Sign in to follow this  
djibsomali

BRACE YOURSELF ROUND 4 (cannibals v locals) in lalaland..

Recommended Posts

For those that are too busy or are being feed tales after tales of stories made during khat hallucination session.

In mirqaan land rivals clans have been beating the war drums but it seems some are oblivious.

The same people in north west somalia who not long ago set the record by setting road block and slaugthering 4 innocents travelers have had a so called meeting.

The outcome as follow are the vampire need more road bloc to set again an other record...

Let the war begin!!!!

 

Gabiley(Bnn)- Beesha deegaanka Gabiley (Reer Xareed) oo 18 October 2009 shir ku yeeshay deegaanka Ceelberdaale, ayaa soo saaray go’aamo calculus oo nuxurkoodu yahay inay qaadi doonaan tallaabo kasta oo ay ku soo ceshanayaan dhulka ka maqan, maadaama xukuumadda madaxweyne Rayaale ku fashilan tahay fulinta go’aamadii Golaha Guurtida.

 

 

 

Go'aamada ay soo saarayn Beesha Reer Xareed ayaa u dhignaa Sidan:-

 

 

“Beesha Reer Xareed ayaa shir ballaadhan ku yeeshay degaanka Ceelbardaale taariikhdu markay ahayd 18/10/2009, shirkaas oo la iskaga yimi miyi iyo magaaladaba oo laga wadahadlayey sidii loogu hawlgali lahaa dhulka beesha ka maqan, taas oo ay ka caddadaaladda waayeen xukuumadda maanta dalka ka talisa, kadib markii Guurtidu ay laba xukun oo ka soo saartay degaanka Ceelbardaale, xukuumadduna iska dhagatirtay fulinta xukunkaas, isla markaana beeshu waxay go’aansatay qodobadan hoos ku qoran;

 

1. In beeshu ku dhaqaaqdo tallaabo kasta oo ay dhulkooda maqan ku soo ceshanayaan, maadama ay xukuumaddu ka baaqsatay go’aanka Golaha Guurtida.

 

2. In aanay beeshu u dulqaadan dooni intii ay hore u dulqaataeen iyo qodobo kale.

 

Waxa kale oo ay beeshu baaq u diraysaa shacbiga reer Somaliland, golayaasha sharci-dejinta, salaadiinta, culima’udiinka iyo waxgaradka iyo dhammaan inta danaysa nabadda inay ka hortaagaan masiibadda halkaas ka soo socota ee uu masuulka ka yahay Ina Rayaale Kaahin. Cuqaasha iyo odayasha baaqa soo saaray.”

 

Magacyada cuqaasha iyo Odayaasha baaqaas ku saxeexnaa waxay kala yihiin;

 

Chief-caaqil Aw Yuusuf Magan Faarax, Caaqil Aadan Cilmi Ceelaabe, Caaqil Gaydh Cige Geelle, Caaqil Ibraahim Abraar Mixile, Oday Xaamud Xirsi Tubeec, Oday Cumar Barkhad Bullaale, Oday Maxamed Xadi Wacays, Oday Cabdixakiim Cumar Maxamed, Oday Xasan Aw Xuseen Cabbaase, Oday Cismaan Miigane Suldaan, Oday Cabdillaahi Axmed Caynaan, Oday Ismaaciil Nuur Dhinbiil, Oday Axmed Macallin Bashiir, Oday Maxamed Maal Raabbi, Oday Cabdillaahi Sheekh Axmed Muxumed, Oday Maxamuud Taani Geeddi, Oday Haybe Cali Khaliif, Oday Cabdillaahi Warsame Cumar, Oday Daa’uud ***** Xaaji, Oday Cumar Muxumed Sanyare.

 

source

Share this post


Link to post
Share on other sites

Cannibales (dadqalatoo) are those cowards who set road bloc and slaugther 4 civilians.

These 4 civilians were unrelated and not even remotly connected to any faction.

Apart maybe they share a common unbrella name connecting one an other to the 20th tribe name.

 

imagine mr somalia being killed just being somalis while your were travelling in peace.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qudhac   

^^^^^

the defeated lot are those who have never tasted the glory of victory in battlefield, those who only know how to turn tail and run.

 

in other words you and your ilk, there is no getting rid of this tag boy.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Obviously you are talking about the SNM, who came to the game at the end of the Barre days, but used to sing him sweet tunes, when other men were facing the whole army. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this