Sign in to follow this  
General Duke

Caabud-Waaq: Local Clans take over/Clan Courts control it?

Recommended Posts

Degmada Caabudwaaq oo ay gacanta ku hayaan ciidamada deegaan ka kadib.

 

Allmudug.com 24-11-06:- Waxaa dhawaan gaaray Degmada Caabudwaaq dad ka soo jeeda deegaankaas oo gacan saar la leh Maxkamadaha Muqdisho iyadoo isla markiiba ay isaga bexeen halkaas xubnihii ka socda maxkadaha iyo gaari kuwa somalidu utaqaan Cabdibilayaasha oo ilaalo u ahaa xubnaha yimid dad ku sugan degmada caabudwaaq oo shabakada allmudug xiriir la samaysay ayaa u xaqiijiyay inay isaga laabteen halkaas kadib markii dadka deegaanku aad uga caroodeen imaanshiyaha aan lagu wargalin kadibna ay ciidamo aad uhubaysan oo ka socda deegaanku saldhig ka samaysteen Taliskii ciidanka Boliska ee Degmada Caabudwaaq.

 

Ciidamada deegaanka ayaa u qabtay wax ka yar 6 saac inay kaga baxaan Degmada raga yimid taasoo ku khasabtay inay isaga laabtaan Degmada caabudwaaq ilahan oo ku sugan Degmada Caabudwaaq ayaa shabakada allmudu usheegay inay hada xaaladu dagan tahay kadib markii ay qoladii soo gashay ka bexeen magaalada.

 

Dhanka kale arintan ayaa ku soo beegmaysa xili maxkamaduhu ay sheegteen inay gacanta ku hayaan degmadaasi arintaas oo ah arin ay si wayn uga keceen dadka deegaanku marka dhinacyo badan laga eego sheegashada maxaakiimta iyo xaqiiqada deegaanka kajirta waxaad moodaa in arinta maxaakiimtu isugu soo ururtay oo qura warar dacaayada oo la faafiyo iyadoo ninka cagawayne la baxay uu sheegtay in ciidamadiisu gacanta ku hayaan halka maalma kahorna uu sheegtay inuu gacanta ku hayo Magaalada Galkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug.

 

 

 

Cabdinuur Mohamed Seeraar

 

qalay2005@gmail.com

 

Xafiiska wararka Allmudug.com Galkayco.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ciidamada Maxkamadaha Islaamiga oo la wareegay gacan ku heynta Degmada Caabud-waaq.

 

Muqdisho, Jimco, 24 Nov 06 Simba Radio

 

Ciidamada Maxkamadaha Islaamiga Soomaaliyeed oo ku hubeysan 30 Gawaari Dagaal ayaa si nabad-galyo leh ula wareegay Degmada Caabud-waaq ee Gobalka Galgaduud.

 

Afhayeen Maxkamadaha Islaamiga ee Gobolada Dhexe Max'ed Max'ud Jimcaale “Cagaweyn” oo Idaacada Simba khadka telefoonka kula xiriirtay isagoo ku sugan Degmada Caabud-waaq ayaa sheegay in saakay saddex saac ee halkaasi gaareen. ??????

 

Afhayeenka Maxkamadaha ee Gobolada Dhexe, ayaa sidoo kale sheegay in horey halkaasi joogaan ciidamo tiro yar oo ka tirsan Maxkamadaha Islaamiga Soomaaliyeed, isagoo sheegay in lagu wareejiyay Saldhiga Caabud-waaq iyo guud ahaan qeybaha kala duwan ee deegaankaasi.

 

Afhayeenka ayaa sidoo kale sheegay iney jiraan dad ka soo horjeeda Maxkamadaha Islaamiga sida Dadweynaha ka ganacsada Qaad iyo kuwo kale, balse waxuu sheegay Sharciga Islaamka deegaanadaasi ku dhaqi doonaan.

 

Si kastaba ha ahaatee, Ciidamada Maxkamadaha Islaamiga ayaa lagu wareejiyay guud ahaan gacan ku heynta Degmada Caabud-waaq.

 

 

 

Simba Media Center , Mogadishu

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Duke-

 

Over 60 odayaal dhaqameed led by Suldaan Saciid Shoobare have met with the Courts and told them to leave because they do not want a fight in their city, do not want hostilities, do not want anything that can disrupt the peace and security of their city.

 

The old men then took members of their own respective sub-clans and kidnapped (literally) any members of their subclan that were walking around or seen in Caabudwaaq that were members of the Courts. That is when the ICU army led by Cagoweyn set in.

 

My last update was the tension is so high, the women and children where being evacuated from the city. Calls in the street were any clash that starts in Caabudwaaq will finish in the streets of Cadaado and Dhuusa-mareb.

 

The audacity of the Courts is so amazing. They are telling the people of the deegaan to "jooga, axmaarada guryahiina ka cesheda" meaning we came to Caabudwaaq to get forced support because of problems that occured during our earlier sabre-rattling. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^^

That is when the ICU army led by Cagoweyn set in.

 

Thats the part I do not get, the man who was unable to go to South Galkacyu his own home town dares to attack Cabud-Waaq, these people are getting crazier by the minute.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

I think the neutrality of Caabudwaaq and its members nationally hurt her this time. These people are about force, absolutely no respect towards neutrality.

 

I am more surprised about the men of Caabudwaaq that legitimately brought the battle zone that reer Caabudwaaq do not deserve and did not call for to their own homes. Cago-weyne will go back to his house soon, where will they go back? Who will they live among the rest of their lives?

 

Cago-weyn iyo xulafadiisa malagoodee soo doonteen.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by HornAfrique:

I think the neutrality of Caabudwaaq and its members nationally hurt her this time. These people are about force, absolutely no respect towards neutrality.

 

LooooooooL....Hada ba baraarugtay. I have always wonder how you envision Hiiraale being a neatral between the TFG and the Courts. We know how that ended.

 

I guess it will be now between the Courts and the Tigray.Lets pick one ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^If your choice is the Tigray, then you really don't have much say in your future, they decide your faith. And we all know how kindly and fairly the highlanders treat the eastern and southern citizens of the horn.

 

But it is the courts, you are able to shape your the future of your country, and won't be relegated to infinite serfdom.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Like the way they treat the people in Lower Shabbele, right?

 

Simplistic arguments have no place in the real world. A clan supported by Eritrea is trying to hoodwing everyone, saxib theirs is a policy of agression and clan centric politics.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^No one will occupy Somalia neither the Ethiopians nor the Eritreans, its a fight for supporting your ally.

 

The excuse of faith and anti-Tigray is running its course.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this