Sign in to follow this  
Cowke

1st Of August Program With Interesting Guests. (Audio)

Recommended Posts

Cowke   

Barnaamij ku saabsan xuska 12aad ee Puntland

31 Jul 31, 2010 - 12:56:02 PM

 

Waxaa barnaamijka gaara xuska sanadguuradii 12 aad ee kasoo wareegtay asaaskii dowlada Puntland sanadkii 1998.

 

Waxaa barnaamijkaan si wada jira usoo jeedinaya Cabdaqani Irbad, Nasra Cabdirizaq Axmed, waxaana soo saaray Maxamed Baashi Khaliif.

 

Dhagayso waraysiyo aan la yeelanay, Isimo ay ka mid yihiin Garaad Saleebaan Garaad Maxamed ,Garaad Cabdilaahi Cali Ciid, siyaasiyiin ay ka mid yihiin madaxwaynihii ku xigeenkii xukuumadii Cade muuse Xasan Daahir Maxamuud "Afqurac" iyo Barkhad Cali Saalax.

 

Suugaan yahano ay ka mid yihiin Abwaan Jaamac kadiye Cilmi iyo Xaliimo Puntland.

 

Dhagaysi haboon hambalyo wanaagsan sanad guuro wacan dhamaan umada reer Puntland ayaa Radio Garowe iyo Garowe Online shaqaalihiisa idiin so gudbinayaa.

 

1st Of August Program

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this