Sign in to follow this  
Gabbal

Armed Kismaayo admin first to stand agaisnt Shiekh Shariif and the election.

Recommended Posts

Gabbal   

Maamulka islaamiga ee gobolka J/hoose oo si weyn uga soo horjeestay dowladda uu hogaaminayo Sheekh Shariif Sheekh Axmed.

 

Maamulka islaamiga ee gobolka J/hoose oo si weyn uga soo horjeestay dowladda cusub ee uu hogaaminayo madaxweyne Sheekh Shariif Sheekh Axmed.

 

 

 

Shirjaraa’id oo ay si wada jir ah ugu qabteen xarunta Magaalada Kismaayo maamulka islaamiga ee magaaladaasi gudoomiye ku xigeenka maamulka islaamiga ee magaalada Kismaayo Cabdi Qani Max’ed Yuusuf iyo madaxa warfaafinta sheikh Xasan Yacquub ayay kaga hadleen doorashadii madaxweynaha Soomaaliya loogu magacaabay Sheekh Shariif Sheekh Axmed.

 

 

 

Maamulka ayaa waxaa uu si weyn uga soo horjeestay dowladda habeenkii jimcaha lagu yagleelay magaalada Jabuuti sida uu warbaahinta u sheegay gudoomiye ku xigeenka maamulkaasi C/qani Max’ed Yuusuf oo sheegay in dowladda Jabuuti lagu soo dhisay ay la mid tahay tii 2004-ta lagu dhisay magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya.

 

 

 

C/qani ayaa waxaa uu intaa ku daray in Sheekh Shariif uu xiligii hore ku dhawaaqi jiray in la sii wado Jihaadka islamarkaana haatan uu ku biiray dowladii uu jihaadka kula jiray,waxaana uu intaa raaciyay in aysan jirin wax isbadal ah oo ku yimid dowladda KMG ah.

 

 

 

Maamulka islaamiga ee magaalada Kismaayo ayaa sheegay in uu sii socon doono dagaalka jihaadka ah,waxaana uu C/qani ugu baaqay shacbiga Soomaaliyeed in ay gacanka siiyaan sida uu yiri sidii dagaalka loo soo wadi lahaa.

 

 

 

Sidoo kale Sheeklh Xasan Yacquub oo ah madaxa warfaafinta maamulka islaamiga ee magaalada Kismaayo oo isna shirkaasi jaraa’id ka haadlay ayaa si weyn u weeraray siyaasada beesha caalamka eek u aadan Soomaaliya isagoo xusay in beesha caalamku ay ku fashilantay siyaasada Soomaaliya taasi oo cadayn u ah buu yiri in markasta ay soo dhisaan dowlad aysan shacbiga Soomaaliyeed ku qanacsanayn oo waqtiga looga luminayo.

 

 

 

Arintaan ayaa waxaa ay noqonaysaa diidmadii ugu horeysay ee ka soo yeertaa qaar ka mid ah maamulada islamiga taasi oo ka dhan ah madaxweynaha la doortay ee Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo dowladiisa.

 

 

 

 

 

Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Meiji   

Nor Sh.Shariif nor SH.Yacuub is in the interest of the people of Kismaanyo.

 

Both sheikhs are fighting their own war, and as such Kismaanyo and Somalia are the playing field, and the people the sitting ducks between these opposing forces.

 

 

I honestly dont see any difference between the individual-oriented and ill-defined agenda's politics during the warlord era and the current politics.

 

Back then it was ''chairmain of Jabhad'' or ''selfstyled governor of a city/region'' opposes the action of ''hebel this or that''.

 

It is truelly tragic for Somali masses to find themselves in such an undesirable position.

 

Let us hope that the people of Kismaanyo, and in general the Somali people, will be freed from the grip of the competing forces, and will stipulate their own future, and take responsibility for their own lives and society.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Meiji   

HornAfrique,

 

Isn't it time for Southern regions and Somali people to be freed from the grip of opposing forces?

 

What interest do the people have in wars that are been waged on their back by different forces?

 

Back then, the opposing forces were warlords, now they are war-wadaado.

 

We should worry more about local administration that is built by the people, and as such operates for the interest of the people.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

many will claim to be against the Sheikh and his adminstration and runtii Soomaali oo dhan lama qancin karo.

 

All he should do is that he rules in justice and persues reconciliation.

 

Warlords once ruled most of the South and they are history now these wadaads should know if they keep on becoming an obstacle to the peace that they could follow their path unless they change their attitude.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Coloow   

Come on guys!!!!!!

 

According to many people, Kismayo is relatively peaceful (save the PR blunders of those in charge; demolishing of graves, the killing of a warlord, "stoning" "banning qaad"; ). Why should the people of Kismayo welcome a parliament that has subjected them to 17 years of death and destruction? Why should they welcome a 4,5 system when they have their own system that has ensured the return of peace?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Meiji   

Originally posted by [Waranle]:

Come on guys!!!!!!

 

According to many people, Kismayo is relatively peaceful (save the PR blunders of those in charge; demolishing of graves, the killing of a warlord, "stoning" "banning qaad"; ). Why should the people of Kismayo welcome a parliament that has subjected them to 17 years of death and destruction? Why should they welcome a 4,5 system when they
have their own system that has ensured the return of peace?

Bro,

 

Honestly, is restoration of peace your yardstick for progress?

 

Kismaanyo was peacefull under the rule of warlord Hiiraale, despite injustices been commited. All major conflicts over the control of the city happened outside of the city, so technically Kismaanyo city itself and its inhabitants lived in relative peace and stability (9 years of warlord rule and administration).

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Waranle...horta askarta shabaab ee fulisey xukunnada iyo madaxdoodaba, kuwa jooga Baydhabo iyo meelo kale oo Soomaaliya joogaba..........Weli wejigooda ma qarsoon yahay (Do they still protect their identity and cover their face) because that will say alot how can someone who is covering their face and who CANNOT freely walk around with a smile rule a place? weligood ma sidaan bay ku jirayaan iyo madax-****olasho horta anigu waan yaabee, qof aan la aqoon oo madax qarsoon dal ma xukumi karaa? Mise annaga nalaku ciyaarayaa oo lamaba kala yaqaan kan wax hoggaamiya iyo kan kale?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this