Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Ciidamadii Itoobiyaanka Oo ka Guuray Buuhoodle

Recommended Posts

Ciidamadii Dalka Ethiopia ee afartii bilood ee lasoo dhaafay ku sugnaa Buuhoodle oo ka guuray

 

 

Waxaa magaalada Buuhoodle ee xarunta Gobolka Cayn ka guuray ciidamadii Dalka Ethiopia ee ku sugnaa afatrii bilood ee ugu danbayay ciidamadaas oo uyimid sidii amaanka xuduudaha dalka Ethiopia ay wax uga qaban lahaayeen una adkayn lahaayeen amaanka.

 

 

Ciidamadan ayaa waxa ay gaysteen intii ay ku sugnaayeen deegaankaasi oo ay ku lahaayeen xerooyin ciidan caqabadooyin waa wayn oo ay ku keeneen isku socodka dadka shacabka ah ee dega kilinka shanaad ee Dalka iyo Ethiopia iyo deegaanka Buuhoodle oo ay ka dhaxaysay ganacsi.

 

 

 

Ciidamadan ayaa waxaa si wayn uga soo horjeestay intii ay ku sugnaayeen dhanka Galbeed ee deegaanka Buuhoodle dadka shaabka ee Gobolka Cayn iyago cabashooyin koodana ugudbiyay Dawlada dhexe ee Dalka Ethiopia oo usoo dirtay deegaankaasi saraakiil arimahaasi ukuur gasha waxna ka qabata.

 

 

 

Dadka deegaanka Gobolka Cayn iyo Dawlada Ethiopia ayaa waxa ugu danbayntii ka wada hadleen xaalada ciidamada ku sugan aagaasi iyo sida wax looga qaban karo caqabada ay kuhayaan shacabka deegaanka taas oo ugu danbaytiui ay ka gaadheen guulo.

 

 

 

Mar uula hadlayay qaar kamid ah dadka deegaankaasi sarkaal ka socda Dawlada Ethiopia mar ay shir wada yeesheen saraakiil ka socda Dalka Ethiopia iyo wafduud ka socda SSC ayaa waxa uu usheegay in bilihii ugu danbeeyay ee maamulka Somaliland gacanta ku hayay Gobolka Sool ay joogsadeen wararkii laga soo sheegi jiray deegaankaasi kaas oo ku saabsanaa in ONLF ay dhexmarto deegaanka SSC ayna wararkaasi sheegi jireen Puntlanda ayna hadda ******** in deegaankaasi uusan waxba ka jirin.

 

 

 

 

 

Afnugaal News Desk

Share this post


Link to post
Share on other sites

Mar uula hadlayay qaar kamid ah dadka deegaankaasi sarkaal ka socda Dawlada Ethiopia mar ay shir wada yeesheen saraakiil ka socda Dalka Ethiopia iyo wafduud ka socda SSC ayaa waxa uu usheegay in bilihii ugu danbeeyay ee maamulka Somaliland gacanta ku hayay Gobolka Sool ay joogsadeen wararkii laga soo sheegi jiray deegaankaasi

Share this post


Link to post
Share on other sites
LANDER   

I'm not 100% sure but I thought that city had two sides, one of them falling on the Ethio side of the border.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this