Sign in to follow this  
Cowke

Protests Raging Thru Boorama

Recommended Posts

Cowke   

Mudaharaad Balaaran oo Ka Dhacay Magaalada Boorame ee Xarunta Gobolka Awdal

July 30, 2010

0 comments| leave your own!

Waxaa saaka mudaharaad balaaran uu ka dhacay magaalada Boorame ee xarunta gobolka Awdal ee Soomaaliland.

Dadweyne kor u dhaafay kumanaan qof ayaa isugu soo baxay wadooyinka waa weyn ee magaalada Boorame kuwaasi oo sida la sheegay dadka deegaanka ay ka cabanayeen Wasiiro uu dhawaan soo magacaabay Madaxweynaha Cusub ee Somaliland Axmed Siilaanyo.

Wadooyinka waa weyn ee magaalada Boorame ee xarunta gobolka Awdal ayaa waxaa lagu arkayey tayro lagu gubay wadooyinka,gawaari la burburiyey oo wadooyinka yaalay.

Waxayna sheegeen in lagu yareeyey beeshooda golaha wasiirada ee cusub lana siiyey labo wasiir oo kaliya kuwaasi oo kala ah Wasiirka Beeraha iyo Wasiirka Cadaalada iyo Garsoorka balse ay ka doonayeen in golaha Wasiirada afar wasiir ku lahadaan.

Sida aan ku helayno wararka ayaa sheegaya in mudaharaadka ay soo qaban qaabiyeen rag sar sare oo loo badinayo in ay siyaasiyiin yihiin balse goobta uu ka dhacayey mudaharaadka aan joogin,waxaana ka qayb qaadanayey dadweyne isug jira haween,caruur iyo dhalinyaro.

Dadka dibad baxyey ayaa sida la sheegay watay Calanka Soomaaliya ee buluugan xidigtana dhexda ku leh balse sida ay noo xaqiijiyeen weriyaal ku sugan magaalada Boorame ayaa sheegay in uu soo shabaho Calanka Soomaaliya ee uusan ahayn kan buluuga ah eel eh Xiddigta shanta geesleh ee Soomaaliya.

Xaalada ayaa iminka waxay tahay mid degen,dadkii sameynayey u soo baxana ay ku laabteen guryahooda iyadoona la fili karo in ay dib u halkoodii uga bilaab mudaharaadka.

Horseed Media

Share this post

Link to post
Share on other sites

Originally posted by Cowke: Mudaharaad Balaaran oo Ka Dhacay Magaalada Boorame ee Xarunta Gobolka Awdal

Cowke, its false alarm. It wasnt the Somalia flag they were carrying. It was something else. Maybe next time, keep your finger crossed. :D

Share this post

Link to post
Share on other sites
Cowke   

DEG DEG: Mudaaharaad Maalintii Labaad Ka Socda Hargeysa

Hargeysa (RBC) Dadweyne careysan oo ka soo baxay xaafadaha magaalada Hargeysa ee xarunta Somaliland ayaa maalintii labaad dibadbaxyo ka dhigaya wadooyinka Hargeysa iyagoo ka careysan qaabka loo dhisay xukuumada cusub ee madaxweyne Axmed Siilaanyo.

Dadweynahan oo ka kala yimid qeybo kala duwan oo magaalada Hargeysa ka mid ah ayaa isugu soo baxay wadooyinka waaweyn ee magaalada iyagoo gubaya taayarada baabuurta isla markaana ku qeylinaya ‘dooni meyno dowlad caddaalad darro ah”.

Waxa la arkayey dadweynaha qaarkood oo sita calanka Soomaaliyeed ee Buluuga ah xiddigta cadna dhexda ku leh kuwaasi oo socod ku maraya wadooyinka. Dadka mudaaharaadaya ayaa u badan dhalinyaro iyo haween inkastoo ay ku jiraan odayaal waaweyn oo reer Hargeysa ah.

