Sign in to follow this  
Wiilo

SARAAKIIL ITOOBIYAAN AH OO XABSIGA LA DHIGAY KADIB MARKII AY DIIDEEN DAGAAL AY SOOMAA

Recommended Posts

Wiilo   

SARAAKIIL ITOOBIYAAN AH OO XABSIGA LA DHIGAY KADIB MARKII AY DIIDEEN DAGAAL AY SOOMAALIYA KU QAADAAN

 

 

Wararka ka imaanay magaalada Adis-ababa ee wadanka Itoobiya ayaa sheegay in maamulka Zenawi uu xabsiga u tabaaxay saraakiil sare sare oo ka tirsan ciidanka Itoobiya ka dib markii ay diideen in ay ka qaybqaataan dagaal lagu qaado Soomaaliya.

Warkan ayaa soo baxay kadib markii Zenawi uu kulan isugu yeeray saraakiisha sar sare ee ciidankaasi kuwaasoo uu doonayey inuu ka raarido in ay dagaal ku qaadaan Maxkmadaha Islaamiga ah Soomaaliya. Saraakiisha ayaa qaarkood su'aalo ka keekeen duulaanka iyagoo u sheegay Zenawi in ay san jirin sabab ay fahmi karaan iyo waxa laga helayo duulaan lagu qaado Soomaaliya.

 

Saraakishan ayuu Zenawi amray in xabsiga loo taxaabo. Dhinaca kale wararka ka imaanaya Adis-ababa ayaa sheegay in maamulka Zenawi uu taageero shacbi ah ka la'yahay dadwaynaha Itoobiya oo iyagu arrinkan u arka gardaro qaawaan oo aan faa'iido u lahayn wadanka Itoobiya, laakiin Zenawi ayaa lacag xoog leg siinaya saraakiisha sar sare ee ciidanka si ay hawsha u qabtaan.

 

Maamulka Adis-aba ayaa u muuqda inuu ku takooran yahay ciidan Soomaaliya la geeyo in buunbuuninta in maxkamadaha Islaamiga ah ee Soomaaliya ay khatar ku yihiin amniga geeska Afrika. Maanta ayaa kulan waxaa ku yeeshay caasimada Eretereya ee Asmara sedexda madaxweyne ee Suudaan, Jabuuti iyo Eretereya oo iyagu haatan u muuqda in ay isku soo dhowaanayaan iyagoo kawada hadlay arrima dhowr ah oo gobolka quseeya ayna ka mi tahay arrinka Soomaaliya. Kulan ayaa u muuqda mid ciriir gelinaya kaalinta Zenaawi ee gobolka.

 

http://www.goobjoog.net/print.php?a=3918

Share this post


Link to post
Share on other sites

I heard he is facing strong oppossition on this issue ,,,,,,,anyway he wants to do his plans whateve that costs ,,,,, he is getting the support of America and others ,,,,,,,,

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jabhad   

^lol, ar ma isku dhaxyaacday! War waa GOOBJOOB. Yesterday your uncle went to Addis responding a call from his master Melez, xagee mareeysaa the plan to forcefully retake all Somalia including Somaliland? I heard Somalilander officials are also there to meet the master.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Ignorance is bliss. Adis Ababa is the HQ for the AU. Last week the President of Nigeria was there does that mean he is a servent of Melez?

 

Come on give us a break. How come Shabbele could not even name one of the alleged officers who were arrested?

 

They used to make lies for Abdiqasin and the warlords of Mogadishu now they lie for their clan courts. Typical.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jabhad   

If Shabelle serves clan interests, does that mean your favourite news source, AllPuntland serves the interests of the "Somali nation". smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^You comparison is valid. Though while Allpuntland is a Puntland based media. Radio Shabble, serves the interest of the occupiers of the lower Shabbele region. Its all in the name.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this