B/xaawo ee G/Gedo.

 

Boqollaal shacab ah oo ku dhawaaqayay hal-ku-dhigyo ka dhan ah midowga maxaakimta Islaamiga ah ee Moqdisho ayaa buux-dhaafiyay shaaracyada degmada B/xaawo ayaga oo dareen-kooda si weyn ugu muujiyay sida ay uga soo horjeedaan dhul-ballaarsiga maxkamadaha Muqdisho iyo duulaan-ka ay ku qaadeen gobalada Jubooyinkla.

 

Banaan-baxan ayaa waxaa ka qayb-galay xildhibaano uu ka midyahay xildhibaan Yuusuf Maxamed Cabdiqadir (Kaanti), maamulka degmada B/xaawo,xubno sarsare oo ka mid ah saraakiisha ciidamadii hore, golaha guurtida, gudiyada kala duwan ee arrimaha bulshada, ardayda iskuulada, ciidamada qalabka sido iyo dhamaan qaybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan degmada B/xaawo. Waxaana jawiga B/xaawo maanta hareeyay shucuur shacabeed iyo dareen kulul oo ka tarjumayo sida deegaankaasi looga qaadacsanyahay dhul-ballaarsiga maxkamadaha Muqdisho ee la wareegay gobalada Jubooyinka.

 

Masuuliintii ka hadashay madasha banaan-baxa ayaa ku tilmaantay duulaanka maxaakimta gardarro aan geed loogu soo gaban taasoo horseedayso guluf colaadeed iyo dagaal sokeeyo oo loo horseedayo umada Somaaliyeed iyaga oo intaa ku daray in uu duulaankani yahay mid ku salaysan damac siyaasadeed oo ku qotomo dhul-ballaarsi ay ku kacayaan maxkamadaha Moqdisho oo isu suureeyay hannaan qabiil.

 

Masuuliintu waxay intaa ku dareen in uu duulaankani yahay mid ka fog kaalintii looga fadhiyay maxaakimta Muqdisho oo ahayd in ay horseedaan midnimo, nabad iyo xasilooni lagu soo dabaallo guud ahaan dalka Soomaaliya iyada oo laga anba-qaadayo awaamiirta shareecada Islaamka ee ku salaysan ilaalinta nafta iyo hantida walaalaha muslimka ah iyo tixgalinta xuquuqda bini'aadamka ee muqaddas-ka ah. Waxayna intaa ku dareen in ay arrintani bahdil ku tahay shareecada Islaamka ee ay ciwaan-ka ka dhigteen kooxaha soo abaabulay dagaaladan hubaysan.

 

Masuulintaasi lahadashay bannaanbaxayaasha ayaa daaha ka qaaday in uu isku daygani yahay tillaabadii ugu horraysay ee muujinayso fashil weyn oo ku yimid muuqaalka siyaasadeed ee maxkamadaha Muqdisho, waxayna carrabka ku adkeeyeen sida ay uga go’antahay in ay iska difaacaan wax ay ku tilmaameen weerarada waalida ah ee midowga maxkamadaha Muqdisho

 

Ugu danbayntii waxay masuuliintaasi shaaca ka qaadeen in ay ku biirayaan dadaalada loogu diyaar-garoobayo difaaca gobalada Jubooyinka. Waxayna u sheegeen maxkamadaha Muqdisho in ay isaga baxaan magaalada Kismaayo ka hor inta uusan qarxin dagaal hubaysan oo dhexmaro Xoogaga Difaaca Gobalada Jubooyinka iyo maxkamadaha Moqdisho isla markaana ay ka baaqsadaan weerarada sidan oo kale ah oo ay masuuliintu sheegtay in uu horseedi doonaan xasilooni darro, dagaal sokeeyo iy cawaaqib xumo ku timaado awoodii iyo sumcadii maxkamadaha Islaamka ee magaalada Muqdisho.

 

Gedo News Network,B/xaawo, Gedo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Culumaa`udiin ka soo jeeda beesh Sadde oo magaalada Kismaayo kulamo kula qaatay mas`uuliyiin ka tirsan golaha maxaakimta islaamka.

 

September 27- 2006 HornAfrik, Mogadishu , Somalia

 

Culumaa`udiin ka soo jeeda beesha Sadde ayaa gaaray magaalada Kismaayo si mas`uuliyiinta maxaakimnta ee la wareegay gacan ku haynta magaalada Kismaayo ugala soo hadlaan xalinta iyo dajinta amaanka magaalada Kismaayo.

 

Wafdigaani oo ka kooban ilaa 7 xubnood ayaa waxaa hor kacaya Shiikh Maxamed Macalin Nuur oo ka mid ah culumaa`udiinka beesha Sadde kuwaasi oo habeenimadii xalay kulan la qatay mas`uuliyiinta maxaakimta iyadoo wadahaladana diirada ay ku saareen sidii loo dajin lahaa dareenka dadweyanaha gaar ahaan kuwa beesha Sadde kuwaasi oo muujinaya dareen diidmo oo ka dhan ah maxaakimta

 

Kulan si gooni ah ay ula qaaateen dhalan yarada beesha Sadde ayay kaga hadleen daminta xiisadaha jira inkastoo warar soo baxaya ay sheegayaan in ay ku guul daresteen in dhalan yaradaasi ay ku qanciyaan joojonta xiisada..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haashim   

Alxamdulilah sxb jab adeerkey ku dhacay garan mayo ee hadaad u jeedid ii sheeg bal. Shicibkiisuna wuu badbaadiyey, ragiisuna wuu badbaadiyey.

Exactly

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this