Sign in to follow this  
Liibaan

Wasiirkii hore ee Ganacsiga PuntlandFaroole Wuxuu Necebyahay Beesha SSC

Recommended Posts

Liibaan   

Bilan,

 

Walaal, cida dabka la wareegasana waa Faroole, and yes it will not help Puntland

 

SSC mahaa urur, waa maamul iyo hogaan ee sameesteen shacabka SSC ku nool

 

Faroole asagaa bilaabay dagaal inuu ku qaado hogaanka iyo shacabka SSC, markaa Faroole asagaa idaacadaha ka sheegay inuu burburin doona iyo dumina doona hogaanka iyo shacabka SSC, waayo waa argagaxiso

 

 

Shacabka SSC ma aqbalayaan in Faroole iyo Maamulkiisa Puntland dumiyaan hogaanka iyo maamulka SSC

 

 

Faroole dagaal aad u weyn ayuu kula jiraa maamulka SSC, waxuuna rabaa inuu dumiyo SSC, markaa ma dhici kartaa in aad adigu caqli yar isticmaalasid ama aad waxba la socon

 

 

Faroole asagaa fitnada ka shaqqenaya, oo dadka isku diraya, haduu Faroole dhaho SSC waan duminayaa, dee hadii ladhaho Maamulkiisa Puntland waa la duminayaa, Faroole ayaa masuul ka ah

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Originally posted by Xaji_Xunjuf:

bilan dee xaglajifiye laftigisa ayaa caqli yar,, marka dadka tageersan ba maskaxdoodu wey koobnanaysa ma fahantay

xunjuf,

 

Siilaayo, Riyaale, Waraabe iyo dadka taageersan ayaaa ah dad walaan oo jiran

Share this post


Link to post
Share on other sites

Libaan cry me a river xagla jifiye is a nurse from ohio and his leadership skills are limited , all he can do is brag how bad the pirate state is ,and how they politically abused him.

But he is your nurse I hope he will save you From the bad evil Somaliland Boogeyman :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this