Qaar ka mid ah dadka mudaharaadaya ayaa sheegay inaysan ku qancin qaabkii loo soo xulay golaha wasiirada cusub ee dowlada Axmed Siilaanyo ee la magacaabay labo maalmood ka hor kuwaasi oo ay sheegeen in beelo gaar ah ay qaateen.

“Waxaa laga tegey beelo ka mid ah kuwa Somaliland oo xaq ku leh dalkan, waana xaq darro midaasi. Siilaanyo wuxuu la soo baxay xagjirnimadii horey loogu yiqiinay. dooni meyno. dooni meyno”, ayuu yiri mid ka mid ah dadka dibax baxa sameynayey.

Ciidamada Somaliland oo isugu jira kuwa booliska iyo militariga ayaa lagu daad gureeyey xaafadaha iyo waddooyinka dibad baxyadu ka socdaan, waxaana la maqlayey rasaas loo adeegsaday mudaaharadayaasha oo ay ridayeen ciidamada.

Warar hordhac ah ayaa sheegaya in ugu yaraan 1 ruux dhaawaciisa la geeyey isbitaalka ka dib markii ay rasaastu haleeshay. Waxayna ciidamadu amreen in la joojiyo dibad baxa ay wadaan dadka careysan.

Waxaa xusid mudan in dibadbaxu markii hore uu ku bilawday hab nabadeed, balse y xaaladu isbedeshay markii ciidamadu bilaabeen rasaasta ay ku fureen dadweynaha.

Maalintii shaley ayaa dibadbax kan la mid ah wuxuu ka dhacay qeybo ka mid ah magaalada oo ay ka mid tahay degmada Axmed Dhagax halkaasi oo labo ruuxi ku dhaawacantay ka dib marki rasaas ay u adeegsadeen ciidamadu.

Xukuumada Somaliland ayaan wax hadal ahi ka soo saarin dibadbaxan oo maalintii labaad ka soconaya magaalada Hargeysa laguna diidan yahay qaabka uu madaxweyne Axmed Siilanyo u soo xulay xukuumada cusub oo dad badani oo qabiilada Somaliland ka tirsani ay aaminsan yihiin in xuquuqdii ay ku lahaayeen dowlada ee wasaaradaha la duudsiiyey.

RBC Radio

Xafiiska Wararka Hargeysa

Share this post

Link to post
Share on other sites

Cowke, my local sources tell me that since Silaanyo became President this week that some people, sometimes on some occassions wear blue underware with and sometimes wihout the 5 star.

So dont give up, there is hope to bring them back.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Cowke   

Chief your hurting sxb but it appears that this silanyo admin is going to have tough 5 years if the troubles just started the first day he entered office. The future doesn't isnt looking rosy at all.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Dude this is one xaafad in boraama not a big thing the awdal region got 3 ministers . under daahir rayaale they had 3 ministers nothing really change but its internal division with in the borama people Not something to worry about

Share this post

Link to post
Share on other sites
Cowke   

xaaji read carefully

Dadweyne kor u dhaafay
kumanaan qof
ayaa isugu soo baxay wadooyinka waa weyn ee magaalada Boorame kuwaasi oo sida la sheegay dadka deegaanka ay ka cabanayeen Wasiiro uu dhawaan soo magacaabay Madaxweynaha Cusub ee Somaliland Axmed Siilaanyo.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Cowke   

Xaji tribal protest in tribal democracy is what i will call it. I would not say that somaliland is true democracy and far from it.

Voting is done on clan lines not individual lines. Protests are done on clan lines. Ministerial spots are shared thru tribal lines not merit. So xaji stop calling somaliland what it is not and this is was big clan protest apparently 1 person got wounded in hargeisa over it and it doesnt seem like it will settle anytime soon. The question is when will the war begin? Wars dont begin straight away it always begins with civil un-rest just as we see what is occuring in waqoyi galbeed.

Xaji dont bother debating the issue you will get fried and roasted

Share this post

Link to post
Share on other sites

There is no point of debating you if one is spewing pure lies there was no one injured in hargeisa my friend get your facts right then come back to me. Somaliland’s democracy is well known in the world there is no one that can change the reality apparently u have a hard time comprehending how the situation is currently in our country Somaliland

Share this post

Link to post
Share on other sites
Cowke   

Xaji don't ever question my intergrity I am not pipesmoking qowdhan high on leaves that spews 20 years of nonsense to their citizens. That is not me Xaji that is you.

