Sign in to follow this  
Maaddeey

MP surrendered to Shabaab: a blow to TFG

Recommended Posts

The Zack   

He won't be missed either, mid kalaa lagu baddali. People come n go, we should worry about the principles and the rule of law we have.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Originally posted by Maaddeey:

^Dawlad 'saqiirkeed & kabiirkeed' wada 'nobody' yihiin, maxay sheegi?
:D

Hadaba ma waxaa 'somebody' ah kuwa ummadii cunaha qabtey.

Maadey malmaha tiirso yeasan xisabta ka dhumin.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Juje, sxb Booto badnidaa, ma 2006-kii bey ka darnaan doontaa??, Taangiyada Amisom miyaad isku halleyneysaa??, Badbaado wadadiisa soo raac, anaa Sh. Cali Dheere kaala hadlaayoo kuu ballanqaadaayo inaan lagu qaline smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Originally posted by The Zack:

^dowlad la'aan bey dhaantaa. Waxey kaloo dhaantaa urur rabo inuu xoreeyo ilaa alaska oo dagaal inuu ku jiro waligii caddeeyay.

Walaal The Zack, nin tarbiyyah Islaamiya leh ayaan kuu heystaa (according to some of ur post)ee hadalkaas dad iska dhicinta ah jar yuusan kaa tuurin, ma in Alaska la xoreeyaad ka xuntahay?, mase in Dagaal lagu jiro?

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Maaddey, thanks for your compliment there but what I said on this post are facts. Al-shabaab ideology ahaan markii hore ma xumeen oo urur xoreynta waddanka hooyo u istaagay bey ahaayeen, haddase cid ay u af duuban tahay lama yaqaano oo strategy-yada dhan baa ka hallowday. Waxaan aaminsanahay haddii strategy Somalinimo ku jirto ay ku socon lahaayeen ayagoo gaalada waddanka soo gashay la jihaadayo waddanka dhan wax yar bey ku qaban lahaayeen, meesha ay xeedhada iyo fandhaalku ka kala dhaceen waa:

 

1-Markey yidhaahdeen Somaliyaba uma dagaalameynee waxaan u dagaalmeynaa aduunka oo dhan oo hadii xitaa somalia aan ku guuleysanno waan sii soconeynaa - Waxeyna dadka Somaliyeed wakhtigan la joogo aysan awoodin in shanta loo galiyo ma aha, danna nooguma jirto haddii xaqiiqada laga hadlayo

 

2- Markey qofkii somali ah ee ka hor yimaaddaba ay dhaheen waa GAAL.

 

3- Markey bilaabeen iney is qarxiyaan - xittaa haddey dafiraan qarixii shamow, kii beledwayne wey caddeysteen

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

The Zack,

 

Waxaad sheegeyso wax waa ka jiraan, sidaad u sheegeysose ma wada aha, Shabaab ceeb ka samiil maaha, lakin Sawirka Guud fiiri, Jabkooda yey farxad gelineysaa marka ugu horreeysa, waxay u taaganyihiin waa ISLAAM, qaladaad ha isaga dhex jiro, lakin haddii hawshaas wayn ee ay galeen ee lagu cidleeyee loogana soo horjeestay, qasab waxa ah in tadharruf & colleytan badan imaanayo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this