Sign in to follow this  
Duufaan

SHARIIF WENT YEMEN ALONE

Recommended Posts

Duufaan   

Shariif left Nairobi alone hastily. The news alarmed modisho. The voice of Hornafric radio reporter is quit exposed.

hornafrik.com/

Share this post


Link to post
Share on other sites

Starnge, Sharif went Yemen, and his main ally Qaynayre feels cheated. Of course Horn Afrik is worried their man Tooto and master Abdiqasin just might have changed things..

 

Guddoomiyaha Baarlamaanka oo qarka u saaran inuu ku biiro xubnaha Dowladda ee ku sugan Jowhar

 

Kadib markii in muddo ah oo ka badan sanad khilaaf u dhaxeeyay Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo Madaxweynaha Dowladda KMG ah C/llaahi Yuusuf ayaa hadda waxaa soo baxaya rajada laga qabo in Shariif Xasan wax ka bedelo mowqifkiisa hore isagoo qaati ka taagan wax qabad la’aanta xubnaha muqdisho ayaa sababtay inuu muujiyo weji furan oo uu kula heshiinaayo Madaxweynaha.

 

Waanwaan ay wadaan Wakiilada Yeman iyo Kenya iyagoo gacan ka helaya shaqsiyaad Soomaaliyed ayaa la sheegay in Shariif Xasan ogolaaday inuu wadahadal toos ah la yeesho Madaxweyne C/llaahi Yuusuf, wuxuuna ballan qaaday inuu shuruud la’aan la heshiin doono.

 

Ilo Wareed ayaa waxay xaqiijinayaan in Shariif Xasan ku dhawaaqi doono in la soo afjaray khilaafkii u dhaxeeyay isaga iyo Madaxweynaha ama isaga iyo Ra’iisal Wasaaraha.

 

Qaar ka mid ah Xildhibaannada ku sugan Xamar ayaa waxay sheegeen in Shariifku laga yaabo inuu ku biiro xubnaha Jowhar kadib marka ay wada hadlaan isaga iyo Madaxweynaha.

 

Hadal haynta ugu badan Magaalada muqdisho maanta ayaa waxay ahayd socdaalka kediska ah ee Shariif Xasan xalay ku tagay Magaalada Sanca ee dalka Yeman,iyadoo halkaasi ku sugan yahay Madaxweyne C/llaahi Yuusuf

 

Nuuradin Macalin Mukhtaar (Dinow) nuradin007@hotmail.com

Xafiiska Midnimo ee Muqdisho Soomaaliya

Midnimo Information Center wararka@midnimo.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^ I agree, the mistake on both sides has been that they thought they could survive on their own. The parliment must come together then there will a real hope of restoring peace and security.

Share this post


Link to post
Share on other sites

sxb

kulanka Madaxweynaha iyo Godoomiyaha baarlamaanka waa waji cusub oo u muuqda in uu sii xoojindoono dadaalkii STFG ugu jirtay soo celinta kaladambaynta iyo nabada dalaka hooyo.Bravo Sharif Hassan.

AVV Xabeeb . UAE Dubai

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this