Hargeysa (RBC) Dadweyne careysan oo ka soo baxay xaafadaha magaalada Hargeysa ee xarunta Somaliland ayaa maalintii labaad dibadbaxyo ka dhigaya wadooyinka Hargeysa iyagoo ka careysan qaabka loo dhisay xukuumada cusub ee madaxweyne Axmed Siilaanyo.

Dadweynahan oo ka kala yimid qeybo kala duwan oo magaalada Hargeysa ka mid ah ayaa isugu soo baxay wadooyinka waaweyn ee magaalada iyagoo gubaya taayarada baabuurta isla markaana ku qeylinaya ‘dooni meyno dowlad caddaalad darro ah”.

Waxa la arkayey dadweynaha qaarkood oo sita calanka Soomaaliyeed ee Buluuga ah xiddigta cadna dhexda ku leh kuwaasi oo socod ku maraya wadooyinka. Dadka mudaaharaadaya ayaa u badan dhalinyaro iyo haween inkastoo ay ku jiraan odayaal waaweyn oo reer Hargeysa ah.

Qaar ka mid ah dadka mudaharaadaya ayaa sheegay inaysan ku qancin qaabkii loo soo xulay golaha wasiirada cusub ee dowlada Axmed Siilaanyo ee la magacaabay labo maalmood ka hor kuwaasi oo ay sheegeen in beelo gaar ah ay qaateen.

“Waxaa laga tegey beelo ka mid ah kuwa Somaliland oo xaq ku leh dalkan, waana xaq darro midaasi. Siilaanyo wuxuu la soo baxay xagjirnimadii horey loogu yiqiinay. dooni meyno. dooni meyno”, ayuu yiri mid ka mid ah dadka dibax baxa sameynayey.

Ciidamada Somaliland oo isugu jira kuwa booliska iyo militariga ayaa lagu daad gureeyey xaafadaha iyo waddooyinka dibad baxyadu ka socdaan, waxaana la maqlayey rasaas loo adeegsaday mudaaharadayaasha oo ay ridayeen ciidamada.

Warar hordhac ah ayaa sheegaya in ugu yaraan 1 ruux dhaawaciisa la geeyey isbitaalka ka dib markii ay rasaastu haleeshay. Waxayna ciidamadu amreen in la joojiyo dibad baxa ay wadaan dadka careysan.

Waxaa xusid mudan in dibadbaxu markii hore uu ku bilawday hab nabadeed, balse y xaaladu isbedeshay markii ciidamadu bilaabeen rasaasta ay ku fureen dadweynaha.

Maalintii shaley ayaa dibadbax kan la mid ah wuxuu ka dhacay qeybo ka mid ah magaalada oo ay ka mid tahay degmada Axmed Dhagax halkaasi oo labo ruuxi ku dhaawacantay ka dib marki rasaas ay u adeegsadeen ciidamadu.

Xukuumada Somaliland ayaan wax hadal ahi ka soo saarin dibadbaxan oo maalintii labaad ka soconaya magaalada Hargeysa laguna diidan yahay qaabka uu madaxweyne Axmed Siilanyo u soo xulay xukuumada cusub oo dad badani oo qabiilada Somaliland ka tirsani ay aaminsan yihiin in xuquuqdii ay ku lahaayeen dowlada ee wasaaradaha la duudsiiyey.

RBC Radio

Xafiiska Wararka Hargeysa

Share this post

Link to post
Share on other sites

You know what they say pictures say more than words here I have the pictures of today these people don’t even reach hundreds of people and you talked about kumanaan and I don’t see a blue flag

116_0486.JPG

116_0488.JPG

116_0484.JPG

116_0487.JPG

116_0498.JPG

So tell horseedmedia to stop making lies.

Do these people look like kumanaan qof looooolz

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this