Sign in to follow this  
xiinfaniin

Boosaaso Court releases 9 wadaads..

Recommended Posts

Boosaaso: Maxkamad Boosaaso oo sii deysay dad gaaraya 9 qof.

 

Boosaaso(AllPuntland)- Maxkamada Darajada Koowaad ee Magaalada Boosaaso ayaa maanta sii daysay dad gaaraya 9 ruux oo laga soo qabtey Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug markii lugu tuhmay in ay ka mid yihiin dad geystay dilal kala duwan.

 

Maxkamada ayaa dadkan ku weyday wax dambi ah ,ayna sidaas sababtey in lasiidaayo ,sida ay maanta ku dhawaaqday Maxkamada Darajada Koowaad ee Magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari waxa ayna Masuuliyiinta Maxkamadu sheegeen in aysan heyn cadeymo cad cad oo ay hayaan ,isla markaana Maxaabiistan diideen in ay yihiin kooxo amaan daro wadey.

 

Garsoorayaasha Maxkamada Boosaaso ayaa sheegay in Sharciga dawladda Puntland fasaxayo dadkaan maadaama aan lugu aheyn wax dambi ah ,ayadoo sheegtay in Laamaha Dambi baarista ee Puntland si deg deg ah uga dhaqaaqeen baaritaan ku sameynta dadkaan.

 

Sagaalkaan qof waxaa laga qabtey Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug ,ayago markaasi marayey Control-ka Waqooyi ee Magaalada Gaalkacyo waxaana la qabtey xili ay kacsaneyd Xaalada Magaalada Gaalkacyo ayna socdeen baaritaano ku aadan cidii ka dambeysay dilal qorsheysnaa oo ka dhacay Magaalada Gaalkacyo.

 

Ciidamada amaanka ee gacanta ku soo dhigey ragan maanta lasii daayey ayaa soo qabtey dadkan oo safrayay waxa ayna uga shakiyeen xiliga ay Magaalada ka baxayeen & heegan sare oo ay ku jireen ciidamada jooga Baraha laga soo galo & laga baxo ee Magaalada Gaalkacyo.

 

Sii deyntooda ayaa ka dambeysay saarida Maxkamadaasi & Qoraalo muhiim ahaa oo ay Maxkamada Boosaaso ka heshay Culumada ku dhaqan deegaanada Ismaamulka Puntland oo cadeynayey in aysan nimankan wax lug ah ku laheyn falalkaasi.

 

F. C. Geylan

AllPuntland

Share this post


Link to post
Share on other sites

This is a good development. With anger and negative sentiments running very hight in that part of somalia, the release of these men from Central regions is really a good sign...

 

These men were enroute to a Hargeysa nadwah, and were arrested right after the murder of Bixi ...

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^ :D:D

 

Waryee Libaax meesha caqli ma jiro awoowe...

 

Indhayare, what does the release of these men has to do with other brothers you refering to? We pray for thier release too if such arrest exists as you claim!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by xiinfaniin:

This is a good development. With anger and negative sentiments running very hight in that part of somalia, the release of these men from Central regions is really a good sign...

 

These men were enroute to a Hargeysa nadwah, and were arrested right after the murder of Bixi ...

Xiin,what if i tell you that you know the person who negotiated with the authorities in Bosaso? Miyaad ila yaabeysaa? smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by xiinfaniin:

^^
:D:D

 

Wax waalan!

You think i am kidding? L0L.

 

Qofka negotiate gareye waa qof aad school isla aaden adeer smile.gifsmile.gif

 

Dib u xasuuso(nimanka qoladoda) laakin magaca haa shegin fadlan smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this