Sign in to follow this  
Xudeedi

Shir ka dhacay degmada Dhahar oo looga arinsaday hirgalinta cashuuraha

Recommended Posts

Xudeedi   

A formal meeting between the traditional authority and Maakhir administration marked the first agreement implementing a taxation system in Dhahar and to sustain the common defense and protection of the local environment--depleted over the years by heavily armed charcoal profiteers. A committee of experts was assigned for the tax strategies.

 

Shir ka dhacay degmada Dhahar oo looga arinsaday hirgalinta cashuuraha oo uu qaadayo Maamulka Maakhir Dec/28/2007

2256.jpg

 

Dhahar:- Shir maanta ka dhacay magaalada Dhahar oo ay usugu yimaadeen wax garadka deegaankaas ayaa waxaa looga arinsaday sidii loo hirgalin lahaa cashuuraha, loona joogteyn lahaa ilaalinta deegaanka iyo joojinta gubida dhirta dhamaan deegaamada Maakhir.

 

Shirkan ayaa waxaa hadal ka jeediyey aqoonyahanada deegaanka waxaana laga soo saarey in wada hadal dambe la isaga yimaado bisha soo socota ee sanadka cusub, iyadoo la isla meel dhigay qaabkii canshuurahaas loo hirgalin lahaa. Gudi loo xilsaarey in ay soo diyaariyaan “tax strategies” qaabka loo qaadi doono canshuuraha ayaa sheegay in ay rajo wanaagsan ka qabaan canshuurta iyo hirgalinteeda taasoo laga qaadi doono degmada Dhahar iyo 18 tuulo oo hoos yimaada, wuxuu gudigu intaasi raaciyey in canshuurahaasi ay dadka dib ugu noqon doonaa, oo iyaga wax loogu qaban doono.

 

Arintan haday hirgasho ayaa waxay noqondoontaa markii ugu horeysay ee Degmada Dhahar laga hirgaliyo canshuur uruurin tan iyo waqtigii ay dowlada dhexe burburtey ee 1991, taasoo keentey dib u dhac badan ku yimid dhamaan deegaamada gobolka Sanaag.

 

Dhahar Online

Share this post


Link to post
Share on other sites

Good development ............ I hope they'll make it and protect the environment.

 

 

been really long time since i was there .... time to visit i guess

Share this post


Link to post
Share on other sites

loooooooooooooooooooooool ,, i've just noticed that the photo is taken in 2006

 

 

I need the link yaa general maakhirian :D

 

 

i hope it is not an old story ,,,,,, looool

Share this post


Link to post
Share on other sites
A.J.   

Lol, JB,

 

I overlooked it first time as well, I hope Maakhirian hasnt forgotten to photoshop the picture in his attempt to pull to wool over peoples eyes

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this