Sign in to follow this  
xiinfaniin

Abtigiis Tolka

Recommended Posts

Bowdada markii aan ka jabay iyo boqonka taaggiisa

Bah Cillaamo goortay dhammaan igu dul booyaysay

Bah Sadhays inay baga itiri beerka ka ogsooni

 

Kuwii inay bariid iga cunaan ii bariidinayey

Ee aan buskood ila jeclayn iyyana beerka ka ogsooni

 

Adduun waa balaayee hadduu ii bogsado xooggu

Oo uu biixiyahay Eebahay kay isugu beego

Abaal bara, abaal badan, abaal iyo badh iyo dheerada

Midba kiisa kaan ugu bedeli beerka ka ogsooni

 

 

Super sonic exegesis of the firs order soon to come...maantoo kale baallaa iisoo baxa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Xabshida dalkii haysatee xaasaska xansuuqday

Xuduudaha intay soo marreen Xoogga nagu haysta

Ee hablihii xagxagteeye wada xalaalaystay

Iyo Xamaaliinta eey keensadeen in lala Xaajoodo

 

Oo Xanuunkii ummadda ay badeen xerro lagu tuuro

Oo Xabadka aan saarno oon is marxabbaysiino

Xanxanti iyo xiiso inaad u qabto waa xayyi la’aane

Xajadaasi waa mid xayndaaban oo xinnoow ka dhicisay

 

Wuxuu se xiinkuba ku xidhmi oodan isu xiijin

Xalaybaa xantii aan heloo xaalku waa hirig’e

Soo xoggsoo intii aadan xallan xeedhiyo findhaalka

Xabbad joojin uu xugmay Sheekhaa Xiiqsaninna

Xis-xanuun waatii laga qaadoo oo lagu xujoobaaba

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this