Sign in to follow this  
Meiji

confused Islamists: Does this make sense to you guys?

Recommended Posts

Kamaavi   

Odweyne,,

 

saxiib meel aaan loo baahneyn ayaad abartay. Adoo mahadsan mar kale dib u akhrri

waxa aan kaa hadlaynay.

 

Fahanku waa shay qaali ah. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

Originally posted by Cige:

Ninka Xamar xukumaa reerka u haraya ... ninka madaxtooyada ku xabbisanina ama wuu tegi oo yugaadheeskuu raaci ama meeshiisaa lagu qaban

Horta inta aadan hordhicin xoog iyo xeelad in ayna kala maarmin aan is la garano.

Xamar iyada meel inoo dhig. Macno ka ahaan ninka roon reerka haa u haro maxay

ka dhigantahay?

 

Su'aasha say tahay u wajah.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this