abdikhadar

Nomads
  • Content Count

    38
  • Joined

  • Last visited

  1. Inaa lilaahi wa inaa Ilayhi raajicuun Madaxweyne dheh
  2. "An excuse for Ethios to move into new Somali terrotories" I agree Mr. Che-Guevara 100% waayo history is rebeating it self qofkii garanayaa garanaya.
  3. waa geed bixitaankiisu uu aad u degdegbadanyahay. aad u cagaaran deegaanka soomlidana waa geed ku cusub. Geed jirid weyn leh maahan sida geed Hindiga ama raqayga ama beedaanka, waxuu u egyahay geedha ka baxa wabiga jiinkiis ama kanaalada biyuhu maraan sida Fagooye oo kale. Maleeshiyaadka Ehiobiyaanka iyo kuwa dowlad ku sheega ayaa ka baqanaya in loogu dhuunto/gabdo mafa'y nin ku doona ku waa... Qaranimo doonku ha noolaado..
  4. "When there is a storm any port.... Xabeeb Dubai
  5. "When there is a storm any port....
  6. "Apparently our Soomaali name is dragged into a conflict with people and nation we have never had a word of disagreement with, let alone a fight." sxb U malaynmaayo ku biirid Somalia ku biirto urur aay leeyihiin wadamo daris la ah,dano aad u badani kala dhexeeyaan aay macanaheedu tahay in Somalia cadow u tahay Ereteria. Mana ka ratibmayso in aan ereteria cadow u nahay bal waxaaba suurtagal ah in aan dhexdhexaadino wadamada dhibaatadu ka dhaxeeyso oo si Regional ah aan u xalino , maadaama aan Umadaha ama waddamada kale uga xog-ogaalsanahay arimaha gobolka iyo waxyaabha laysku hayo. AVV Xabeeb, UAE Dubai
  7. sxb kulanka Madaxweynaha iyo Godoomiyaha baarlamaanka waa waji cusub oo u muuqda in uu sii xoojindoono dadaalkii STFG ugu jirtay soo celinta kaladambaynta iyo nabada dalaka hooyo.Bravo Sharif Hassan. AVV Xabeeb . UAE Dubai
  8. ASalaama calaykum wa raxmah Qallac Saxaafadeed, Mise Dan Bulsho: Bal Adba? Dhibaatada haysata DG puntland iyo qaybaha kale ee deegaanada soomaalidu degto, ee uu tooshka Af-soomaliga falkasan uu ku iftiinshay qalinmaalkanu, dhamaan mayso ilaa dadweynuhu gaaro heer uu la xisaabtamo dadka ay u xilsaarteen maamulwadaaga, kana gudbaan HEBEL IYO REER HEBEL. Garyaqaan Xabeeb , Dubai
  9. What ever name we give Necessity is mother of inventions we need hell lot of invetions.. i think the most urgent one is "political will"
  10. abdikhadar

    Polygamy

    AS warhmah all mem FARAX HATERS Club ! wonderfull club, i wonder how it works! any idea ?
  11. Innaa Lillaahi wa innaa ilayhu raajicuun Allaha u naxriisto marxuumadda ehelada iyo asxaabtana samir iyo iimaan ka siiyo.
  12. My time has come, I was born a small village called Wisil sixty Km away from Hobyo,an old city near Indian ocean, about age 8 or 9 I come to Mogadishu where I was raised and did my schooling, then Kenya about six to seven months, then Pakistan where I did my Bachelor and master degree, Islamabad, then I have been to Afghanistan-don't tell CIA ok, Egypt, Oman and now I am In Dubai UAE for the last one year, trying to win a good bread + caseer.
  13. Walaalayaal xijaabku waa mid ka mid ah calaamadaha lay nooga garto ama lay noo ka sooco ummadaha kale ee aan Islaamka ahayn, waana farad Allaah ku farad yeelay gabdha muslimada ah, xikmada Rabaani ahan ku fadhiya. Waxaana u dooray Alaah, Doorasho, qasab iyo xarago midna maahan ee waxaa ku farad yeelay oo ku xukumay Allihii abuuray gabadha muslimada ah.
  14. Rscals, Rogues , Mischiefs, Scandreals, Killers..and many more you can call them any name other then leaders and representitives of Somali people
  15. AS wr wb Salaan all brothers and sisters EID MUBAARK all of you sanadka sanadkiisa kale khayr iyo wanaagsan ku gaara.