Sign in to follow this  
QabiilDiid

Within the next 48 hours, the tigren cockroaches will be smoked out from the Somali s

Recommended Posts

A major assault will be lunched against the invading tigrean militia in the next 48 hours. The UICS MUJAAHIDIINS will no longer be engaged in defensive tactical mood.

 

23-12-2006

Iidaale oo dagaal qaraar ka soconayo iyo Maxkamadaha oo ku dhawaaqay in 48-saac….

Email this Print this MOST POPULAR PDF version XML version TXT version

 

 

 

 

Dagaallo xooggan ayaa maalintii shanaad ka soconaya degaano ka tirsan gobolka Bay, kuwaasoo ay isaga soo horjeedaan ciidamada Maxkamadaha Islaamiga iyo ciidamo Itoobiyaan ah oo difaacaya dowladda KMG.

webmaster@goobjoog.net

Wararkii ugu dambeeyay ee dagaaladaas naga soo gaara ayaa sheegaya in saakay dagaalka uu si qaraar ugu socdo deegaanka Iidaale oo 60-km u jirta dhinaca Koonfur galbeed kaga aadan magaallada Baydhabo ay dhaliyeen qasaare baaxad leh oo naf iyo maalba leh, iyadoo aaga Deynuunaay oo maalmihii hore dagaalo aan horey Soomaaliya uga dhicin oo cul culus ka dhaceen ay iminka xaaladeedu degan tahay.

 

Dagaalka oo la isu adeegsanayo hubka cul culus iyadoo madaafiicda ay is weydaarsanayaan ay si xooggan uga dhaceyso deegaanka Iidaale, sida uu inoogu soo waramayo weriye madax bannaan uu ku sugan halkaasi, waxayna sheegeen mas’uuliyiin Maxkamadaha Islaamiga ah in dagaalka uu sidii xalay ka qabow yahay uu ku kooban yahay madaafiic ay isu adeegsanayaan oo keliya.

 

Maxkamadaha ayaa intaa ku daray in dagaalka xooggiisa uu saacadaha soo socdo uu bilaaban doono, iyagoo ku dhawaaqay in 48-ka saac ee fooda nagu soo heyso ay qaadi doonaan dagaal weyn oo ka dhan ah ciidamada Itoobiyaanka.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this